Arimimaha Islaanimada Loga baxo ( Wajibaat Qeybtii 8 )

1
Tuesday September 09, 2014 - 05:03:33 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 7095
  • (Rating 4.4/5 Stars) Total Votes: 24
  • 33 1
  • Share via Social Media

    Arimimaha Islaanimada Loga baxo ( Wajibaat Qeybtii 8 )

    Waxyaabaha Qofku haduu sameeyo diinta islmka uu uga baxayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxyaabaha Qofku haduu sameeyo diinta islmka uu uga baxayo

Qodobka lixad ila 10



الخامس: من أبغض شيئًا مما جاء به الرسول r


ولو عمل به، كفر.


والدليل قوله تعالى: ]ذَلِكَ بِأَنَّهُمْ كَرِهُوا مَا أَنْزَلَ اللَّهُ فَأَحْبَطَ أَعْمَالَهُمْ[ [محمد: 9].


Qodobka5aad: Qofkii u caroodo shay kamid ah wixii Nabigu la yimid

oo na faray haba ku camal falee wa ku galobaya waxa daliil ayadaas

Arinkaas sababteedu waxaytahay waxay karaahsadeen oo kahdeen 

wixii Alle soo dajiyay Allena wuxuu buriyay camalkoodii

السادس: من استهزأ بشيء من دين الرسول r أو ثوابه أو عقابه كفر. والدليل قوله تعالى: وَلَئِنْ سَأَلْتَهُمْ لَيَقُولُنَّ إِنَّمَا كُنَّا نَخُوضُ وَنَلْعَبُ ]قُلْ أَبِاللَّهِ وَآَيَاتِهِ وَرَسُولِهِ كُنْتُمْ تَسْتَهْزِئُونَ * لَا تَعْتَذِرُوا قَدْ كَفَرْتُمْ بَعْدَ إِيمَانِكُمْ[ [التوبة: 65، 66].


Qodobka6aad: Qofkii ku jees jeeesa shay kamid ah diintii

Rasuulkeena ama shaygas camalkaa amalmarinta la iska abaal 

marinayo ama caqiibtaka dhalanaysa waa uu ku galobayaa waxaana 

daliil u ah ayada Alle waxaad ku dhahdaa Alle iyo ayatkiisa iyo 

Rasuulkiisa miyaad kucayaaraysaan ha cududaaranina 

waad gaalowdeen iimaankiinii ka gadaalee


السابع: السحر، ومنه الصرف والعطف. فمن فعله أو رضي به كفر، 


والدليل قوله تعالى: ]وَمَا هُم بِضَارِّ‌ينَ بِهِ مِنْ أَحَدٍ إِلَّا بِإِذْنِ اللَّـهِ[ [البقرة: 102].


Qodobka7aad: Sixirka waxa kamid ah jeedin iyo isku soo dumid 

qofkii sameeya Qodobka ama ku raali noqda waa gaaloobay.

                                                                                                 Mana Aysan ahysan ahaanin Kuwa ku dhibaya Qofna Ilaa Idanka Alle mahane.


الثامن: مظاهرة المشركين، ومعاونتهم على المسلمين، والدليل قوله تعالي ومن يتولهم منكم فإنه منهم

 

Qodobka8aad: Gaalada in aad muslimiinta uga hiilisid adigo 

ogaalada diintooda jecel oo qalbiga diin ahaan uga jecel

.

التاسع: من اعتقد أن بعض الناس يسعه الخروج عن شريعة محمد r 


كما وسع الخضر الخروج عن شريعة موسى عليه السلام، فهو كافر.


Qodobka9aad: qofkii ictiqaada dadka qaarkood nin ay suuragal u 

tahay oo u waasic tahay in ay shareecada Nabi Muxamed ka dhex 

bixi karaan sidii qadar ay ugu suurtowday shareecadii Nabi Muuse

in uusan ku dhaqmin oo uu uga dhx baxay qofkii sidaas 

ictiqadana waa uu ku galoobayaa


Qofkii ictiqaadsha dadka qaarkiis in ay u banaantahay ka bixid 

shareecada (waxba laga rabin) sida qadar ugu wasic noqotay

in uu ka baxo diintii Muuse


العاشر: الإعراض عن دين الله تعالى، لا يتعلمه ولا يعمل به. 


والدليل قوله تعالى: ]وَمَنْ أَظْلَمُ مِمَّنْ ذُكِّرَ بِآَيَاتِ رَبِّهِ ثُمَّ أَعْرَضَ عَنْهَا 


إِنَّا مِنَ الْمُجْرِمِينَ مُنْتَقِمُونَ[ [السجدة: 22].


Qodobka10aad: Qofkii ka jeesta diinta Alle oo aaan baranayn kuna

camal falayn waa uu ku galoobayaa  waxana daliil u ah ayadaan 

yaaka dulmi badan qof lagu xusay oo loo sheegay ayaatka Alle

oo ka jeestay anagu kuwa mujrimiintaa kuwa ciqaabaya 

ayaan nahay oo ka argoosanaya


ولا فرق في جميع هذه النواقض بين الهازل والجاد والخائف، إلا المكره،


وكلها من أعظم ما يكون خطرًا وأكثر ما يكون وقوعًا.


فينبغي للمسلم أن يحذرها ويخاف منها على نفسه. 


نعوذ بالله من موجبات غضبه وأليم عقابه.


Arimahaan wax farqiya uma dhaxeeyaan qofkii cayaaraya iyo key 

dhab ka tahay iyo midka baqaya ilaa qofka la qasbay mahanee

dhamaantoodna waa halista iyo khatarta ugu wayn waana 

waxyaabaha ugu badan oo dhaca hadaba waxaa la gudboon qof 

walboo islaam ah in uu ka tigtoonaado naftiisana uu uga cabsado Alle

ka magan galaynaa waxyaabaha keenaya ama wajibinaya 

carada Alle iyo ciqaabtiisa daran



wa dhamaden 10ki qodob alxmd

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip