Tafsiirka Suuratu Cama 1-16
Guul Guul Guul Guul
Guu guul guul
Sidaan ayaad juzkii kobaad ku dhamaysay guul waxkasta saaan ayeey u soo gaba gaboobayaaan dadaal dalaal
Waxaan ku Bilaabay Magaca Eebaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba |
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ |
Maxaybay is waydiinayaan. |
عَمَّ يَتَسَاءَلُونَ﴿١﴾ |
Warkii waynaa Xagiisa. |
عَنِ النَّبَإِ الْعَظِيمِ﴿٢﴾ |
Kaas ay isku Qilaafeen dhexdiisa. |
الَّذِي هُمْ فِيهِ مُخْتَلِفُونَ﴿٣﴾ |
Saas ma aha ee way ogaan doonaan. |
كَلَّا سَيَعْلَمُونَ﴿٤﴾ |
Katib saas ma aha ee way ogaan doonaan. |
ثُمَّ كَلَّا سَيَعْلَمُونَ﴿٥﴾ |
Miyaannan Dhulka gogol ka yeelin. |
أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ مِهَادًا﴿٦﴾ |
Buurahiina ka yeelin Dhagabyo. |
وَالْجِبَالَ أَوْتَادًا﴿٧﴾ |
Miyaannaan idinka abuurin Noocyo. |
وَخَلَقْنَاكُمْ أَزْوَاجًا﴿٨﴾ |
Miyaannan hurdada Raaxo idinkaga dhigin. |
وَجَعَلْنَا نَوْمَكُمْ سُبَاتًا﴿٩﴾ |
Habeenkii waxaan ka yeelnay Asturaat. |
وَجَعَلْنَا اللَّيْلَ لِبَاسًا﴿١٠﴾ |
Maalintiina waxaan ka yeelnay waqti ceeshka la raadsado (waqti shaqo). |
وَجَعَلْنَا النَّهَارَ مَعَاشًا﴿١١﴾ |
Waxaan ku dhisnay korkiina toddoba ad adag. (toddobada samo) |
وَبَنَيْنَا فَوْقَكُمْ سَبْعًا شِدَادًا﴿١٢﴾ |
Waxaan sameenay faynuus iftiin badan(Qorraxda) |
وَجَعَلْنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا﴿١٣﴾ |
Waxaan kasoo dejinay daruuraha xagooda biyo shubmaya. |
وَأَنزَلْنَا مِنَ الْمُعْصِرَاتِ مَاءً ثَجَّاجًا﴿١٤﴾ |
Si aan ugu soo bixino Raashin iyo Daaq. |
لِّنُخْرِجَ بِهِ حَبًّا وَنَبَاتًا﴿١٥﴾ |
Iyo Booro isku duuban (kulansan) |
وَجَنَّاتٍ أَلْفَافًا﴿١٦﴾ |
|
Tafsiirka Suuratu Cama 1-16
Banaat Saabiraaat