Kitaabka Waajibaat Al-mutaxatimaat qaybta 10naad

11
Saturday September 27, 2014 - 19:12:51 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 8799
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 24
  • 55 3
  • Share via Social Media

    Kitaabka Waajibaat Al-mutaxatimaat qaybta 10naad

    Allaahu Akbar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaahu Akbar

 





 






ضِدُ التوحيدِ اَلْشِرْكُ

 

Waxa Ka Soo Horjeda Tawxiidka Wa Shirkiga 

وَهُوَ ثَلَاْثَةُ أَنْوَاْعِ:

Shirkigu Waa sadex Nooc:

 

 

 

شرْكُ أَكْبَرْ ـ وَشِرْكُ أَصْغَرْ ـ وَشِرْكُ خَفِيْ.

                       Shirkiga weyn, shirkiga yar iyo shirkiga qarsoon. 

اَلْشِرْكُ اَلْأَكَبَرْ لَاْ يَغفِرُهُ اللَهُ وَلَاْ يَقْبَلُ مَعَهُ عَمَلًا صَاْلِحًا:

 

قَاْلَ الله عز وجل: ]إِنَّ اللَّهَ لَا يَغْفِرُ أَنْ يُشْرَكَ بِهِ وَيَغْفِرُ مَا دُونَ ذَلِكَ لِمَنْ يَشَاءُ وَمَنْ 


يُشْرِكْ بِاللَّهِ فَقَدْ ضَلَّ ضَلَالًا بَعِيدًا[ [النساء: 

 

116].

Alle ma dhaafo in lala Wadaajiyo (Cidkale Cibaadada) wuuse ka dhaafa wixii waxaas ka soo hadhay Cidduu doono. Ruuxii la wadaajiya Alle wuxuu dhumay dhumid fog.

 

وقال سبحانه: ]لَقَدْ كَفَرَ الَّذِينَ قَالُوا إِنَّ اللَّهَ هُوَ الْمَسِيحُ ابْنُ مَرْيَمَ وَقَالَ الْمَسِيحُ يَا بَنِي إِسْرَائِيلَ 


اعْبُدُوا اللَّهَ رَبِّي وَرَبَّكُمْ إِنَّهُ مَنْ يُشْرِكْ بِاللَّهِ فَقَدْ حَرَّمَ اللَّهُ عَلَيْهِ الْجَنَّةَ وَمَأْوَاهُ النَّارُ وَمَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ أَنْصَارٍ[ [المائدة: 

waxaa Gaaloobay kuwa Yidhi Alle waa Masiixi Ibnu Maryama, Wuxuuna Widhi Masiix (Ciise) Banii Israa'iilow Caabuda Eebe ee ah Eebahay iyo Eebihiin, Ruuxii u Shariig Yeela Eebe (La wadaajiya) wuxuu Eebe ka Xarrimay Jannada wuxuuna ku hoyan Naarta Daalimna ma helo Gargaare. 

72].
وقال تعالى: ]وَقَدِمْنَا إِلَى مَا عَمِلُوا مِنْ عَمَلٍ فَجَعَلْنَاهُ هَبَاءً مَنْثُورًا[ [الفرقان: 

 

Waannu u soo Hormarinay waxay Faleen oo Camal ah Waxaana ka yeelay Dhalanteed la Firdhiyey. 

23].
وقال سبحانه: ]لَئِنْ أَشْرَكْتَ لَيَحْبَطَنَّ عَمَلُكَ وَلَتَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ[ [الزمر: 

 

Nabiyow haddaad wax la wadaajisa (Eebe) waxaa buri camalkaaga, waxaadna ka mid noqon kuwa khasaaray. 

65].
وقال عز وجل: ]وَلَوْ أَشْرَكُوا لَحَبِطَ عَنْهُمْ مَا كَانُوا يَعْمَلُونَ[ [الأنعام: 

  

188].

 

hadday wax La wadaajiyaari Eebana waxaa ka Buraya waxay camaladii ay fali jireen.

 

اَلْشِرْكُ اَلْأَكْبَرْ أَرْبَعَةَ أَنْوَاْعٍ:

اَلْنَوْعُ اَلْأَوَلْ: شِرْكُ اَلدَعوَة، والدليل قوله تعالى: ]فَإِذَا رَكِبُوا فِي الْفُلْكِ دَعَوُا اللَّهَ 

مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ 


فَلَمَّا نَجَّاهُمْ إِلَى الْبَرِّ إِذَا هُمْ يُشْرِكُونَ[ [العنكبوت:  

65].

Shirkiga weyni wuxuu u qaybsama 4 nooc:

Nooca kowad : Shirkiga baryada/yeerashada: Daliilku waa qowlki Alle : (markay koraan Doonta waxay baryaan Eebe iyagoo u kaliyeeli Cibaadada, markuu u koriyo (oo geeyo) Barrigana (Dhulkana) markaasay u shariigyeelaan (wax la caabudaan).

النوع الثاني: شِرْكُ اَلْنِيَةْ وَالْإِرِاْدَة وَاَلْقَصْدِ، والدليل قوله تعالى: ]مَنْ كَانَ يُرِيدُ الْحَيَاةَ 

 

الدُّنْيَا وَزِينَتَهَا 


نُوَفِّ إِلَيْهِمْ أَعْمَالَهُمْ فِيهَا وَهُمْ فِيهَا لَا يُبْخَسُونَ * أُولَئِكَ الَّذِينَ لَيْسَ لَهُمْ فِي الْآَخِرَةِ إِلَّا 


النَّارُ وَحَبِطَ مَا صَنَعُوا فِيهَا وَبَاطِلٌ مَا كَانُوا يَعْمَلُونَ[ [هود: 

15، 

Nooca labaad: Shirkiga niyada ah, doonitaanka iyo qasdiga: Daliilka qowlkii Alle: (ciddii dooni nolosha adduunyo iyo quruxdeeda waxaan u dhamaynaynaa camalkooda dhexdeeda lagamana nusqaamiyo). Kuwaasuna waa kuwaan kulahayn Aakhiro waxaan Naar ahayn, waxaana buray waxay ku sameeyeen dhexdeeda waxaana baadhila (wax kama jire ah) waxay falayeen). 

16].
النوع الثالث: شِرْكُ اَلْطَاْعَة، والدليل قوله تعالى: ]اتَّخَذُوا أَحْبَارَهُمْ وَرُهْبَانَهُمْ أَرْبَابًا مِنْ 

 

دُونِ اللَّهِ 


وَالْمَسِيحَ ابْنَ مَرْيَمَ وَمَا أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا إِلَهًا وَاحِدًا لَا إِلَهَ إِلَّا هُوَ سُبْحَانَهُ عَمَّا 


يُشْرِكُونَ[ [التوبة: 

 

31].

Nooca saddexaad: Shirkiga Adeecida:Daliilku waa qolka Alle. (waxay ka yeesheen culimadoodii iyo suufiyadoodii Eebayaal ilaahay ka sokow iyo ciise ibnu maryama waxaan cibaadada ilaahay kali ah ahaynna lama farin. Eebe mooyee ilaah kalana ma jiro waana ka nasahanyahay waxay la wadaajin).


وَتَفْسِيْرُهُاْ اَلْذِيْ لَا إِشْكَاْلَ فِيْهِ طَاْعَةُ اَلْعُلَمَاْءِ وَالْعُبَاْدِ فِيْ اَلْمَعْصِيَةِ لَاْ دُعَاْؤُهُمْ إِيَاْهُمْ. كَمَاْ فَسَرَهَاْ اَلْنَبٍيُ 

  

r لِعَدِيِ بِنُ حَاْتُمْ لَمَاْ سَأَلَهُ فَقَاْلَ: لَسْنَاْ نَعْبُدُهُمْ فَذَكَرَ لَهُ أَنَ عَبَاْدَتَهُمْ طَاْعَتَهُمْ فِيْ اَلْمَعْصِيَة.

 

Tafsiirkeeduna waa mid wax shaki ah aanu ku jirin dhexdeeda waana in la adeeco culumada iyo ruhbaanta in macssi lagu adeeco,macnuhuna maaha in iyaga la baryo. Sidii Nebigu ugu fasiray Li- Cadiyi bin xaatib Markuu weydiiyey. Wuxuu yiri nebiga csw: Ma aanu ahayn kuwo caabudo. Wuxuu u sheegay xaatib in cibaadadu ahayd mid ay macsi ku adeecayeen.

  

النَوْعُ اَلْرَاْبِعُ: شِرْكُ اَلْمَحَبَة، وَاَلْدَلِيْلُ قَوْلَهُ تَعَاْلَىْ: ]


وَمِنَ النَّاسِ مَنْ يَتَّخِذُ مِنْ دُونِ اللَّهِأَندَادًا يُحِبُّونَهُمْ كَحُبِّ اللَّهِ

[البقرة: 165].

 Nooca afraad: Waa shirkiga jacaylka ah: Daliilku Waa hadalkii Alle: (Dadka waxaa ka mid ah cid ka yeelan Eebe ka sokow wax lala caabudo una jecelyihiin say u jecelyihiin Eebe……)

 

النوع الثاني: من أنواع الشرك:


شرك أصغر وهو الرياء: والدليل قوله تعالى: ]فَمَنْ كَانَ يَرْجُوا لِقَاءَ رَبِّهِ فَلْيَعْمَلْ عَمَلًا 


صَالِحًا وَلَا يُشْرِكْ بِعِبَادَةِ رَبِّهِ أَحَدًا[ [الكهف: 110].

Nooca labaad: Shirkiga yar, waana istuska:Daliilku waa hadalkii Alle: (…..ruuxiise dooni la kulanka Eebihiis ha falo camal fiican, yuuna la wadaajinna cibaadada Eebihiis cidna)

النوع الثالث من أنواع الشرك:


شرك خفي: والدليل عليه قوله

 

الشرك في هذه الأمة أخفى من دبيب النملة السوداء على صفاة سوداء في ظلمة

الليل 


وكفارته قوله

r: «اللهم إني أعوذ بك أن أشرك بك شيئًا وأنا أعلم وأستغفرك 

من الذنب الذي لا أعلم».

'Nooca 3aad eek a mida noocyada shirkiga: Shirkiga qarsoon: Daliilkuna waa hadalkii nebiga: Shirkiga umadan wuu ka qarsoodi badan yahay socodka quraanjo madow, oo dhgax madow oo sibibix ku soconaysa, mugdina jiro. Kafaaradiisuna waa hadalkii nebiga: ( allow waxaan ka magan gelayaa in aan ku shariig yeelo arin anoo og, denbi dhaafna waa ku weydiisan, denbigaas oo aanan garanayn)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip