Uthuulu Salaasa Q1aad

1
Monday July 14, 2014 - 21:51:19 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 10415
  • (Rating 4.6/5 Stars) Total Votes: 37
  • 67 2
  • Share via Social Media

    Uthuulu Salaasa Q1aad

    Ardayga Bilowga ah ee aan horay u soo qadan aya loga fadha arbacada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ardayga Bilowga ah ee aan horay u soo qadan aya loga fadha arbacada

 

اعْلمْ رَحِمَكَ اللهُ أَنَّهُ يَجِبُ عَلَيْنَا تَعَلُّمُ أَرْبَع مَسَائِلَ

Ogoow Alle haku naxariiste inay waajib nagu tahay afar mas’aladood barashadooda:

المسألة الأُولَى: الْعِلْم

Qodobka 1aad: Waa cilmiga

وَهُوَ مَعْرِفَةُ اللهِ، وَمَعْرِفَةُ نَبِيِّهِ ـ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ـ، وَمَعْرِفَةُ دِينِ الإِسْلامِ بالأَدِلَّةِ

Cilmiguna waa barashada Allaah, barashada nibigiisa csw , iyo barashada diinta islaamka, adigo Weliba si daliil wadato u baranaya.

المسألة الثَّانِيَةُ: الْعَمَلُ بِهِ

Qodobka 2aad: In lagu camal falo.

المسألة الثَّالِثَةُ: الدَّعْوَةُ إِلَيْهِ

Qodobka 3aad: In dadka loogu yeero cilmiga.

المسألة الرَّابِعَةُ: الصَّبْرُ عَلَى الأَذَى فِيهِ

Qodobka 4aad: In lagu sabro dhibaatada kugu soo garaysa barashada cilmiga.

وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى: بسم الله الرحمن الرحيم: ﴿وَالْعَصْرِ * إِنَّ الإِنسَانَ لَفِي خُسْرٍ* إِلاَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْر

Daliilkuna waa hadalka Alle kor ahaaye:  (Casarka ayaan ku dhaartaye), Insaanku(dadku) khasaaro ayuu ku sugan yahay. Marka laga reebo kuwa xaqa rumeeyey,Camal wanagsana sameeyey,isuna dardaarmay xaqa, isuna dardaarmay sabarka.



 

قَالَ الشَّافِعيُّ ـ رَحِمَهُ اللهُ تَعَالَى ـ لَوْ مَا أَنْزَلَ اللهُ حُجَّةً عَلَى خَلْقِهِ إِلا هَذِهِ السُّورَةَ لَكَفَتْهُمْ

Wuxuu yiri Shaafici Alle ha u Naxariistee. Hadii aanu alle kusoo dejin lahayn xujo khalqigiisa, suuradan maahee way ku filnaan lahayd.

وَقَالَ البُخَارِيُّ ـ رَحِمَهُ اللهُ تَعَالَى* بَابُ: العِلْمُ قَبْلَ القَوْلِ وَالْعَمَلِ؛

Wuxuu yiri Bukhaari Alle ha u naxariiste. Baabka cilmigu wuu ka horeeya hadalka iyo camalkaba.

وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى﴿فَاعْلَمْ أَنَّهُ لاَ إِلَٰه إِلاَّ اللَّهُ وَاسْتَغْفِرْ لِذَنبِكَ﴾

Daliil waxaa u ah qowlkii Alle.  (Ogoow inuusan jirin, Allah xaq lagu caabudo Alle mooyaane, Naftaadana uga denbi dhaaf dalbo Alle).


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip