Waajibaat Al-MuxatimaatQ12

1
Friday October 03, 2014 - 10:06:13 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 8543
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 13
  • 25 3
  • Share via Social Media

    Waajibaat Al-MuxatimaatQ12

    ALlahu akbar Alle mahad leh ku waafajiyay in aad baranayso tawxiitka iyo waxyaabaha aislaanimadu ku sugnaato alxmdulilaaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu akbar Alle mahad leh ku waafajiyay in aad baranayso tawxiitka iyo waxyaabaha aislaanimadu ku sugnaato alxmdulilaaah








اَلْنِفَاْقُ نَوْعَاْنِ: اِعْتِقَاْدِيٌ وَعَمَلِي لْنِفَاْقُ اَلْاِعْتِقَاْدِيُ:

Munaafaqnimadu waa labo nooc: ictiqaadi iyo Camaliy (mid caqiido ahaan loo nisbeeyey) iyo mid camali ah (mid acmaal ahaan loo nisbeeyey. 

سِتِةُ أَنْوَاْعٍ صَاْحِبُهَاْ مِنْ أَهْلِ اَلْدَرْكِ اَلْأَسْفِلِ مِنَ اَلْنَاْرِ:

Nifaaqa ictiqaadiga ah: waa 6 nooc, lixdaas qofka u saaxiibka( ku sifaysan) ah wuxuu ka mid yahay dabaq ehelkiisa, dabaqaas oo aad u hooseyn badan, dabaqaasoo naarta ka mida.

اَلْأَوَلُ: تَكْذِيْبُ اَلْرَسُوْلِr.

Nooca 1aad: Waa Beeninta rasuulka csw

اَلْثَاْنِيْ: تَكْذِيْبُ بَعْضِ مَاْ جَاْءَ بِهِ اَلْرَسَوْلُ r.

Nooca 2aad: Waa Beenin shay qaarkiisa wixii rasuulku csw la yimi. 

اَلْثَاْلِثُ: بُغْضُ اَلْرَسُوْلِr.

Nooca 3aad: Waa rasuulka csw oo loo caroodo.

الرابع: بُغْضُ بَعْضِ مَاْ جَاْءَ بِه اَلْرَسُوْلُ r.

Nooca 4aad: Waa u caroon shay qaarkiisa oo ah wuxuu rasuulku csw la yimi.

الخامس: اَلْمَسَرَةُ بِانْخِفَاْضِ دِيْنِ اَلْرَسُوْلِ r.

Nooca 5aad: ku farxida hoos u dhaca diinta rasuulka csw 

السادس: اَلْكَرَاْهِيَةُ بِانْتِصَاْرِ دِيْنِ اَلْرَسُولِ r.

Nooca 6aad: inuu necbaysto ruuxu rasuulka csw diintiisa inuu gargaarsado.

اَلْنِفَاُق اَلْعَمَلِيْ:

Nifaaqa camaliga:

اَلْنِفَاقُ اَلْعَمَلِيْ خَمْسَةُ أَنْوَاْعٍ. والدليل قوله r: « آيَةُ الْمُنَافِقِ ثَلاثٌ إِذَا حَدَّثَ كَذَبَ ، وَإِذَا وَعَدَ أَخْلَفَ ، وَإِذَا اؤْتُمِنَ 

خَانَ » وفي رواية: «وإذا خاصم فجر، وإذا عاهد غدر وَإِذَا عَاهَدَ غَدَرَ وَإِذَا خَاصَمَ فَجَرَ. ».

Nifaaqa camaliga ah waa 5 nooc:Daliilkuna waa hadalkii rasuulka csw: « calaamada munaafaqa lagu garta waa 3: Markuu sheekaynayo been u sheega, Haduu balan qaadana wuu ka baxa iyo hadii la aaminana wuu khiyaana» waxa weriyey bukhaari (33) iyo muslim(59) riwaayad kalena waxa ku sugan: « marku doodayana faajirnimo ayuu sameeya ( sida xaq lagu leeyahay buu inkiraa ama xaq uusan lahayn buu shegta) iyo cahdi haduu galana wuu khayaameeya.

مَعْنَىْ اَلْطَاْغُوْتِ وَرُؤُوْسِ أَنْوَاْعِهِ

Daaquutka macnihiisa iyo noocyada madaxdooda: ( Dhaaquutka waxa la dhaha wax kastoo Alle qayrkiisa ah oo la caabudo).

اِعْلَمْ ـ رَحِمَكَ اَلْلَهُ تَعَاْلَىْ ـ أَنَ أَوَلَ مَاْ فَرَضُ اَلْلَهُ عَلَىْ اِبْنِ آَدَمَ اَلْكُفْرُ بِالطَاْغُوْتِ وَالْإِيْمَاْنُ بِاللَهِ، وَالْدَلِيْلُ قَوْلُهُ تَعَاَلَىْ: 

Ogow Alle haku naxariiste: ilaah waa sareeyaaye: shayga ugu horeeya ee Alle ku waajibiyey bini aadamka waa ku gaaloobida dhaaqutka lana rumeeyo  Allaah.

]وَلَقَدْ بَعَثْنَا فِي كُلِّ أُمَّةٍ رَسُولًا أَنِ اُعْبُدُوا اللَّهَ وَاجْتَنِبُوا الطَّاغُوتَ[ [النحل: 36].

Daliilkuna waa qowlkii alle sareeye: (Waxaan ka bixinay Umad kasta Rasuul inay caabudaan Eebe kana dheeraadaan Dhaaquutka (Cibaadada Eebe ka sokow). Surah Al-nahl

فَأَمَاْ صِفَةُ اَلْكُفْرِ بِالْطاْغُوْتِ: فَأَنْ تَعْتَقِدَ بُطْلَاْنَ عِبَاْدَةَ غَيْرِ اللهِ وَتَتْرُكَهَاْ وَتَبْغُضُهَاْ وَتَكْفُرَ أَهْلَهَاْ وَتُعَاْدِيْهِمْ.

Qaabka loogu kufrinaya dhaaquutka waa: waa inaad caqiidaysato, Allah qayrkiis in la caabido baadilnimadeeda, cibaada Alle qayrkiisa la caabudo waa inaa ka tagto, waa inaad u carooto cibaada Alle qayrkiisa la siinayo, waa inaad gaalaysiiso dadka Alle qayrkiisa caabuda waana inaad la colaytantaa.

وَأَمَاْ مَعْنَىْ اَلْإِيْمَاْنُ بِاللَهِ: فَأَنْ تَعْتَقِدَ أَنَ اللهَ هُوَ اِلِإلَهُ اَلْمَعْبُودُ وَحْدَهُ دُوْنَ مَنْ سوَاهُ، وَتُخْلِصَ جَمِيْعَ أَنْوَاْعِ العِبَاْدَةِ كُلِهَاْ 

لِلهِ، وَتَنْفِيْهَاْ عَنْ كُلِ مَعْبُوْدٍ سِوَاْهُ، وَتُحِبَ أَهْلَ اِلإِخْلَاْصِ وَتُوَاْلِيْهِمْ، وَتَبْغُضَ أَهْلَ اَلْشَرْكِ وَتُعَاْدِيْهِمْ، وَهَذِهِ مِلِةُ إِبْرَاْهِيْمَ 

اَلَتِيْ سَفِهَ مَنْ رغب عنها.

Macnaha runmaynta oo ah in Alle la rumeeyo: waa inaad caqiidaysato in Alle uu yahay ilaaha la caabudo keligiisa, axad ka sokeeya uuna jirin oo isaga kasoo haray. Waana inaa u barax tirto cibaadada noocyaalkeeda dhamaanteeda Alle, cibaadadana waa ina ka reebto mid kastoo macbuud ah oo alle kasoo haray, waa ina jeclaato dadka Alle cibaadada u barax tira, waana inaad u gargaarto(xiriiriso), waana inaa u carooto dadka Alle cibaadada cid kale ugu dara, waana ina la colaytanto.

وَهَذِهِ هِيَ اَلْأُسْوَةُ اَلَتِيْ أَخْبَرَ اَلْلَهُ بِهَاْ فِيْ قَوْلِهِ:]قَدْ كَانَتْ لَكُمْ أُسْوَةٌ حَسَنَةٌ فِي إِبْرَاهِيمَ وَالَّذِينَ مَعَهُ إِذْ قَالُوا لِقَوْمِهِمْ إِنَّا 

بُرَآَءُ مِنْكُمْ وَمِمَّا تَعْبُدُونَ مِنْ دُونِ اللَّهِ كَفَرْنَا بِكُمْ وَبَدَا بَيْنَنَا وَبَيْنَكُمُ الْعَدَاوَةُ وَالْبَغْضَاءُ أَبَدًا حَتَّى تُؤْمِنُوا بِاللَّهِ وَحْدَهُ[ 

[الممتحنة: 4].


 

Sifadanina (ku kufrinta dhaaquutka iyo in Alle loo keli yeelo cibaada)waa diintii nebi ibrahim cs, diintaaso uu nafsadiisa uu uga jaahil noqday ruuxii nacay diinta ibrahim cs. Taasina waa dayashadii uu Alle ku sheegay qowlkiisa: (Kuwa xaqa rumeeyey waa inay ku daydaan Nabi Ibraahim iyo kuwii la jiray waa kuwii iska bari yeelay Gaaladii Qoonkoodii ahayd (ay isla noolayeen) iyo waxay Caabudayeen ee Eebe ka soo hadhay oy Colnimo u muujiyeen ilaa ay Eebe kaliya ka rumeeyaan….) surah mumtaxinah ayah 4



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip