Waajibaaat Muxatimaat Q13 Wu dhamaday

5
Tuesday October 14, 2014 - 21:41:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6384
  • (Rating 4.6/5 Stars) Total Votes: 24
  • 36 2
  • Share via Social Media

    Waajibaaat Muxatimaat Q13 Wu dhamaday

    ALlahu akbar Tawxiitkii Sidaan ayuu kuugu dhamaday sharaxaad lee iska dhagysan doontaaaaa Allahu akbar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu akbar Tawxiitkii Sidaan ayuu kuugu dhamaday sharaxaad lee iska dhagysan doontaaaaa Allahu akbar Allahu akbar Wal xamdulilaah SOo QOr shukriga alle iyo xamdigiisa madama Alle sababtiisa iyo namcadiisa uu nogu dhamaday alxmd

--





وَاَلْطَاْغُوْتُ عَاْم، فَكُلُ مَاْ عُبِدَ مِنْ دُوْنِ اَللِه، وَرَضِيَ بِالْعِبَاْدَةِ، مِنْ مَعْبُوْدٍ، أَوْ مَتْبُوْعٍ،


 أَوْ مُطَاْعٍ فِيْ غَيْرِ طَاْعَةِ اللَهِ وَرَسُوله فهو طاغوت.. وَاَلْطَوَاْغِيْتُ كَثِيْرَةُ وَرُءُوْسهم خمسة:


Dhaaquutkuna waa mid caam ah: Dhamaan wax kasto la caabudo Alle sokadiisa kuna raali noqda cibaadada, kaasoo ah mid la caabudo ah, mid rabitaan lagu raacay iyo mid awood lagu adeecay,kaasoo lagu adeecay wax aan ahayn Alle iyo rasuulkiisa daacadiisa,kaasi waa dhaaquut.Dhaaquutyaalkuna waa farabadan yihiin, Madaxdooduna waa shan:


الأول: اَلْشَيْطَاْنُ اَلْدَاْعِيْ إِلَىْ عِبَاْدَةِ غِيْرِ اللَهِ، والدليل قوله تعالى:


]أَلَمْ أَعْهَدْ إِلَيْكُمْ يَا بَنِي آَدَمَ أَنْ لَا تَعْبُدُوا الشَّيْطَانَ إِنَّهُ لَكُمْ عَدُوٌّ مُبِينٌ يس60


Kan kowaad: waa shaydaan, kasoo dadka ugu yeeraya Alle qayrkiisa in la caabudo. Waxaana daliil u ah qowlkii Alle sareeye: (Miyaanan idinkula ballamin Bani aadamow inaydaan caabudin shaydaan, illen cadow muuqda ayuu idiin yahaye.) surah yasiin ayah 60.


الثاني: اَلْحَاْكِمْ اَلْجَاْئِرْ اَلْمُغَيِرْ لِأَحْكَاْمِ اللَهِ تَعَاْلَىْ، والدليل قوله تعالى


]أَلَمْ تَرَ إِلَى الَّذِينَ يَزْعُمُونَ أَنَّهُمْ آَمَنُوا بِمَا أُنْزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنْزِلَ مِنْ قَبْلِكَ يُرِيدُونَ أَنْ 



يَتَحَاكَمُوا إِلَى الطَّاغُوتِ وَقَدْ أُمِرُوا أَنْ يَكْفُرُوا بِهِ وَيُرِيدُ الشَّيْطَانُ أَنْ يُضِلَّهُمْ  ضَلَالًا بَعِيدًا

Kan labaad: waa qofka umad xukuma, oo daalimka ah, kaaso bedela axkaamta Alle kor ahaaye daliilkuna waa qowlkii Alle kor ahaaye: (ka warran kuwa Sheegan inay rumeeyeen waxa lagugu soo dejiyey iyo waxa lagu Dejiyey kuwii kaa horreeyay oo ku Xukuntami Shaydaan, iyagoo la faray inay diidaan, wuxuuna dooni Shaydaanku inuu Baadiyeeyo Baadi xaqa ka Fog.) surah nisa ayah 60.

الثالث: اَلْذِيْ يَحْكُمُ بِغَيْرِ مَاْ أَنْزَلَ اَللَه، والدليل قوله تعالى:


]وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنْزَلَ اللَّهُ فَأُولَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ[[المائدة: 44].

Kan saddexaad: Waa Qof Walboo isku xukumaya wuxusan alle soo dajin Qofkaas Oo Xalaalaysanaya wuxuu isku xukumay ama aminsan in aan sharciga alle la isku xukumi karin . Daliilkuna waa qowlkii Alle (…..Cidaanse Xukumin wuxuu soo Dejiyey Alle kuwaasi waa Daalimiin uun) surah ma’ida ayah 44 


الرابع: اَلَذِيْ يَدَعِيْ عِلْمُ اَلْغَيْبِ مِنْ دُوْن اللَهِ، والدليل قوله تعالى


]عَالِمُ الْغَيْبِ فَلَا يُظْهِرُ عَلَى غَيْبِهِ أَحَدًا * إِلَّا مَنِ ارْتَضَى مِنْ رَسُولٍ فَإِنَّهُ يَسْلُكُ مِنْ بَيْنِ يَدَيْهِ 


وَمِنْ خَلْفِهِ رَصَدًا[[الجن: 26، 27].

Kan afraadna: waa kan sheegta inuu cilmiga qaybka ogyahay Alle sokadii: daliilku waa qowlkii Alle: (Alle baa og waxa Maqan, umana muujiyo waxaa maqan Ruuxna. Marka laga Reebo ciduu ka raalli Noqday oo Rasuulah, Isagoo hor iyo gadaalba ka ilaalin.) surah jinn 

وقوله تعالى: ]وَعِنْدَهُ مَفَاتِحُ الْغَيْبِ لَا يَعْلَمُهَا إِلَّا هُوَ وَيَعْلَمُ مَا فِي الْبَرِّ وَالْبَحْرِ 


وَمَا تَسْقُطُ مِنْ وَرَقَةٍ إِلَّا يَعْلَمُهَا وَلَا حَبَّةٍ فِي ظُلُمَاتِ الْأَرْضِ وَلَا رَطْبٍ وَلَا 


يَابِسٍ إِلَّا فِي كِتَابٍ مُبِينٍ[ [الأنعام: 59]

Iyo qowlkii Alle: (Alle Agtiisa waxaa ah Furaha waxa maqan wax og oon isaga ahayna ma jiro, wuxuuna Ogyahay waxa Barriga iyo Badda ku Sugan, wixii Caleena oo Dhacdana wuu Ogyahay, Xabbad Masaga ah oo Mugdiga Dhulka ku Sugan iyo wixii Qoyan ama Ingagan waxay ku Suganyihiin Kitaab Cad.) surah ancam


الخامس: اَلَذِيْ يَعْبُدُ مِنْ دُوْنِ اللَهِ وَهُوَ رَاْضٍ بِالْعِبَاْدَةِ، والدليل قوله تعالى:


]وَمَنْ يَقُلْ مِنْهُمْ إِنِّي إِلَهٌ مِنْ دُونِهِ فَذَلِكَ نَجْزِيهِ جَهَنَّمَ كَذَلِكَ نَجْزِي الظَّالِمِينَ[ [الأنبياء: 29].


Kan shanaad: Waa kan la caabudo Alle sokadiisa, kuna raali ah caabudaadas: daliilku waa qowlkii Ale: (ruuxii dhaha oo ka mid ah Malaa'igta anaa Ilaah ah Eebe ka sokow, kaas waxaannu ku Abaal marin Jahannamo, saasaana ku Abaal marinnaa Daalimiinta.) surah anbiya

وَاعْلَمْ أَنَ اِلإِنْسَاْنَ مَاْ يَصِيْرُ مُؤْمِنًا بِاللَهِ إِلَاْ بِالْكٌفْرِ بِالطَاْغُوْتِ، والدليل قوله تعالى: 


Ogow insaanku mu’min Allle rumaysan ma noqdo, inuu ku kufriyo shaydaanka maahe, daliilkuna waa qowlkii Alle: 


لَا إِكْرَاهَ فِي الدِّينِ ۖ قَد تَّبَيَّنَ الرُّشْدُ مِنَ الْغَيِّ ۚ فَمَن يَكْفُرْ بِالطَّاغُوتِ وَيُؤْمِن بِاللَّـهِ فَقَدِ اسْتَمْسَكَ بِالْعُرْوَةِ الْوُثْقَىٰ لَا انفِصَامَ لَهَا ۗوَاللَّـهُ سَمِيعٌ عَلِيمٌ ﴿٢٥٦

(Igraah (Qasab) ma aha Diinta galideedu, Hanuunkii (limaanku) waa ka cadaaday (soocanyahay) Baadida (Gaalnimada) ruuxiise diida Dhaaquut (shayaadiinta iyo xuma fare wixii ah) oo Tumeeya Eebe wuxuu qabsaday xadhig (guntay) sugan oo adag (Islaamka) oon go'ayn, Eebana waa maqle og.) surah baqarah

اَلْرُشْدُ دِيْنُ مُحَمَدٍ ، وَاَلْغَيُ دِيْنُ أَبِيْ جَهَلْ، وَاَلْعُرْوَةُ اَلْوُثْقَى شَهَاْدَةُ


 أَنْ لَاْ إِلَهَ إِلَاْ اللَهُ وَهِيَ

Hanuunku waa diinta Nebi mohamed csw, habowga iyo baadiduna waa diintii abu jahal, mareegta adayga badanina  waa kelmada tawxidka ah in aanu xaq ahayn mid la caabudo Alle maaye. 


مُتَضَمِنَةُ لِلْنَفْيِ وَاَلْإثْبَاْتِ، تَنْفِيْ جَمِيْعَ أَنْوْاْع اَلْعِبَاْدَةِ عَنْ غَيْرِ اللهِ


 تَعَاْلَىْ، وَتَثْبُتُ جَمِيْعَ  أَنْوَاعِ اَلْعِبَاْدَةِ كُلهَاْ لِلَهِ وَحْدَهُ لَاْ شَرِيْكَ له.


Kalimada Tawxiidkuna waa mid koobsanaysa diidmo iyo sugid: waxay diidaysa cibaadada noocyadiisa dhamaantiisa oo allle qayrkiisa la caabudo, waxayna u sugaysa noocyada cibaada dhamaan Alle,keligiisa Alle in aanu wax shariig ah lahayn. 


وَاَلْحَمْدُ لِلَهِ اَلَذِيْ بِنِعْمَتِهِ تَتِمُ اَلْصَاْلِحَاْتِ.

Mahad dhamaanteeda Alle bay u sugnaatay, Allaahasoo nimcadiisa ay ku dhamaystiranto waxyaalaha wanagsan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip