Mutajaanisaaan

54
Saturday August 09, 2014 - 19:38:45 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4699
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 7
  • 13 3
  • Share via Social Media

    Mutajaanisaaan

    ka soo shaqeeeeeeey 4aan su'lood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ka soo shaqeeeeeeey 4aan su'lood

Mutajaanisaan waa laba nooc


1. Waa laba Xaraf oo isku waafaqay makhrajka oo isku meel ka soo baxa SIfadana isku khilafay


2. Waa Laba Xaraf oo isku sifo ah laakiin makhrajka isku khilaafsan oo isku makhraj ahayn 


xukunkiisu waa idhaar Ilaa 8meelood mahanee

1.
ت ay kadaba timid الدال
2 ت ay kadaba timid ط
3 التاء ay kadaba timid الذال
4الدال uu ay kadaba timid التاا
5الذال uu kadaba yimid الظاأ


6- الطا ay kdaba timid ت

7.- م--iyo ب
8. miiim iyo nuuun

SHaraxaaad Sideedaan meelood quraanka waad isku idqamaysaa markay iskadaba yimadaan

1- Taaالتاء-reeban - hadii kadasheda ay dhacdo Daal الدال Waa la isku idqamaya sida " أثقلت دعوة " – أجيبت دعوتكما "

2- Daal reebanلدال Ay kadaba timi Taa- التاء- Sida " كدت " – " قد تبين "
ودت طائفة

3- Taaالتاء Ay kadaba timid الطاء sida - ودت طائفة -- isku idqaamayaa

"
4 - الطاء reeban hadii ay kadaba timato Taa-التاء waa la isku idqamaya sida بسطت " – " أحطت " _ " فرطت "
Fiiro gaara ط waa xaraf xoog badan sifo wayn ayu leyahay sifadi wa lo daynaya istclaga afka ka buuxi makhrajkan baa bi'ih kadibna isku idqaam idqamkaan naaqis ayaa la dhaha



5- hadii ay rالذال reeban kadaba timado الظاء Waa la isku idqamaya sida إذ ظلمتم " – " إذ ظلمو wana labo melod


6- الثاء reeban hadii kadaba timado الذال waa la isku idqaam waana hal mel quranka oo ah يلهث ذلك



7-الباء -hadii kadaba timado المي waa la isku idqamaya sida اركب معنا waa la isku idqamayaa

sido kale miim reebnالميم -- hadii baa kadaba timado Baa الباء wa la isku idqamaya sida " ترميهم بحجارة "

8ن reeban oo م miim kadaba yimid isku idqaam sida من مال الله

Kasoo  Jawaaab  Sualahaan :

1. muthlaan maxaa la yiraahdaa

2. Mutaqaribaaaan wa meqa noc kala sheg

3.. Mutajaanisaan wa meqa noc maxayse kala yihin

4. mutajanisaan xukunkisu muxu yahay imisa melood ayaase la idqaammaa quraanka





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip