الواجبات المتحتمات المعرفة على كل مسلم ومسلمة
Sharaxaaada Casharkaan Yutubkaan Kala Soco >>
أَدِلَةُ الشُرُوطِ لَا إِلَهَ إِلًا اللهُ مِن كِتَابِ اللهِ تَعَالَى وَمِن سُنَةِ رَسُولِ اللهِ
Adilatul Shuruudu Laa Ilaaha Ilalaah min kitaabi Allaahi Tacaala Wa min sunnati Rasuuli Allaahi.
Adilada shuruudaha LAA ILAAHA ILA ALLAAH ee ku jira Kitaabka ALLE iyo Sunnada RASUULKA csw
دَلِيلُ العِلمِ: قولُهُ تَعَالَى : ]فَاعْلَمْ أَنَّهُ لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ[ [الزخرف: 86]، أي بـ"لا إله إلا الله". ]وَهُمْ يَعْلَمُونَ[ بِقُلُوبِهِمْ مَا نَطَقُوا بِهِ بِألسِنِتِهِمْ.
Daliilka cilmiga: {sukhruf 86} { } Macnaha LA ILLAAHA ILA ALLAAH. { } Qalbigey ka ogyihiin waxayabaha ay carbyadoodu ku hadlayaan.
وَمِنْ السُنَةِ: الحَدِيْثُ الثَابِتُ فِيْ الصَحِيْحِ عَنْ عُثمَانَ رَضِيَ اللهُ عَْنهُ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللهِ r: «من مات وهو يعلم أنه لا إله إلا الله دخل الجنة».
Wa mina sunnati: Alxadiithu Al-thaabitu fil Saxiixi Can Cuthman Radiya Allahu Canhu Qaala: Qaala Rasuulu Allaahi: Man Maata Wa huwa Yaclamu Annahu Laa ilaaha Ilalaah Dakhalal Jannah.
Sunnadana : Xadithka ku sugan saxiixul Bukhari, waxa laga wariyey Cuthman rd wuxu yiri : RASUULKA csw wuxu dhahay: Qofka dhinta asago og inuusan ILLAAAH JIRIN ALLE WEYNE MAHANE jannadu galay.
ودليل اليقين: قوله تعالى: ]إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ آَمَنُوا بِاللَّهِ وَرَسُولِهِ ثُمَّ لَمْ يَرْتَابُوا وَجَاهَدُوا بِأَمْوَالِهِمْ وَأَنْفُسِهِمْ فِي سَبِيلِ اللَّهِ أُولَئِكَ هُمُ الصَّادِقُونَ[[الحجرات: 15].
Daliilka Yaqiinta: Qowlk RABI { } xujurat 15.
فَاشْتَرَطَ فِيْ صِدْقِ إِيْمَانِهِمْ بِاللهِ وَرَسُولِهِ كَوْنُهُمْ لَمْ يَرِتَابَوا. أَي: لَمْ يَشُكُوا، فَأمَاْ المُرْتَابُ فَهُوَ مِنَ المُنَافِقِيِنَ.
Fashtarada Fi Sidqi Iimaanihim Billaahi Wa Rasuulihi Kawnahum lam Yartaabuu, Ay, Lam Yashukuu, Fa'amal Murtaabu Fahuwa Minal Miunaafiqiiyn.
ALLE wuxuu shardi ka dhigay iimankooda runimadiisa ay ALLE iyo Rasulkisa rumaysan yihiin in aysan ahayn kuwa aan shakin qofkii shakisana munaafiqiintuu kamid yahay.
ومن السنة: الحديث الثابت في الصحيح عن أبي هريرة رضي الله عنه، قال: قال رسول الله r: «أَشْهَدُ أَنْ لا إِلَهَ إِلا اللَّهُ وَأَنِّي رَسُولُ اللَّهِ ، لا يُلْقَى بِهِمَا عَبْدٌ غَيْرَ شَاكٍّ فِيهِمَا إِلا دَخَلَ الْجَنَّةَ
Wa Mina Sunnati: Al-xadiith Al-thaabit fil Saxiixi Can Abii Hurayra Radiyah Allaahu Canhu, Qaala: Qaala Rasuulu Allahi csw: Ash'hadu An Laa ilaaha Ila laahu Wa anii Rasuulu Allahi, La yulaqaa Allahi, Bihimaa Cabdun Qayra Shaakin Fiihimaa Ilaa Dakhalal Jannah.
Sunnadana: xadith ku sugan saxiixa, Abu-Hureyrah wuxu yiri NABIGA csw aya dhahay: Ashhadu an LAA ILAAHA .ILA ALLAAH WA ANII RASUULULLAAH
ALle lama kulmo labadaas kalmo adoon aan ku shakin ilaa hadi=uu la kumo janaduu galaa
وفي رواية:
لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَأَنِّى رَسُولُ اللَّهِ لاَ يَلْقَى اللَّهَ بِهِمَا عَبْدٌ غَيْرَ شَاكٍّ فِيهِمَاإِلاَّ دَخَلَ الْجَنَّةَ
Wa fii Riwaayatin: Laa ilaaha Ila Allahu, Wa anii Rasuulu Allahi La yulaqaa Allahu bihima Cabdun Qayra Shaakin Fiihimaa ilaa Dakhalal Jannah.
Ruwayad kale waxay ledahay
Lama kulmoo alle labadaas kalmo adon aan ka shakin labadas kalmo lagama xijaabo janada.loma dido
وعن أبي هريرة أيضًا من حديث طويل: «مَنْلَقِيتَمِنْ وَرَاءِهَذَا الْحَائِطِ يَشْهَدُ أَنْ لا إِلَهَ إِلا اللَّهُ مُسْتَيْقِنًا بِهَامِنْقَلْبِهِ فَبَشِّرْهُ بِالْجَنَّةِ
Wa can Abii Hureyra Aydan min Xadiith Dawiil: Man Laqayta Min Waraa'i Haadal Xaa'idi, Yash'hadu Ann Laa ilaaha Ilalaahu Mustayqinan bihaa Min Qalbihi Fabashirhu Bil Jannah.
Sidoo kale waxa laga wariyey Abu-Hureyrah xadiithki dheera: Qofka aad kula kulanto aduunka asagoo qiraya LAA ILAAHA ILA ALLAAH asago qalbiga ka rumeysan jannada ugu bishaaree
الواجبات المتحتمات المعرفة على كل مسلم ومسلمة
Cajalka waa 5 daqiiqo, waxaana la iska rabaa maalinta arbacada insha allah