Madu Laasim Xarfi Mukhafaf Muthaqal

1
Sunday October 05, 2014 - 17:48:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4181
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 7
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Madu Laasim Xarfi Mukhafaf Muthaqal

    Laasim Xarfi Mutaqal+Mukhafaf Iyo Xarfi Dabiici

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laasim Xarfi Mutaqal+Mukhafaf Iyo Xarfi Dabiici

إنِ الْحَمْدَ لِلَّهِ نَحْمَدُهُ وَنَسْتَعِينُ بِاللَّهِ وأشهد أنْ لا إله إلا اللهُ وحده لا شريك له وأشهد أنَّ محمداً عبدُه ورسولُه ، بعثه اللهُ رحمةً للعالمين

اللهم لا سهل إلا ماجعلته


Bismillaaah

Madu Xarfi Laasim Maxa la dhaha

Madu Lasim Xarfi Wuxu U Qaybsama 3Qaybood 

 1Madu Laasim Xarfi MuthaqalWa 6suradood

 2Madu laasim Xarfi Mukhafaf Waa 8suradood

3Madu Xarfi Dabiici 14ka suradoodba wa Laga helaa 



Madu Laasim Xarfi Waa Hadii Hal Xaraf Ee Xuruufta Hijaaiga kamid ah ay Wada Galaan Xarfu Madka

Sedexda Xaraf Ka U Danbeeyana Uu Saran yahay Reebiin Laasim ah



Madu Laasim Xarfi Wuxuu Gala bilowga 29 suradood isku cel celin waa 14 Suradood Xarfahaas Gala 14kaas suutadood Waa 14 Xaraf oo lagu kulmiyo  Silhu Suxayra Manqadacaka صِلْهُ ُسَحٍيْرا من قَطَعْك 

  Wa kuwan  *ص2 ل3 ه 4 س 5 ح 6 ي 7 ر 8 ا 9  م 10 ن 11  ق 12 ط 3  ع 14 ك (


Waa 4Qaybod Qaybta Kobaad Wa Alif Tuur Madama Uusan Ku Jirin Xarful Madkii waxa so haray 13

Qabta 2aad Waxa lamada 2 xarako waxuuna xaraf walba ka koban yahay 2 xaraf un kandanbe xarfu mad yahay waa xarfha so socda oo lagu kulmiyo- حي طهر"،حا، يا، طا، ها، را   " (
Waxaa Lagu Magacaabaa Madu Xarfi Dabiici 

3.Wa Caynka Oo laba waji ku banaan 6 Xarako ama 4 Xarako Madama Uu madu liin Galay 6dana fican.

4Q4aad xaraf kastoo kamid ah wuxuu ka kooban yahay 3xaraf xarfu madkii iyo reebkii lasimka ay ku kulmay oo laga dhex helay  Waxaa lagu Jamciyaa  كم عسل نقص  Xarfaha soo socda Eeg 3dexda Xaraf Kan Dhexe Mad aya Saran kan danbana wa reban yahay Reebitaan laasim ah. 

1 لآمْ  2.مِيمْ سِينْ 4 عَينْ صَادْ قَافْنُونْ كَافْ


Madu Xarfi Muthaqal Wa Sidee

Madu Xarfu Muthaqal Waa Hadii Xarfu Madka iyo reebka Danbe ee lasimka Hal Xaraf Wadagalaan Kadib Xarafka Ka Danbeya Lagu Idqamayo ama lagu  ikhfaynayo Qurankana Sedex Nooc ayee lagu fur furta  Tusalee

1. الم -- لآم  ميم --  لآميم    Alifka tuur laamka miimka u danbeeya iyo miimka mimka u horeeya isku idqaam oo hal miim ka dhig Laamkasi waa Madu Laasim Xarfi Miimkuna wa Xarfi Mukhafaf -6suradood ba ka bilowda baqarah cimrancankabut ruum luqmaan iyo sajdah


2. المص  لآم  ميم --  لآميم  isla meshii isku idqaam Laamka miimkisa iyo mimka danbe (Lamka Kaliya Muthaqal ah)Labada  kale ee miimka iyo saadku waa Waa Mukhafaf Suratu-(Acraaf b=kaliyah 



3.  المر  -لآمميم--لآميم ) waa isla meshii isku idqaam Laamka miimkisa iyo mimka danbe (laamka kaliya muthaqal ah  Miimku waa Mukhafaf Raduna waa Xarfi Dabici Suratu racdi kaliyah


4. طسم طا iyo ، سين yo، ميم  سيميم  Dadu wa xarfi dabici *siinka nunkiisa u danbeya ku idqaam muumka ku xiga  Siinka kaliyaa Muthaqal ah  miimka Danbe wa mukhafaf Waa 2 suradood (shucraa iyo qasas


5. ، كهيعص kafku wa mukhafaf hada iyo yadu wa xarfi dabici  Caynka nunka u danbeya Ku ikhfe ku qari Saadka danbe waa  MukhafaMuthaqal Caynka Ku Jira Oo Laba waji ku banaan 6 iyo afarba  Caynkka ku jira wax muthaqal ah suratu kahfi kaliyah


6. عسق عَينْ سِينْ قَافْ  Caynka  nuunkisa u danbeeya Sanka ku qari ikhfee Siinka Nuunka U Danbeeyana Qaafka ku qari ikhfee 

Labadaas hore waa muthaqal qafka danbe wa mukhafaf


Mudu X arfi Mukhafaf

Madu Xarfi mukhafaf Xaraf walba wuxu ka koban yahay 3 Xaraf kaliyah  Xarfu madku dhexdu gala Xaraf  danbana wuu  reeban yahay Waxa ka danbeeyana aan lagu idqaamin  ama ikhfayn hoos uga bogo


1. الر -Alifka tuur Laamka wuxuu ka koban yahay 3 xaraf madkina dhexdu galay miimkisa u danbeyana wa reeban yahay wax kadanbeeyana laguma idqamin ama ikhfayn waa Madu Lasim Xarfi Mukhafaf* ra'da danbe waa Xarfi Dabiici mukhafaf 5suradod ba ka bilowda 1yunis 2 huud 3 yuusuf 4ibrahim 5xijri


2. طس Dadu wa xarfi dabici Siinku wa Laasim Xarfi Mukhafaf 3xaraf ayuu ka koban yahay dhexda xarfu mad ba galay nuunkisa u danbeyana wa reban yahay wax kadanbeyana laguma idqamin ama ikhfayn Sidas awged wa Mukhafaf Wa halsurad- Namal


3. حم Xadu Wa Laba Xaraf Wa Xarfi Dabici *Miimka Ka Danbeya xarfu madku dhexduu uga jira miimkisa u danbeyana wa reban yahay wax kadanbeyana laguma idqamin ama ikhfayn sidas awged Wa  Laasim Xarfi  Mukhafaf* waa 7Xaamiimkaliyah



4.يس Ya'da Waxaraf Waa Xarfi Dabiici Siinku Wa 3xaraf dhexda mad galay nuunkisa danbeyana reebki lasimka saran wax kadanbeyana laguma idqamin ama ikhfayn sidas awged Waa Xarfi Mukhafaf waa hal surad Yaasiin


5. ق قاف  Waa 3xaraf xarfu madku dhexda galay Faada danbana reeb lasima saran Wa Xarfi Mukhafaf


6.ن نو  نWaa 3xaraf xarfu madku dhexda galay Nuunka danbana reeb lasima saran Wa Xarfi Mukhafaf 


، 7.  ص . صاد Waa 3xaraf xarfu madku dhexda galay Daalka danbana reeb lasima saran Wa Xarfi Mukhafaf


8. طه - طا iyo ها- Mid walba waa un labadaas Xaraf Xukunkodu Wa Xarfdi Dabiici 2 xarakaa


Halkaas Waxad Ku Haysataa 6 Suradood OO Muthaqalku Galay Iyo SIdeed Suuradood oo Mukhafaf Galay isku dar waa 14 Suuradood

Fiiro Gaara 

Xuruurfta Xayun Dahura Waxa Lamadaa 2 Xarako mad dabiici

Xuruufta Kam Xasal Naqas Waxaa Lamadaa Madu Laasim oo 6 Xarako aan laga Yarayn Karin

Xarafka Cayn Laba Waji Ayuu Ku Baanaan Yahay 4 Xarako Iyo 6 Xarako 6da ayaana Wanagsan

Bar barkeey ka Baxda Wa bakalayle Mareeen

Faahfahintu Wa mic ALtaqwaa 

Qofkii Intaas Fahmi Waaya Ha Nala Soo Socodsiiya Walahiis AYaa u jooga mic altaqwa ka fahansin dono qofkii fahmayna allaha u barakeeyo Caqligiisa 

100 % ka yar ha ku xisabtamin Xidigaha Hamigaag ha noqdo si dadka aad bari u barto jzklh

Ducadiina Xiliga Danbe Habaynkii Hanaga Soo Ilaawina Dacwadana u SOo Ducey 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip