Tafsiir Suratu Ad Daariq سورة الطارق

0
Monday August 18, 2014 - 02:41:17 in Tafsrka Ardada Juz Cama by Somali islamic
  • Visits: 8018
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 26
  • 38 4
  • Share via Social Media

    Tafsiir Suratu Ad Daariq سورة الطارق

    Tafsiirka suratu wa daariq oo dhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka suratu wa daariq oo dhan 1

Suuratul Daariq

سورة الطارق

Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guureeya.

وَالسَّمَاءِ وَالطَّارِقِ﴿١

Maxaa ku ogaysiiyay Xitiga Guureeya.

وَمَا أَدْرَاكَ مَا الطَّارِقُ﴿٢

Waa Xiddig ifa (tusa)

النَّجْمُ الثَّاقِبُ﴿٣

Naf walba ma jirto hadii ay jirtana waxaa kor jooga ilaaliye.

إِن كُلُّ نَفْسٍ لَّمَّا عَلَيْهَا حَافِظٌ﴿٤

Insaanka ha fiiriyo waxa laga abuuray.

فَلْيَنظُرِ الْإِنسَانُ مِمَّ خُلِقَ﴿٥

Waxaa laga abuuray Biyo boodaya.

خُلِقَ مِن مَّاءٍ دَافِقٍ﴿٦

Waxayna kasoo baxaan dhabar iyo kalxamaha dhexdood.

يَخْرُجُ مِن بَيْنِ الصُّلْبِ وَالتَّرَائِبِ﴿٧

Eebana soocelintiisa waa karaa dadka <Qiyaamaha>

إِنَّهُ عَلَىٰ رَجْعِهِ لَقَادِرٌ﴿٨

Maalin la caddayn doona wixii Qarsanaa.

يَوْمَ تُبْلَى السَّرَائِرُ﴿٩

Umana sugna Isnaanka Xoog iyo Gargaareba.

فَمَا لَهُ مِن قُوَّةٍ وَلَا نَاصِرٍ﴿١٠

Allah wuxuu ku dhaartay Samada celcelinta usaaxiibka ahayd (roobka lahayd).

وَالسَّمَاءِ ذَاتِ الرَّجْعِ﴿١١

Iyo dhulka Jeexjeexa lahaa.<si uu raashin uga soo baxa>

وَالْأَرْضِ ذَاتِ الصَّدْعِ﴿١٢

Qur’aanku waa hadal wax kala saara.<Xaqa iyo Baadilka.>

إِنَّهُ لَقَوْلٌ فَصْلٌ﴿١٣

Qur’aanku ma aha dheel dheel.

وَمَا هُوَ بِالْهَزْلِ﴿١٤

Ayaga (Gaalada) dhagar ayee falayaan.

إِنَّهُمْ يَكِيدُونَ كَيْدًا﴿١٥

Anniguna waxaan ku abaal marinayaa dhagar falid.

وَأَكِيدُ كَيْدًا﴿١٦

Kaafiriinta usug, waxaad u kaadisaa in yar.

فَمَهِّلِ الْكَافِرِينَ أَمْهِلْهُمْ رُوَيْدًا﴿١٧





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip