Waajibaat Al-MuxatimaatQ11

2
Tuesday September 30, 2014 - 17:18:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5626
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 12
  • 22 6
  • Share via Social Media

    Waajibaat Al-MuxatimaatQ11

    ALlahu Akbar Walilaahil Xamdi من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين َQofkii Alle Khyr La Doonayo Dinta Clmiga Ayaa Baraa Gahansiiyaa Wadadeda U Sahla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu Akbar Walilaahil Xamdi من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين َQofkii Alle Khyr La Doonayo Dinta Clmiga Ayaa Baraa Gahansiiyaa Wadadeda U Sahla --
Cilmiga Dalab walal haba yarade ka tag malayacniga cimrigu wa gaban yahay 
Cilmigu Qalbiguu nuurshu Jahligu Wa Bado Mugdi ah
Allahu akbar Hal Cashar aya noga haray kitaabkii waakanaa dadalkaaagii


Alle ku shukri waxaad so baratay shuruuda laa- ilaaha ilalaah  iyo waxyaabaha

buriya nocyada lagu galoobo noocyada shirkiga iyo kuffriga Waxaad soo baraay 

halisaha haadamaha godadka halaqyada iyo wadooyinka naarta alxmdulilaah 

dheh mmadama alle u sahlay ku shukri si alle kugu siyadsho oo uu kugu sahlo in 

aad ku dhaqanto waxad so baratay alxmd ogsoonoow wixii lagu dadaalo saan aya 

lo gaaraa ee arada dhexda ugu xiro barashada cilmiga kugu wajibkaa

اَلْكُفْرُ كُفْرَاْن

Kufrigu waa labo kufri.

اَلْأَوَلْ: كُفْرُ يَخْرَجُ مِنَ اَلَمِلَةُ: وَهُوَ خَمْسَةُ أَنْوَاْعٍ:

Nooca kowaad: waa kufri qofka ka bixinaya diinta islaamka, kaasina waa 5 nooc:

اَلْنَوْعُ اَلْأَوَلْ: كُفْرُ اَلْتَكْذِيْب:

Nooca ugu horeeya waa: kufriga beeninta : 

والدليل قوله تعالى: ]وَمَنْ أَظْلَمُ مِمَّنِ افْتَرَى 


عَلَى اللَّهِ كَذِبًا أَوْ كَذَّبَ بِالْحَقِّ لَمَّا جَاءَهُ أَلَيْسَ فِي جَهَنَّمَ مَثْوًى لِلْكَافِرِينَ[ [العنكبوت: 68].

daliilkuna waa qowlkii Alle: (Cidna kama dulmi badna ruux ku been abuurtay Eebe korkiisa ama beeniyey xaqa markuu u yimid, miyeyna ahayn Jahannamo Hoyga Gaalada) surah cankabuut.

اَلْنَوْعُ اَلْثَاْنِيْ: كُفْرُ اَلإبَاْءِ وَاَلْاِسْتِكْبَاْرِ مَعَ اَلْتَصْدِيْقِ:

 

Nooca labaadna waa: kufriga diidmada (xaqa) iyo isla weynida, iyadoo ay rumayni la jirto

وَاَلْدَلِيْلُ قَوْلُهُ تَعَاْلَىْ: ]وَإِذْ قُلْنَا لِلْمَلَائِكَةِ اسْجُدُوا لِآَدَمَ فَسَجَدُوا إِلَّا إِبْلِيسَ أَبَى وَاسْتَكْبَرَ وَكَانَ مِنَ الْكَافِرِينَ[ [البقرة:34].

Daliilku waa qawlka Alle: (xus markaan ku nidhi Malaa'igay u sujuuda Aadam, markaasay sujnudeen Ibliis mooye, wuu diiday wuuna iskibriyay, wuxuuna ka midnoqday galaada). Surah baqara

اَلْنَوْعُ اَلْثَاْلِثُ: كُفْرُ اَلْشَكِ، وَهُوَ كُفْرُ اَلْظَنِ:

Nooca 3aad waa: kufriga shakiga: waana mahala kufrigiisa

وَاَلْدَلِيْلُ قَوْلُهُ تَعَاْلَىْ

: ]وَدَخَلَ جَنَّتَهُ وَهُوَ ظَالِمٌ لِنَفْسِهِ قَالَ مَا أَظُنُّ أَنْ تَبِيدَ هَذِهِ أَبَدًا * وَمَا أَظُنُّ السَّاعَةَ قَائِمَةً وَلَئِنْ رُدِدْتُ إِلَى رَبِّي لَأَجِدَنَّ 


خَيْرًا مِنْهَا مُنْقَلَبًا * قَالَ لَهُ صَاحِبُهُ وَهُوَ يُحَاوِرُهُ أَكَفَرْتَ بِالَّذِي خَلَقَكَ مِنْ تُرَابٍ ثُمَّ مِنْ نُطْفَةٍ ثُمَّ سَوَّاكَ رَجُلًا * لَكِنَّا هُوَ اللَّهُ رَبِّي وَلَا 


أُشْرِكُ بِرَبِّي أَحَدًا[ [الكهف:35-38].

Daliilkuna waa Qowlkii Alle kor ahaaye: (Wuxuu galay Beertiisii isagoo dulmiyey Naftiisa, wuxuu yidhi uma malaynayo inay Halaagsami Waligeed) …(Umana Malaynayo in Saacadda (Qiyaame) kici, haddii lay celiyo Xagga Eebahayna waxaan ka heli mid ka khayrroon Noqoshada)… (Wuxuu yidhi saaxiibkiisii isagoo la hadli ma waxaad ka gaaloowday Eebaha kaa Abuuray Carro, hadana dhibic markaas ku ekeeyey adoo nin ah)... (hasa yeeshee ilaahay waa Eebahay lana wadaajiin maayo Eebahay (cibaadada) cidna) surah kahf.

اَلْنَوْعُ اَلْرَاْبِعُ: كُفْرُ اَلْإِعْرَاْضِ:

Nooca 4aad:Kufriga Jeensiga: 

وَاَلْدَلِيْلُ قَوْلُهُ تَعَاْلَىْ: ]وَالَّذِينَ كَفَرُوا عَمَّا أُنْذِرُوا مُعْرِضُونَ[ [الأحقاف: 3].

Daliilkuna waa qowlkii Alle.( kuwii ku gaaloobayna wixii loogu digay (ee quraanka) ah way ka jeedsadeen). Surah axqaaf

اَلْنَوْعُ اَلْخَاْمِسُ: كُفْرُ اَلْنِفَاْقِ:

Nooca 5aad: Waa kufriga Munaafaqnimada


والدليل قوله تعالى: ]ذَلِكَ بِأَنَّهُمْ آَمَنُوا ثُمَّ كَفَرُوا فَطُبِعَ عَلَى قُلُوبِهِمْ فَهُمْ لَا يَفْقَهُونَ[ [المنافقون: 3].



Daliilkuna waa Qowlkii Alle: (Saas waxaa ugu wacan inay (xaqa muuqda) rumeeyeen haddana (hoosta) ka gaaloobeen, Quluubtoodana waa la ooday (la daboolay) wax xaq ahna ma kasayaan).


اَلْنَوْعُ اَلْثَاْنِيْ مِنْ نَوْعِيْ اَلْكُفْرِ: وَهُوَ كُفْرُ أَصْغَرْ لَاْ يَخْرُجُ مِنْ اَلْمِلَةْ:


Nooca 2aad oo ka mida noocyada kufriga:Waana kufriga yar ee aan diinta islaamka Qofka ka saarin:

وَهَوَ كُفْرُ اَلنِعْمَةِ، وَاَلْدَلِيْلُ قَوْلُهُ تَعَاْلَىْ: ]وَضَرَبَ اللَّهُ مَثَلًا قَرْيَةً كَانَتْ آَمِنَةً مُطْمَئِنَّةً يَأْتِيهَا رِزْقُهَا رَغَدًا مِنْ كُلِّ مَكَانٍ فَكَفَرَتْ بِأَنْعُمِ اللَّهِ فَأَذَاقَهَا

 


 اللَّهُ لِبَاسَ الْجُوعِ وَالْخَوْفِ بِمَا كَانُوا يَصْنَعُونَ[

Sida nimcada oo lagu kufriyo(laga abaaldhaco): daliilkuna waa qowlkii Alle (Eebe wuxuu tusaale ka yeelay Magaalo ahayd aamin oo xasiloon ugana yimaaddo risqigeedu (Cunnada) oo barwaaqo ah meel kasta oo ka Gaalowday Nicmooyinkii Eebe oo Eebe dhadhansiiyey Gaajo dabooshay iyo cabsi waxay sameynayeen darteed) surah Al-Nahl.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip