Tafsiirkeenii (*Al-Fawaa'idul-Qur'aan سورة الفاتحة Oo Dhan*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Tafsiirkeenii (*Al-Fawaa'idul-Qur'aan سورة الفاتحة Oo Dhan*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Walaal Yurubka dhagaysta oo iska xir cajalka deg degaaa
الْحَمْدُ لِلَّـهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ﴿٢﴾
Mahad dhamanteed alleha caalamkaan abuuray ayeey u sugnaatay
Allaha naxariista naxariista guud iyo mida gaarkaaba
٤﴾مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ﴿
boqorka maalinta qqiyaame
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ﴿٥﴾
Adiga kaliyaan ku cabudaynaa adiga kaliyaana ku kalma waydiisanaynaa
nagu hanuuni jidka tiisan
صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ﴿٧﴾
jidkaasoo aad aad ku hanuunisay kuwaad u nimcaysay korkooda
Kuwaasoo Kuwa Loo Carooday Qayrkood ah Iyo Kuwa dhumay qayrkood
Macnaha rabiyoow kuwa loo carooday iyo kuwa dhumay midna jidkoda ha namarin
Tafsiirkeenii (*Al-Fawaa'idul-Qur'aan سورة الفاتحة Oo Dhan*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Tafsiirkeenii (*Al-Fawaa'idul-Qur'aan سورة الفاتحة Oo Dhan*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah