Kitaabka (*Abii Shujaac Axkaamu Siyaam,Darsigii-1aad*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Thursday June 19, 2014 - 23:55:27 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 5 1
  • Share via Social Media

    Kitaabka (*Abii Shujaac Axkaamu Siyaam,Darsigii-1aad*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Abii Shujaaac 22 sualood oo casharka caway noga soo dhexx baxay iyo quranka sunada saxabada iyo 4 madhabadood iyo culumada muxaqiqiinta ay ka yirahdeeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abii Shujaaac 22 sualood oo casharka caway noga soo dhexx baxay iyo quranka sunada saxabada iyo 4 madhabadood iyo culumada muxaqiqiinta ay ka yirahdeeen.
Kitaabu Siyaaab

كتاب الصيام

شروط وجوب الصيام

وشرائط وجوب الصيام أربعة أشياء: الإسلام والبلوغ والعقل والقدرة على الصوم.

فرائض الصيام

وفرائض الصوم أربعة أشياء: النية والإمساك عن الأكل والشرب والجماع وتعمد القيء

.

مفطرات الصائم

والذي يفطر به الصائم عشرة أشياء: ما وصل عمدا إلى الجوف والرأس والحقنة في أحد السبيلين والقيء عمدا والوطء عمدا في الفرج والإنزال عن مباشرة والحيض والنفاس والجنون والردة



Su;alaha ka so dhex baxay kitaabkaaaan



Habayn kasta niyayad gooni ah miyuu raba in lo niyaysto mise habaynka kobad Ramadan igu wada filan

2.qofkii ka shakiya fajarkii ma dilaacay mise ma dilaacin cuno ma cuni karaa

3.haduu u maleeyo in fajarkii uusan dilaacin oo uu wax cuno kadibna uu ogaado in wagii baryay sonkiisuu ma buraya

4.haduu maqlo adanka asagoo cunadii wada ma joojinaya mise wuu wadayaa muxuu samaynaya?

5. haduu fajarku dhasha qofka oo jinaaba qaba xukunkiisu muxu yahay?

6. gabadha xaytka dahirka ka noqota laakin ayadoon ka qubaysan fajarku u dhasho xukunkedu muxu yahay?

7.hadii maalinkii qofku junubo soonkiisu muxu noqonayaa

8.qofkii wax cuna wax caba rerkisa jimaca asagoo ilowsan muyahay xukunkisu

9. Qofkii mataga asagoo soman ama iska keena muxu sonkiisu yahay?

10. dhiiig haduu qofku ka soo daato ama dilaac ama istixaado ama shubid ama ilig saarid ama dhaawac muxu xukunkedu yahay?

11:haduu qofku luq luqdo ama sandaarsado oo si kadis ah biyo ugu tagan sonkiisu muxu yahay?

12.cunada dhadhamiskeedu sonku ma ku jabaya maxase u shardi ah ?

13. candhuuf ama calyada mala laqi karaa qofka soman?

14: Qofka soman haday xaako ama calyo wayn ku timado oo uu laqo muxu yahay xukunkisu

15:Qof soman ma cadayan karaa malinka xili kasto kamid ah

16:daawada ilkaha istcmalkedu muxu yahay xukunkeda qofka soman

17:hadii qofka soman afka wax ka galaan sida bahal duulaya boor iwm muxu xukunkisu yahay?

18. gabadhu ma istcmaali kartaaa daawo xaytka celisa si ay u soonto ama u xajiso

19: qof soman haduu irbad lagu duro sonkisii ma jabayaa 

20: gabdha gafaaro ma laga raba sida ninka hadii ramadanka jimac dhaco mise waa un ninka besa

21:nin aya ehelkisii u tagay asaga oo u qaba in wali uusan dilaacin fajarkii kafaaro ma lagu leyahay

22: ninku xaaskiisa ma hunkan karaa asagoo soman?


 

ما يستحب للصائم

ويستحب في الصوم ثلاثة أشياء:تعجيل الفطر وتأخير السحور وترك الهجر من الكلام. ويحرم صيام خمسة أيام:العيدان وأيام التشريق الثلاثة. ويكره صوم يوم الشك إلا أن يوافق عادة له.

القضاء والكفارة

ومن وطئ في نهار رمضان عامدا في الفرج فعليه القضاء والكفارة وهي: عتق رقبة مؤمنة فإن لم يجد فصيام شهرين متتابعين فإن لم يستطع فإطعام ستين مسكينا لكل مسكين مد.
ومن مات وعليه صيام من رمضان أطعم عنه لكل يوم مد. والشيخ إن عجز عن الصوم يفطر ويطعم عن كل يوم مدا. والحامل والمرضع إن خافتا على أنفسهما: أفطرتا وعليهما القضاء وإن خافتا على

أولادهما:أفطرتا وعليهما القضاء والكفارة عن كل يوم مد وهو رطل وثلث بالعراقي.والمريض والمسافر سفرا طويلا يفطران ويقضيان.

الاعتكاف

والاعتكاف سنة مستحبة وله شرطان: النية واللبث في المسجد. ولا يخرج من الاعتكاف المنذور إلا لحاجة الإنسان أو عذر من حيض أو مرض لا يمكن المقام معه ويبطل بالوطء

-------------------------------------------------------------------------------





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip