Kitaab Cusub AL Wajibaat Al Muxatimaat Cala Kuli Muslimin

0
Wednesday July 02, 2014 - 03:35:34 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 20205
  • (Rating 4.9/5 Stars) Total Votes: 57
  • 81 10
  • Share via Social Media

    Kitaab Cusub AL Wajibaat Al Muxatimaat Cala Kuli Muslimin

    1

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1

 الواجبات المتحتمات المعرفة على كل مسلم ومسلمة


الأصول الثلاثة التي يجب على كل مسلم ومسلمة معرفتها

Usuulu Thalaathatu lati yajibu cala kulu muslimin , wa muslimatin macrifatuha

 

Asalada saddexda ah ee waajibka ku tahay barashadoodu wiilkasta iyo gabar kasta oo muslim ah.

 

وهي: معرفة العبد ربه ودينه ونبيه محمدا 

wa hiya macrifatul cabdu rabahu wa dinahu , wanabiyahu  muxamad csw

 

Waana: inuu adoonku barto rabigiisa, diintiisa, nebigiisa Muxamed csw

 

فإن قيل لك: من ربك؟ فقل: ربي الله الذي رباني وربى جميع العالمين بنعمته، وهو معبودي، ليس لي معبود سواه 

fain qiila laka man rabuk.? Faqul Rabiyalahu ladi rabaani wa raba jamicul calaamiin binicmatihi, wa huwa macbuudi , waleysa lii macbuudo siwaahu

 

Hadii lagu dhaho: rabiga waa kuma? Dheh rabigay waa ilaahayga i barbaariyey, barbaariyey dhamaan caalamka nimcadiisa.waana kan aan caabudo, ima sugnaanin mid kale oo Alle kasoo haray oo aan caabudo.

وإذا قيل لك: ما دينك؟ فقل: ديني الإسلام، وهو الاستسلام لله بالتوحيد والانقياد وبالطاعة والبراء من الشرك وأهله


wa ida qiila laka maa dinuk ? faqul diinil islaam, wa huwa istislaamu lilaah bi towxiid, wal inqiyaadu, bidacah, wal baraa'u minashirki wa ahlihi

 

Hadii lagu dhaho:waa maxay diintaada?dheh:Diintayda waa islaam. Islaamkuna waa in Alle la isu dhiibo, adoo alle u keli yeelaya tawxiidka. In loo hogaansamo Alle adoo adeecaya, Lagana dheerado shirkiga iyo ehelkiisaba.

وإذا قيل لك: من نبيك؟ فقل: محمد بن عبد الله بن عبد المطلب بن هاشم، وهاشم من قريش، وقريش من العرب، والعرب من ذرية إسماعيل بن إبراهيم عليهما وعلى نبينا أفضل الصلاة والتسليم

wa ida qiila laka man nabiyuk? Faqul : Muxamad Ibnu Cabdullahi Ibnu cabdul mudalib ibnu hashim, wa hashimu min qureysh , wa qureyshu minal carab wacarabu min duriyati ismacil  ibnu ibrahim calayhimaa wa cala nabiyina afdalu salaatu wa tasliim

 

Hadii lagu dhaho: Nebiga waa kuma (csw)? Dheh waa: Muxammed Bin Cabdullaahi Bin Cabdulmudalib Bin Haashim, Haashimna Quraysh ayuu ka mid yahay, Qurayshna Carab ayay ka mid tahay, Carabna waa Durayadii(Dadkii ka farcamay) (Nabi) Ismaaciil cw, Inankii (Nabi) Ibraahiim Al-khaliil, ha ahaato korkiisa (Nabi Ibraahiim) iyo Nabigeena (Muxammed) korkiisa Naxariis iyo Nabad galyo mida ugu dheeraadka badan.

أصل الدين وقاعدته أمران 

aslu diin wa qaacidatuhu amraan 

 

Asalka diinta iyo qaacidadiisa waa labo arimood:

الأول: الأمر بعبادة الله وحده لا شريك له، والتحريض على ذلك، والموالاة فيه، وتكفير من تركه 

Al awalu al amru bicibati llahi waxdahu la shariika lahu, wataxriiydu cala dalika, wal mawaalatu fihi , watakfiiyru man tarakahu 

 

Tan kowaad waa : in la is amray Alle cibaadadiisa keligiisa, isagoo aan cidna lala wadaajinayn, iyo in la isku dhiiri geliyo arinkaas, iyo in la isku xiriiriyo, iyo in la gaalaysiyo ruuxi diida oo ka taga (qirida kelmada tawxiidka).

الثاني: الإنذار عن الشرك في عبادة الله، والتغليظ في ذلك، والمعاداة فيه، وتكفير من فعله 

 Athaani : Al-Indaaru cani shirki fil cibaadati llaah , wal taqliidu fi dalika, wal mucaadaatu fih , wa takfiiru man facalahu

Tan labaad waa: In looga digo dadka shirkiga iyo inay Alle cibaadadiisa cid la wadaajiyan, laguna adkeeyo arinkaas.iyo in lagula dagaalamo arinkaas, iyo in la gaalaysiiyo ruuxii sameeya. ( lakin arinkaan shuruud buu leeyahay dadka waa inaan layska gaalaysiin, dhegeyso casharkan marka la faahfaahinayo).

شروط لا إله إلا الله 

Shuruudu Laa-ilaaha ilalaahu

Shuruuda kelmada (la ilaaha ilaah).

الأول: العلم بمعناها نفياً وإثباتاً.AL-Awal AL CIlmu Bimacnaahaa Nafyan Wa Inthbaatan

 

Tan kowaad waa: ( laa ilaaha ilaah) in macneheeda la barto, waana diidmo (laa ilaaha) iyo sugitaan ( ila laahu).

الثاني: اليقين، وهو: كمال العلم بها، المنافي للشك والريب

Athaanii  ALyaqiinu Wahuwa Kamaalul Cilmi Bihaa Almunaafii Lishaki Wareybi 


 

Tan labad waa: yaqiinta: Yaqiintuna waa dhamaystirka cilmiga, Waxayna diida shakiga iyo Malaha.

  الثالث: الإخلاص: المنافي للشرك

 Athaalithu : al Ikhlaasu al munaafi li shirki 

Tan saddexaad waa: ikhlaas ( Alle oo cibaadada loo barax tiro) waana mid diidaysa shirkiga

الرابع: الصدق المنافي للكذب 

 A-Raabicu :  Asidqu al munaafi lil kadibi

Tan afraad waa: Rumayn: waxayna runtu diida beenta.

الخامس: المحبة لهذه الكلمة، ولما دلت عليه، والسرور بذلك  

al khaamiso  :,, Al maxabatu li hadihil kalimah, walima dalat calayhi , wa suruur bi dalika

 

 

Tan shanaad waa: in la jeclaado kelmadan iyo waxay ku fartayba, iyo in lagu farxo arinkaas.

السادس: الانقياد لحقوقها، وهي: الأعمال الواجبة، إخلاصاً لله، وطلباً لمرضاته 

 asadisu : al inqiyadu lixuquqiha , wa hiya al acmaalu alwaajibaatu, ikhlasan lilaah, 

Tan lixaad waa: inaad u hogaansantid xuquuqda kelmadaas (laa ilaaha ilalaah). Waana acmaasha waajibka ah adigoo Alle u barax tiraya camalka qabashadiisa, iyo inaad raadiso raali ahaansha Alle.

السابع: القبول المنافي للرد 

Asabicu: AlQubuulu ..almunaafi li radi

 

Tan todobaad waa: Inaad aqbashid. Waana mid diidaysa celinta.

 

 

 

 

 

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip