Kitab Wajibaat Muxatimaat Q7aad

2
Monday September 01, 2014 - 01:45:37 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 6883
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 19
  • 29 1
  • Share via Social Media

    Kitab Wajibaat Muxatimaat Q7aad

    10 arimood oo qofkii sameeya uu diinta islaamka uga baxyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

10 arimood oo qofkii sameeya uu diinta islaamka uga baxyo

wa soo socotaa xarakayntii asomaligii dhamaan dabka soo saran yahay ingeerada kacanta ku haya ee intaas iska si jici--

نَوَقِضُ الإسْلامِ Waxyaabaha islmka buriya



اِعْلَمْ أِنَ نَوَاقِضَ الإسْلامِ عَشَرَةٌ: Ogoow Waxyaabaha buriya islaanimadu wa toban


الأَوَلُ: الشِرْكُ فِيْ عِبَاْدَةِ اللهِ تَعالى، قَاْلَ اللهُ تَعَالَى: ]إِنَّ اللَّهَ لَا يَغْفِرُ أَنْ يُشْرَكَ بِهِ وَيَغْفِرُ مَا دُونَ ذَلِكَ لِمَنْ يَشَاءُ[ 

[النساء: 116].

kow Cibaadada oo alle lala wadaajiyo alle wuxu yiri Alle uma dhaafo In lala wadaajiyo cid kale wuxuuse dhaafaa wixii intaas ka sokeeya


وَقَاْلَ: ]إِنَّهُ مَنْ يُشْرِكْ بِاللَّهِ فَقَدْ حَرَّمَ اللَّهُ عَلَيْهِ الْجَنَّةَ وَمَأْوَاهُ النَّارُ وَمَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ أَنْصَارٍ[ [المائدة:72].

wuxu yiri alle: Alle cidii la wadaajisa  wuxuu ka xaaraantinimeeyay janada hooygiisuna waa naarta daalimiintana cid u gar gaarta uma sugnaan


وَمِنْهُ الذَبْحُ لِغَيْرْ اللهِ كَمَنْ يَذْبَحُ لِلْجِنِ أَوْ لِلْقَبْرِ.

waxa kamid ah la wadajinta  gawraca alle cidaan ahayn loo gawraco sida jinka ama qabriga



وَالثَانِيْ: مَنْ جَعَلَ بَيْنَهُ وَبَيْنَ الَلهِ وَسَائِطَ، يَدْعُوْهُمْ، وَيَسْأَلُهُمْ الشَفَاعَةَ، وَيَتَوَكَلُ عَلَيْهِمْ، كَفَرَ إِجْمَاْعًا.

Qodobka labaad Qofkii samaysta asaga iyo alle cid u dhaxeeysa cidas oo uu shafaaco waydiisanayo uuna talo saranayo waa gaalnimo lagu ijmaacsan yahay




الثالثُ: مَنْ لَمْ يُكَفِر المشرِكِينَ، أَوْ شَكَ فِيْ كُفْرِهِمْ، أَوْ صَحَحَ مَذْهَبَهُمْ كَفَرَ.

qodobka 3aad qofkii aan gaalaysiin mushrikiinta ama ka shakiya aalnimadooda aa madhabkooda galnimada saxixya  waa uu ku gaaloobayaa


الرَاْبِعُ: مَنْ اِعْتَقَدَ أَنَ غَيْرَ هَدْيِ النَبِيِ r أَكْمَلُ مِنْ هَدْيِهِ، أَوْ أَنَ حُكْمَ غَيْرِهِ أَحْسَنُ مِنْ حُكْمِهِ. كَالَذِيْ يُفَضِلُ حُكْمَ


الطَوَاغِيِتِ عَلَىْ حُكْمِهِ، فَهُوَ كَاْفِرٌ.

afaraad qofkii ictiqaada waxaan hadyiga nabiga ahayn in ay ka dhamaaystirnimo badan tahay hadyiga nabiga csw ama xukunka qayrkiis ay ka xukun wangsantahay sida midka kafadilaya xukunka dawaaqiida oo leh kasaa ka wangsan waa kaafir.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip