Tajwiid (Mithleyn)أحكام المثلين
أحكام المثلين والمتقاربين والمتجانسين
Axkaamta Mithleynka,
,Mutaqaaribeeynka iyo Mutajaaniseeynka
المثلان:
Mithlaan :
Wa labo xarafo iskumid ah iskana waa faqay xaga magaca, qoraalka, Sifada iyo Makhrajka ( Boska ey kasobaxaan ) haba kala
galaan labo kalmadood mase hal kalmad
Sida Laba ..ba (ب) okale .. Tusaale اضْرِبْ بِعَصَاكَ idrib bicasaaka
Mithlaynka 3dex Nooc Ayey Uqeyb samaan 1,Mithleyn
Saqiir 2, Mithleeyn Kabiir, 3.Mithleyn mudlaq
المثلان الصغيرmithleyn saqiir. Wa Labo Xaraf oo iskumid ah Midka hore uu reybayahay kan danbana xarakesayahay ( shaqlayahay).Xukunkisu wa idqaam ( kan hore aya ladhex galinaya kandanbe markaseey hal xaraf iskunoqdan ) Tusaale: يُدْرِكْكُمُ, Yudrikum( yudrik kum) waa labo kaaf mid kore u rebayahay kan danbana u xarakesayahay xukunkisa wa laisdhex galinaya labada kaaf ( idqam ) hal kaf bu noqda , وَقَدْ دَخَلُوا waqad dakhaluu wa labo deyl oo midka hore rebayahay kan danbana oo xarakesayahay xukunkisu wa (idqam ) markas hal deel ayey iskunoqonayaan .
2. المثلان الكبير – Mithleyn Kabiir.. Waa labo
Xaraf oo iskumid ah uu midka hore xarakesayahay kan danbana u xarakesayahay ( shaqlayahay). Xukunkisu wa (idhaar)
Tusaale- يَعْلَمُ مَا yaclamu maa .. Waa labo miim
midka hore u xarakesayahay kan danbana u xarakesayahay ( shaqlayahay ) mithleyn
kabiir ayu noqonaya xukunkisuna wa idhar ..
3. المثلان المطلقMithleyn Mudlaq wa
labo xaraf iskumid ah oo kan hore u xarakesayahay kan danbena u rebayahay
xukunkisuna wa (idhaar)
Tusaale: شَقَقْنَا shaqaaqna waa labo qaaf oo
midka hore u xarakesayahay kan danbana u rebayahay wa mithleyn mudlaq xukunkisuna wa idhaar.
1 Muthleyn maxaa la dhahaa
2., muthlaaan saqiir maxaa la yirahda
3. tusaale ka keen quranka
4. muthleyn Saqiir xukunkiisu muxu yahay idhaar mise isqaam
5. muthlaan kabiir maxaa la dhahaa xukunkisu muxu yahay
dadka caway soo qoray in ay fahmee oo ka soo jawaab
Qofkii aan fahmin lanbar wan soo qor
Inta Fahantay ee ka soo jawaabaysa waxid cala sabuurah ????
xayaat114: 1
Muslimah_199: 1
BINTU MUXAMMED_114: 1
Quratu3eyn: 1
nur omar: alxamdullah
nur omar: 1
Iqra Cadeey114: 1111111111111111111111
sacdiya_degan: 1111111
Amantu-BillaH-114: 1 alx
xayaat114: 1
anisa09: 1111111
ramlo: 1
Adawiyah-114: 1
Islaaxiyah_2: 1
BINTU MUXAMMED_114: 1
umu canab22: 11
umuistraliin11: 1
ummuilhaan_3: 1
Adawiyah-114: 1111111
shukrisharaf78: 1
umu-hasna: 1
geedafuul_1: maansha allaah
wadiimah-114: aniga hada so galay macalin
umuqadar75: 1
samsam cali13: aniga haaf
samira xasan: 111
umu_xafsa11: 1
Muslimah_199: Alxamdulilah
fariida_2: maasha allaah
umu abdurahmaan: 1
sacdiya_degan: 1
mama-Abdullaahi: 1111111111
bintuzahra: 1
umuzuhur8: 1
Muhsin17: 1
sahra1231: 1
umuriyan: 1
maryama_3_1: 1
sacdiyo1234: asallaaamu calleykum waraxmatullaahi wabarakatuhu
amaldheeray_1: jzkl Ira cadeey
sahra 114_1: hadii la duubay ok
nur omar: qolki wagariiray
Muslimah_199: lol
BYLKHYR: inyar baan fahmey okhayr leh
Muslimah_199: 7
sahra1231: 7
fariida_2: ,,,,,
shukrisharaf78: 7
xawo114: 7
nawaal elmi 1997: 77
Adawiyah-114: 7
caaisha75: 7
ummuilhaan_3: 7
umu abdurahmaan: 7
umuzuhur8: 7
sacdiya_degan: 7
sawda_114_1: 77
BINTU MAXAMUD 32: 7
Ahlaaam-: shamSati ;;
umuqadar75: 7
xawo114: 7
umu canab22: 7
deeqa dk: 7
hana ahmed_1: 55
sahra1231: 7
ruuneey25
Tajwiid (Mithleyn)أحكام المثلين
♥✿♥Kafaidesi Wacan Sualo aad Muhiim U ah♥✿♥