Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Shamsi*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Saturday August 30, 2014 - 02:35:12 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Somali islamic
  • Visits: 5922
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 4
  • 11 3
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul_Shamsi*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Shams))

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shams))

Suuratul Shams

سورة الشمس

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

Allah waxuu yiri > Qorraxdii baan ku dhaartay iyo Barqinkeeda

وَالشَّمْسِ وَضُحَاهَا﴿١

Iyo Dayixii baan ku dhaartay markuu Qorraxda raaco.

وَالْقَمَرِ إِذَا تَلَاهَا﴿٢

Iyo Maalintii baan ku dhaartay markii ay feedo (iftiimiso).

وَالنَّهَارِ إِذَا جَلَّاهَا﴿٣

Iyo Habeenkii baan ku dhaartay markii uu daboolo.(madoobaado)

وَاللَّيْلِ إِذَا يَغْشَاهَا﴿٤

Iyo Samadii baan ku dhaartay iyo macbuudkii dhisay.

وَالسَّمَاءِ وَمَا بَنَاهَا﴿٥

Iyo dhulkii baan ku Dhaartay iyo Rabigii fidiyay.

وَالْأَرْضِ وَمَا طَحَاهَا﴿٦

Iyo Naftii baan ku dhaartay iyo Illaahii simay.

وَنَفْسٍ وَمَا سَوَّاهَا﴿٧

Fahamsiiyay faajirnimadeeda iyo cabsideedaba.

فَأَلْهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقْوَاهَا﴿٨

Waxaa liibaanay Qofkii is dahira.

قَدْ أَفْلَحَ مَن زَكَّاهَا﴿٩

Waxaana hoogay Qofkii Naftiisa duugay (xumaan dhex galiyay).

وَقَدْ خَابَ مَن دَسَّاهَا﴿١٠

Thamuud way baynisay <xaqii> kibirkoda dartiis.

كَذَّبَتْ ثَمُودُ بِطَغْوَاهَا﴿١١

Waqti bay bayniyeen oo usoo baxay kii ugu Gaalnimo badnaa

إِذِ انبَعَثَ أَشْقَاهَا﴿١٢

Wuxuu ku yiri Rasuulkii Allaah’’Tani waa Hal Illaahey kataga Ayada iyo waraabkeedaba’’.

فَقَالَ لَهُمْ رَسُولُ اللَّـهِ نَاقَةَ اللَّـهِ وَسُقْيَاهَا﴿١٣

Way bayniyeen Rasuulkii Hashiina way dileen wuxuuna ku halaagay Rabigood danbigooda wuuna u simay

فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمْدَمَ عَلَيْهِمْ رَبُّهُم بِذَنبِهِمْ فَسَوَّاهَا﴿١٤

Kamana cabsanayo Allaah ciribtooda dambe <in Danbi losoo raacdo>

وَلَا يَخَافُ عُقْبَاهَا﴿١٥

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip