Gabadhaan dhiban la soo tali

30
Saturday July 05, 2014 - 05:46:59 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3042
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 4
  • 14 0
  • Share via Social Media

    Gabadhaan dhiban la soo tali

    Qoralka hose ayeey ledahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 14 KB
Qoralka hose ayeey ledahay >>

waxaan ka codsanayaa in adan magacayga sheegin waxaan ahay gabar somaliyed oo yurub ku nol waxaan idinka codsanayaa duco iyo talo in aad iga siisaan arin xanuunbadan oo I haysata waxaan ku jiraa xabsi kii ugu xumaa waxay nafteytu igu seekeysa in aan isdilo oo nafta iska qado ceebta I haysata sabatana wan ku shegayaa waxaan is aranay ninka xabsiga igu haysta kadibna waxaan ku heshiinay guur intaan shekeysanaynay ayuu iga duubay hadalo kadibna sawiradaydii ayu helay oo aan anigu u diray madama guur aan ku heshiinay kadib ayaan isku dhacnay intu iga codsaday wax uusan alle raali ka ahayn anoo soman soman markaas kadib ayuu ii soo diray cajal 30 daqiiqo soconaya oo ah sheeko hadaladaydii oo uu jar jaray oo ii isku geegeeyay hadaladaas igama suurtoobaaan laakiin waa wax uu isku kakabay kaaga sii daranee sawiradaydii ayuu ku dhajiyay sawiro qaawan kadibna wuu ii soo diray oo uu igu yiri waxaan rabo hadaadan samayn waxaan galinayaa yutubka waxaan u diraya famlgaaga xaaladaas murugaysan ayaa ila soo gudboonaatay wal wal ayaan ku nolahay ehelkeeyga hadaya dhagystaan wa dad aan netka wax ka aqoon xarfaantaan waxay sameeyaan wax ka aqoon ee waxay arkaan oo maqlaan ayeey qadanayaaan ceeeb tii ugu darnaydna wa igu dhacaysaa gabarnimadaydii iyo sharafteydiina saas ayeey dhulka ku gashay hadaba waxaan codsanayaa in aad ila soo talisaan ii soo ducaysaaan in uusan alle I fidneyn allena iga qabto

dhamaad



Ogow  Walaaleey waxaan iyo kabadan in ay dhacaaan ee ha is dhiibin waxaa lagu been aburta culumada oo hadaladooda la jar jaraa oo qarkood lagu laayay gabdhaha arimo kadaran aya ku dhaca samir adkeyso xumaan ha samayn ha is dilin alle isku xir alle wa kugu filan yahaye

adiga tada faraha ka qad waxaa been abuur laga sameeyayaa dawlado baarlamaan dhagyso dhinkaan xildhibaankaa sida loogu been abuurtay inta hadaladiisa loo jar jaray


halkaan a dhagayso xildhibaankii oo beeninaya iyo meelaha hadaladiisa laga soo jar jaray

Halkaaan ka dhagyso Xildhibaanka hadaladiisa la jar jaray oo ka sheekeeynaya sida hadaladiisa la iskugu geegeeyay oo la iskugu kakabay




Gabdhaan dhamaan wlaha reer Altaqwa Ayeey Ka Soo Codsatay EE Qof walboow Taladaada Hoos Ugu Soo Qor Niyadana U Soo Daji walashaada kana soo qaad mantay xaalada haysata adiga oo ay ku haysato madama xaaladeedaa xuntahay wixii talaa hoos ku soo qor jklh


1.Gabdha Maxad kula talinaysaa
2. ninka waxaan sameyay dabcan warkaaga iyo qoralkaga wa arkayaa maxad kula talinysaa





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip