Uthuul thalatha Wiilasha Qeybta 4aad

0
Tuesday August 19, 2014 - 21:10:41 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4635
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 8
  • 15 1
  • Share via Social Media

    Uthuul thalatha Wiilasha Qeybta 4aad

    uthuul thalatha Asalka kowaaad dhamaad kiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

uthuul thalatha Asalka kowaaad dhamaad kiisa

وَفِي الْحَدِيثِ



 ( الدُّعَاءُ مخ الْعِبَادَةِ )


Xadiith ba wuxuu yahay: ( ducadu waa dhuuxa cibaadada).


وَالدَّلِيلُ: قَوْلُهُ تَعَالَى:


 ﴿وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ إِنَّ الَّذِينَ يَسْتَكْبِرُونَ عَنْ عِبَادَتِي سَيَدْخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ ﴾[غافر: 60

 

Daliilkuna waa qowlkii Allaah kor ahaaye:


( Wuxuu yiri rabigiin, i barya aan idinka ajiibe, kuwa iska weyneeya cibaadayda waxay gelayaan naarta jahanamo, iyagoo dulaysan). Surah qaafir ayah 60.


وَدَلِيلُ الْخَوْفِ: قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿فَلاَ تَخَافُوهُمْ وَخَافُونِ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ ﴾[آل عمران: 175


Daliilka cabsiduna waa: Qowlkii sareeyaha:

( Haka cabsanina gaalada ee aniga iga cabsada hadaad mu’uminiin tihiin) Surah Al’cimraan ayah 175


وَدَلِيلُ الرَّجَاءِ: قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿فَمَن كَانَ يَرْجُو لِقَاءَ رَبِّهِ فَلْيَعْمَلْ عَمَلاً صَالِحاً وَلاَ يُشْرِكْ بِعِبَادَةِ رَبِّهِ أَحَداً ﴾[الكهف: 110


Daliilka rajadana waa qowlkii sareeyaha:

( ruuxii ahaaday mid rajaynaya lakulanka rabigiisa, ha sameeyo camal wanagsan, yuunana la wadaajin cibaadada rabigiisa cidna) surah kahf ayah 110.


َودَلِيلُ التَّوَكُلِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:


﴿وَعَلَى اللّهِ فَتَوَكَّلُواْ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ ﴾[المائدة: 23]. وقوله: ﴿وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ﴾[الطلاق: 3    


Daliilka tawakalkuna waa, hadalkii sareeya:

( Alle talo saarta hadaad mu’uminiin tihiin) surah maa’ida ayah 23

( Cidii Alle tala saarata waa ku filan yahay alle ruuxaas) surah dalaaq ayah 3


وَدَلِيلُ الرَّغْبَةِ، وَالرَّهْبَةِ، وَالْخُشُوعِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:


 ﴿إِنَّهُمْ كَانُوا يُسَارِعُونَ فِي الْخَيْرَاتِ وَيَدْعُونَنَا رَغَباً وَرَهَباً وَكَانُوا لَنَا خَاشِعِينَ ﴾[الأنبياء: 90


Daliilka rajada (doonid), cabsida ( argagax ku jiro) iyo khashuuca. Hadalkii sareeyaha.

( Waxay ahaayeen kuwa u degdega khayraatka, nana barya iyagoo rajayn oo cabsan, waxayna ahaayeen kuwo noo khashuuca). Surah anbiya ayah 90.


وَدَلِيلُ الْخَشْيَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:


 ﴿فَلاَ تَخْشَوْهُمْ وَاخْشَوْنِي...﴾ الآية [البقرة: 150


Daliilka baqid waa, hadalkii sareeyaha:

( Hana ka cabsanina ee aniga iga cabsada) surah Al-baqara ayah 150


وَدَلِيلُ الإِنَابَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:


 ﴿وَأَنِيبُوا إِلَى رَبِّكُمْ وَأَسْلِمُوا لَهُ...﴾ الآية [الزمر: 54


Daliilka u noqoshadana waa qowlkii sareeyaha:

( U laabta rabigiina una hogaansama isaga….)


وَدَلِيلُ الاسْتِعَانَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:


 ﴿إِيَّاكَ نَعْبُدُ وإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ﴾ [الفاتحة: 5]. وَفِي الْحَدِيثِ: ..وإِذَا اسْتَعَنْتَ فَاسْتَعِنْ بِاللهِ


Daliilka kaalmaysida waa qowlkii alle sareeyeyee:

( Allow adigaan ku caabudayna, kuna kaalmo weydiisanayna…) surah fatixa ayah 5

Xadiithna waxaa ku soo arooray: ( hada cid kaalmaysanayso, Allaah kaalmayso)


وَدَلِيلُ الاسْتِعَاذَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:


﴿قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ ﴾ [الفلق: 1]. وَ﴿قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ ﴾ [الناس:1


Daliilka magan galku waa qowlkii alle sareeyeyee;

( Waxaad dhahdaa (nebiyow csw) Waxan magan gelaya rabiga waaga dilaaciya) surah falaq ayah 1

( Waxaad dhahdaa waxaan magan gelaya, rabiga dadka) surah naas ayah 1


وَدَلِيلُ الاسْتِغَاثَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:


 ﴿إِذْ تَسْتَغِيثُونَ رَبَّكُمْ فَاسْتَجَابَ لَكُمْ...﴾ الآية[الأنفال: 9


Gargaar dalabka daliilkiisuna waa qowlkii allah sareeyeyee:

( Xasuusta markaad ka gargaar dalbanayseen Allaah oo uu idinka ajiibay….) surah anfal ayah 9


وَدَلِيلُ الذَّبْحِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:


 ﴿قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي رَبِّي إِلَى صِرَاطٍ مُّسْتَقِيمٍ دِيناً قِيَماً مِّلَّةَ إِبْرَاهِيمَ حَنِيفاً وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشْرِكِينَ *


 قُلْ إِنَّ صَلاَتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ * لاَ شَرِيكَ لَه وَبِذَلِكَ أُمِرْتُ وَأَنَا أَوَّلُ الْمُسْلِمِينَ ُ﴾

الأنعام: 161ـ163

ومن السنة : "لعن الله من ذبح لغير الله".


Sunada na waxaa ka sugan ' Alle wuu lacnaday ruuxii u gawraca cid aan alle eheen


ودليل النذر قوله تعالى: ( يُوفُونَ بِالنَّذْرِ وَيَخَافُونَ يَوْماً كَانَ شَرُّهُ مُسْتَطِيراً) (الإنسان:7)


Daliil ka Nadarka na waa  hadalkii alle kor ahaayee '  Wayna oofiyaan Nadarka, waxayna ka yaabi maalin sharkeedu fidi (qiyaamada).




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip