Adkaarta Subixi iyo Galabkii

0
Wednesday August 20, 2014 - 07:22:51 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 6264
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 9 2
  • Share via Social Media

    Adkaarta Subixi iyo Galabkii

    Dhiri galin inta wada in ay sii wado inta aan wadina in ay blabaan si shaydanka alle uga magan gasho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhiri galin inta wada in ay sii wado inta aan wadina in ay blabaan si shaydanka alle uga magan gasho Adkaar  Sabaax Wal-Masa, a
 
 سم الله الرحمن الرحيم :[ اللّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ

مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء
وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيم]
قراءة المعوذات ثلاث مرات:

[قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ اللَّهُ الصَّمَدُ لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ ]
[قُل أَعُوذُ بِرَبِ النَّاسِ مَلِكِ النَّاسِ إلهِ النَّاسِ مِنْ شَرِ الوَسْواسِ الخَنَّاسِ الذي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ مِنَ الجِنَّةِ وَ النَّاسقُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ مِنْ شَرِّ مَا خَلَقَ وَمِنْ شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ وَمِنْ شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ وَمِنْ شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ

أمسينا وأمسى الملك لله، و الحمدلله ،لا إله إلا الله و حده لا شريك له، له الملك و له الحمد وهو على كل شيء قدير
ربِ أسألك خير ما في هذه الليلة و خير ما بعدها و أعوذ بك من شر هذه الليلة و شر ما بعدها
ربِّ أعوذ بك من الكسل،
و سوء الكِبَر، ربِّ أعوذ بك من عذاب في النّار ،و عذاب في القبر
"waan galabeeysanay, boqornimaduna
wey galabeey satay iyadoo usugan
ilaahay, mahad ilaahay ayaa leh, ilaah
xaq lagu caabudaana majiro ilaahay
mooyee kaligii, cid wax lawadaagtana
malaha, wuxuu leeyahaya boqornimada,
wuxuuna leeyahayna mahadda, shay
kastana wuu karaa, rabbiyow waxaan
ku weydiisanayaa (inaad i siiso) khayrka
habeenkan iyo khayrka kadambeeya,
waxaan kaa magangalayaa sharka
habeenkan iyo sharka kadambeeya,
rabbiyow waxaan kaa magangalayaa
caajiska, waxaana kaa magan galayaa
gabow-xumi, rabbiyow waxaan
kaa magan galayaa cadaab naarta
dhexdeeda ah iyo cadaab qabriga
dhexdiisa ah”

للهم بك أمسينا، و بك أصبحنا وبك نحياو بك نموت و إليك المصير

"Allow sababtaada ayaan ku
galabeysanay , sababtaadaana
waabariisanay sababtaadaana
ku noolnahay sababtaadaana ku
dhimanaynaa, xagaaguuna ahaaday
soobixitaanku


اللهم أنت ربي ، لا إله إلا أنت ، خلقتني و أنا عبدك و أنا على عهدك و وعدك ما استطعت ، و أعوذ بك من شر ما صنعت ،
وأبوء لك بنعمتك علي ، و أبوء بذنبي فاغفر لي ، فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
«Allow adigu waxaa tahay rabbigay,
ilaah majiro adiga mooyee, adigaa
i abuuray, aniguna waxaan ahay
adoonkaaga, waxaana ku suganahay
balankaagii iyo yaboohaagii intaan
awooday, waxaan kaa magangalayaa
sharka aan sameeyay,waan kuu qirayaa
nicmada aad ii nicmaysay,waana qirayaa
danbigayga,ee ii dambi dhaaf, ma dhaafo
dambiyada adiga mooyee».
ducadan waa duco aad u weyn, qofka
yiraahdana isagoo yaqiinsan kadibna
dhinta isla habeenkiisaas, janno unbuu
horay ka gali.

للهم إني أمسيت أشهدك و أشهد حملة عرشك ، و ملائكتك و جميع خلقك ، أنك أنت الله لا إله إلا أنت ،
وحدك لا شريك لك،و أن محمداً عبدك و رسولك(أربع مرات*
اللهم ما أمسى بي من نعمةٍأو بأحدٍ من خلقك، فمنك وحدك لا شريك لك ،فلك الحمد و لك الشكر
"Allow aniga waan galabeystay anigoo ku
qaraya galinaya, makhraatigalinayana
xambaarayaasha carshigaaga, iyo
malaa-igtaada iyo dhamaan uunkaaga
inaad tahay adigu ilaahay. ilaah majiro
adiga mooyee kaligaa, malihid wadaage,
nabi muxammadna waa adoonkaagii iyo
ergaygaagii”
(qofkii dhaha afar jeer subaxdii iyo
galabkiiba ilaahay wuxuu ka xorayn
naarta
).
اللهم عافني في بدني ، اللهم عافني في سمعي ،اللهم عافني في بصري ، لا إله إلا أنت ، اللهم إني أعوذ بك من الكفر، و الفقر ،
وأعوذ بك من عذاب في القبر، لا إله إلا أنت . ( ثلاث مرات *
< Allow ii caafi jidhkayga, allow ii caafi
maqalkayga, allow ii caafi aragayga,
ilaah majiro adiga mooyee, allow
anigu waxaan kaa magan galayaa
gaalnimo, waxaana kaa magan galayaa
saboolnimo, waxaana kaa magan
galayaa cadaabka qabriga, ilaah majiro
xaq lagu caabudaa adiga mooyee >.waxaa la
dhahaa seddex jeer.
)

حسبيَ الله الذي لا إله إلا هو ، عليه توكلت و هو رب العرش العظيم . (سبع مرات )
"waxaa igu filan ilaahay, ilaah majiro xaq
lagu caabudo isaga mooyee, isagaana
tala saartay, isaguna waa rabbiga
carshiga weyn}.Qofka dhaha totoba jeer
ducadan,subaxdii iyo galabkii, ilaahay
ayaa ka kaafinaya wax kasta oo murugo
galiya aduun iyo aakharaba
.
اللهم إني أسألم العفو و العافية ، في الدنيا و الآخرة ، اللهم إني أسألك العفوَ و العافية :في ديني و دنياي و أهلي و مالي ،
اللهم استر عَوْراتي و آمن رَوْعاتي ، اللهم احفظني من بين يدي و من خلفي و عن يميني و عن شمالي و من فوقي و أعوذ بعظمتك إن أُغتال من تحتي.
"Allow waxaan ku weydiisanayaa
cafis, iyo caafimaadqab, aakhiro
iyo aduunba, allow waxaan ku
weydiisanayaa cafis iyo caafimaad
diintayda dhexdeeda iyo aduuyadayda
iyo ehelkayga iyo maalkaygaba, allow
astur cawrooyinkayga, cabsiyadaydana
iigu amaan, allow iga ilaali hortayda
iyo gadaashayda iyo midigtayda
iyo bidixdayda, iyo korkayga, allow
weynaantaada ayaan u magan galayaa
in hoostaydana la iga shirqoolo
”.
اللهم عالم الغيب و الشهادة فاطر السماوات و الأرض ، ربِ كل شيء و مليكه ، أشهد أن لا إله إلا أنت ، أعوذ بك من شر نفسي ،
و شر الشيطان و شِرْكِه ، و أن أقترف على نفسي سوء أو أجره إلى مسلم .
"Allow allihii waxa maqan iyo waxa
joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo
dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii
shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in
uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga
mooyee, waxaan kaaga magan galayaa
sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka
iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan
kaloo kaa magan galayaa in aan
naftayda xumaan u soo jiido, ama qof
muslin ah u soo jiido xumaan
”.
بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء، في الأرض ولا في السماء، و هو السميع العليم . (ثلاث مرات )
"magaca ilaahay ayaan ku billaabayaa,
magacaasoo uusan dhibin lajirkiisa wax
ku sugan dhulka iyo cirka, allena waa
maqal badane cilmi badane ah”.qofkii yiraahda
saddex jeer subaxdii iyo galabkii
ducadan wax dhiba ma arkayo..

رضيت بالله رباً ، و بالإسلام ديناً ، و بمحمدٍ صلى الله عليه وسلم نبياً. ( ثلاث مرات)
"waxaan raali uga ahay ilaahay
rabbinimo, islaamkana diinimo,
muxammadna s.c.w nabinimo”.qofkii yiraahda saddex mar
subaxdii..

: اللهم صلي و سلم على نبيِّنا محمد. ( عشر مرات )
<> Allow naxariis iyo nabadgalyo nabiganaga
muxammad korkiisa yeel>>.(toban jeer).Waayo rasuulku s.c.w wuxuu sheegay SCW
qofkii ku salliya toban jeer markii
uu waagu u baryo, toban jeerna
ku salliya markii uu galabaysto in
shafaacadiisu(ergadiisu) gaarayso
qofkaas maalinta qiyaamo
}.
---
sedexdaan gabdood ayaa ah kuwa aanan marnaba ka caajisin in walahood ay subax iyo galaba xasiisyaaan allaha xifdiyo sida ay walahood ula jecel yihin magan galka allah.

1.Jawhara
2.khanzaaa
3.ilhaaam

 ماشاء اللــــــــــه
 اللــه  يحفظه من كل ســـــــوء شيخنا الحنفــــــــــــــى




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip