Qisooyin Cibro Qaadasho Leh

4
Saturday August 02, 2014 - 01:04:17 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 9121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 2
  • Share via Social Media

    Qisooyin Cibro Qaadasho Leh

    قصــــــــــــــــة وعبــــــــــــــــــــرة

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

قصــــــــــــــــة وعبــــــــــــــــــــرة
قصــــــــــــــــة وعبـــــــــــــــــــــــــــــــــــــرة










Asalaamu Calaykum Waraxmatullah wabarakatuh : 

Bismillaah....Walaalayaal Waxaan Rabaa In Aad Ila Wadaagtaan Ama Ila Qaybsataan Qisas Yar Yar Oo Mucjiso Ah Oo Dad Badan Ay Ku Cibro Qaadan Doonaan Inshaa Allaah,,3 daan Qiso Waxay Ku Dhacday Sheekh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah Oo Ka Mid Ah Culumada Iyo Macalimiinta Qolka Altaqwaa Network....2 Qiso Anigaa Goobjoog U Ahaa Tan 3aad Na Sheekha Ayaa Noosheegay Saacado Yar Ka Dib Markii Ay Kusoo Dhacday Asaga....

QISSADA-1aad...

Sheekh Xanaafi Wuxuu Kasoo Galaa Aalada Paltalk Wadan Kamid Ah Wadamada Carabta Oo Aan Lagu Soo Gali Karin Magac-Madoow...Mucjisadaan Bal Ila Wadaag Waxay Ka Dhacday Qolka Altaqwaa Anagoo Ku Jirno Oo Sh Xanaafi Cashar Noo Dhigayo Ayaa Dad Waxay Sabuurada Kusoo Qoraayeen Magac-Madoow Iyo Carabaha Dhib Baa Naga Haysto Oo Masoo Gali Karno Color La'aan,Markaas Ayaa Sh Xanaafi Oo Mic ga Qolka Haysta Baa Yiri...Paltalk Allaah Baa Iska Leh Oo Xukuma Wixii Uu Rabaana Ka Fulaayo...Magac-Madoow Baan Kusoo Galaynaa Inshaa Allaah...Allaah Baa Noo Fududayn,,,,Isla Markiiba Hawadaa Laga Saaray Sheekhii Oo Khadkii Baa Ka Go'ay..Subxaanallaah Isla Markiiba Wuxuu Soo Noqday Xanaafi Asagoo Magacii Ka Madoobaaday Waan Wada Yaabnay Oo See Magac-Madoow Qolka Ugu Soo Gashay Xanaafi Baan Waydiinay Wuxuu Noogu Jawaabay Allaah Baa Sidaas Qadaray Oo Ii Fududeeyey,,,Intaa Ka Dib Waxaa Dhacay In 3 Qof Isku Dayeen In Ay Color Mariyaan Waana La Marin Waayey Xataa Paltalk Baa Isku Dayey In Ay Caawiyaan Sida Colorka Loo Mariyo Waasa La Marin Waayey Ilaa Hada Sh Xanaafi Magaciisu Waa Madoow Carabaha Buuna Kasoo Galaa,,,,Waa Mucjiso Wayn...Bal Fiiri Allaah Awoodiisa Allaahu Akbar...Allaahu Akbar...Allaahu Akbar    .....

   QISSADA 2aad...

Anagoo Qolka Ku Jirna Oo Sh Xanaafi Mic ga Haysta Ayaa Dadku Iska Sheekaysanayeen Oo Shaqo Iyo Lacag Bay Ka Hadlayeen,,,Markaas Bay Gabar Waxay Sabuurada Kusoo Qortay Aydoo Xanaafi Ku Ciciyaarayso....Horta Adiga Yaa Ku Biila Xanaafi Habeen Iyo Maalin Intaa Joogtaaye??? Xanaafi Baa Wuxuu Ugu Jawaabay Gabadhii...Allaah Baan U Shaqaynaa Oo Asagaa Na Biilin,,,,Isla Markii Ayaa Xanaafi Tel.Usoo Dhacay....Oo La Yiri Lacag Ayaan Kuu Haynaa Ee Deg Deg Noogu Imoow Sheekh,,,,Subxaanallaah Hadalkii Afkiisa Markii Uu Kasoo Baxay Ayaa Layiri Lacag Baan Kuu Haynaa Ee Deg Deg Noogu Imoow,,,Waxaan Soo Xasuustay Aayadii...إِنَّ اللَّـهَ يَرْ‌زُقُ مَن يَشَاءُ بِغَيْرِ‌ حِسَابٍ ﴿٣٧﴾    ,,,,,,,,,,

QISSADA 3aad..

..Xanaafi Ayaa Asagoo Magaaladiisa Jooga Ayuu Galay Makhaayad Si Uu Wax Uga Gato Markaas Ayaa Nin Carab Ah Soo Galay Makhaayadii Oo Cabitaan Ayuu Dalbaday Ninkii Markaas Ayaa Xanaafi Oo Asna Meesha Taagan Oo Wax Gadan Ayaa Lacagtii Ka Bixiyey Ninkiina,,,Ninkii Ayaa Yaabay Shukran Ayuu Yiri Wuxuuna Bilaabay Sheeko Iyo Waraysi Wuxuu Waydiiyey Ninkii,,, Xanaafi Adigu Maxaad Qabataa?? Xanaafi Baa Ku Jawaabay....Dacwada Ayaan Ka Shaqeeyaa Waxna Waan Bartaa...Ninkii Baa Su'aal Kale Waydiiyey Oo Yiri Oo Xagee Biil Iyo Dhaqaalo Kaaga Yimaadaan?? Xanaafi Baa Ku Jawaabay....Fissamaa..Fissamaa..Oo Qoslay..Ninkii Baa Yaabay Oo 3 Mar Ku Ceshay Yaah Maxaa Tiri? fissamaa...Fissaa Asagoo La Yaaban,,,,Ninkii Ayaa Iska Baxay Asago Yaaban,,Inyar Kadib Ayuu Ninkii Soo Noday Oo Yiri Waxaan Iloobay Cabitaan Noocaas Ah Ee Isii Wiilkii Makhaayada Gadaayey ,,Mar Labaad Ayuu Sh Xanafi Bixiyey Oo Ninkii Ku Khasbay.., Ninkii Intuu Geesaha Fiir fiirshay Oo Lagac Jeebkiisa Ka Soo Saaray Ku Tuuray Xanaafi Oo Ku Khasbay,,,Xanaafi Baa Ninkii Waydiiyey... Maxaad Lacagtaada Ii Siin?? Ninkii Baa Ku Jawaabay Intuu Gacanta Cirka Utaagay Yiri,,,,Fissamaa,,Fissamaa..Fissama Oo Qoslay Oo Meeshii Kasii Cararay Xanaafi Oo Ku Qaylinaaya ...Lacagtaada Qaado..Lacagtaada Qaado..Allaahu Akbar,Allaahu Akbar Waa Aayadii>>>إِنَّ اللَّـهَ يَرْ‌زُقُ مَن يَشَاءُ بِغَيْرِ‌ حِسَابٍ ﴿٣٧﴾    .... 

By : Waa Walaashiin amatallaah55.................Fii'amaanillaah asc


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip