uthuulka asalka labaad gabdhaha madarasada 3aad (banaat athariyaat

0
Tuesday June 10, 2014 - 18:28:02 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3917
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 22
  • 26 3
  • Share via Social Media

    uthuulka asalka labaad gabdhaha madarasada 3aad (banaat athariyaat

    Banaat athariyaat waa casharka beri oo arbaca layska rabo in sha allaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Banaat athariyaat waa casharka beri oo arbaca layska rabo in sha allaah

* الأَصْلُ الثَّانِي *

مَعْرِفَةُ دِينِ الإِسْلامِ بِالأَدِلَّةِ

Asalka 2aad: Waa garashada diinta islaamka, si daliil wadata in loo barto.( adoo raacaya kitaabka iyo sunada)


وَهُوَ: الاسْتِسْلامُ للهِ بِالتَّوْحِيدِ، وَالانْقِيَادُ لَهُ بِالطَّاعَةِ، وَالْبَرَاءَةُ مِنَ الشِّرْكِ وَأَهْلِهِ،

Islaamkuna waa: In Allaah loo hogaansamo adoo tawxiidka u keli yeelaya. Iyo u hogaansamid allaah adoo adeecaya. Iskana beri yeelaya shirkiga iyo ehelkiisa.

وَهُوَ ثَلاثُ مَرَاتِبَ: الإسْلامُ، وَالإِيمَانُ، وَالإِحْسَانُ. وَكُلُّ مَرْتَبَةٍ لَهَا أَرْكَانٌ

Islaamkuna waa saddex heer oo kala ah: Islaam, imaan iyo ixzaan. Heerkastana wuxu leeyahay arkaan.

المرتبة الأولى: الإسلام

Heerka kowaad: Waa islaam.

فَأَرْكَانُ الإِسْلامِ خَمْسَةٌ

Tiirarka  Islaamku waa shan:

شَهَادَةُ أَن لا إلٰه إِلا اللهُ وَأَنَّ مُحَمَّدًا رَسُولُ اللهِ،

In la qiro in uusan jirin Allaah xaq lagu caabudo Allah mooye, Muxamadna uu yahay rasuulkii Allaah (csw).

وَإِقَامُ الصَّلاةِ، وَإِيتَاءِ الزَّكَاةِ، وَصَوْمُ رَمَضَانَ، وَحَجُّ بَيْتِ اللهِ الْحَرَامِ

Salaada oo la oogo, sakada oo la bixiyo, ramadaanka oo la soomo iyo baytka allaah ee xurmada leh oo la xajiyo.

فَدَلِيلُ الشَّهَادَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى

Daliilka shahaadada oo la qiraana waa qowlkii Allaah kor ahaye:

﴿ شَهِدَ اللّهُ أَنَّهُ لاَ إلٰه إِلاَّ هُوَ وَالْمَلاَئِكَةُ وَأُوْلُواْ الْعِلْمِ قَآئِمَاً بِالْقِسْطِ لاَ إلٰه إِلاَّ هُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ ﴾[آل عمران، 18].

(Allaah wuxuu qirey in uusan jirin Allaah xaq lagu caabudo isaga mooye, Malaa’igtuna way qiri, iyo kuwa kuwa cilmiga leh, Allaahna waa kan maamula cadaalad, Illaah xaq lagu caabuda ma jiro Allah mooye, waana adkaade falsan.)

وَمَعْنَاهَا: لا مَعْبُودَ بِحَقٍّ إلا اللهُ، وَحَدُّ النَّفْيِ مِنْ الإِثْبَاتِ

Macneheeduna waa: Ma jirto cid xaq lagu caabudo Allah mooye,

﴿لا إلٰه﴾ نَافِيًا جَمِيعَ مَا يُعْبَدُ مِنْ دُونِ اللهِ

«laa ilaaha» Waa diidmo la diidayo dhamaan waxyaalaha la caabudo oo kasoo haray Allah.

﴿إِلا اللهُ﴾ مُثْبِتًا الْعِبَادَةَ للهِ وَحْدَهُ لا شَرِيكَ لَهُ فِي عِبَادَتِهِ، كَمَا أَنَّهُ لَيْسَ لَهُ شَرِيكٌ فِي مُلْكِهِ.

«ila laaha» Waa sugid cibaadada loo sugaayo Allaah keligiisa. Cid la wadaagtana ma jirto cibaadadiisa, Sida aan cidna ula wadaagin mulkigiisa.

وَتَفْسِيرُهَا: الَّذِي يُوَضِّحُهَا قَوْلُهُ تَعَالَى

« laa ilaaha ila laah» tafsiirkeeda cadaynaya waa qowlkii Allah kor ahaaye.

﴿وَإِذْ قَالَ إِبْرَاهِيمُ لأَبِيهِ وَقَوْمِهِ إِنَّنِي بَرَآء مِّمَّا تَعْبُدُونَ * إِلاَّ الَّذِي فَطَرَنِي فَإِنَّهُ سَيَهْدِينِ * وَجَعَلَهَا كَلِمَةً بَاقِيَةً فِي عَقِبِهِ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ ﴾[الزخرف: 26 ـ 28

( xus markuu ku yiri nebi ibraahim aabihiis iyo qoomkiisa anigu waxaan berik a ahay waxaad caabudeysaan).( Waxaanse caabudi eebaha i abuuray isagana i hanuunin).( Wuxuuna ka yeelay kelimada tawxiidka tii ku baaqi ah faraca ibraahim, waxay mudan yihiin inay xaqa u noqdaan). Surah sukhruf ayah 26- 28

وقَوْلُهُ تَعَالَى

Qowlkii Allah kor ahaye:

﴿قُلْ يَا أَهْلَ الْكِتَابِ تَعَالَوْاْ إِلَى كَلَمَةٍ سَوَاءٍ بَيْنَنَا وَبَيْنَكُمْ أَلاَّ نَعْبُدَ إِلاَّ اللّهَ وَلاَ نُشْرِكَ بِهِ شَيْئاً وَلاَ يَتَّخِذَ بَعْضُنَا بَعْضاً أَرْبَاباً مِّن دُونِ اللّهِ فَإِن تَوَلَّوْاْ فَقُولُواْ اشْهَدُواْ بِأَنَّا مُسْلِمُونَ ﴾[آل عمران: 64

( Waxaad dhahda nebiyow, ahlul kitaabow u kaalaya kelimad aynu u simanahay aniga iyo idinkaba,oo ah in aynaan caabudin allah mooye cidkale. Aynaan la wadajin waxba, aynaan ka yeelan qaarkeen qaarka kale rabiyaal Allah sokadiisa.Haday jeensadaana ku dheh marag ka noqda inaan nahay muslimiin) surah Al-cimran ayah 64

وَدِليلُ شَهَادَةِ أَنَّ مُحَمَّدًا رَسُولُ اللهِ: قَوْلُهُ تَعَالَى

Daliilka in uu Nebi Moxammed rasuulkii Allah yahayna waa qowlkii allah kor ahaye:

﴿ لَقَدْ جَآءكُمْ رَسُولٌ مِّنْ أَنفُسِكُمْ عَزِيزٌ عَلَيْهِ مَا عَنِتُّمْ حَرِيصٌ عَلَيْكُم بِالْمُؤْمِنِينَ رَؤُوفٌ رَّحِيمٌ ﴾[التوبة: 128

( Xaqiiqdii waxaa idiin yimid rasuul idinka mida, oyna dhibayso waxa idin dhiba,idinkuna dadaali inaad hanuuntaan, una turid iyo naxariis badan mu’miniinta) surah Al- tawba ayah 128

وَمَعْنَى شَهَادَة أَنَّ مُحَمَّدًا رَسُولُ اللهِ: طَاعَتُهُ فِيمَا أَمَرَ، وَتَصْدِيقُهُ فِيمَا أَخْبَرَ، واجْتِنَابُ مَا نَهَى عَنْهُ وَزَجَرَ وأَلا يُعْبَدَ اللهُ إِلا بِمَا شَرَعَ

Macnaha in la qiro in nebi Moxamed u yahay rasuulkii Allah waa: In lagu adeeco wuxuu amray,in laga rumaysto wuxuu sheegay,iyo in laga tago wuxuu dadka ka reebay kana eryey, iyo inaan Allaah lagu caabudin ilaa wuxuu sharciyeey maahe.

وَدَلِيلُ الصَّلاةِ، وَالزَّكَاةِ، وَتَفْسِيرُ التَّوْحِيدِ: قَوْلُهُ تَعَالَى

Daliilka salaada,iyo sakada iyo tafsiirka tawxiidka waa qowlkii Allah kor ahaye:

﴿وَمَا أُمِرُوا إِلاَّ لِيَعْبُدُوا اللَّهَ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ حُنَفَآءَ وَيُقِيمُوا الصَّلاةَ وَيُؤْتُوا الزَّكَاةَ وَذَلِكَ دِينُ الْقَيِّمَةِ ﴾[البينة: 5

( Dadka lama amrin waxan ahayn inay Allaah caabudaan mooye,Weliba iyagoo u baraxtiraya diinta, Iyagoona kasoo iilanaya shirkiga una soo iilanaya diinta saxda ah. Salaadana oogaya, sakadana bixinaya, taasina waa diinta toosan).

ودَلِيلُ الصِّيَامِ: قَوْلُهُ تَعَالَى

Daliilka soonkuna waa qowlkii Allah kor ahaye:

﴿يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ ﴾[البقرة: 183

( Kuwa xaqa remeeyeyoow waxaa lagu waajib yeelay korkiina soonka, sidii loogu waajibiyey kuwii idinka horeeyey, si aad Allah uga cabsatan). surah Al-baqara ayah 183

ودَلِيلُ الْحَجِّ: قَوْلُهُ تَعَالَى

Daliilka xajkuna waa qowlkii sareeyaha:

﴿وَلِلّهِ عَلَى النَّاسِ حِجُّ الْبَيْتِ مَنِ اسْتَطَاعَ إِلَيْهِ سَبِيلاً وَمَن كَفَرَ فَإِنَّ اللهغَنِيٌّ عَنِ الْعَالَمِينَ ﴾[آل عمران: 97

( Allaahna wuxuu ku leeyahay dadka inay xajiyaan baytkiisa cidii awooda jidka,Cidii gaalowdana allah wuu ka deeqtoonyahay caalamka) surah Al-cimraan ayah 97

الْمَرْتَبَةُ الثَّانِيَةُ: الإِيمَانُ

Martabada labaadna waa : iimaanka.

وَهُوَ: بِضْعٌ وَسَبْعُونَ شُعْبَةً، فَأَعْلاهَا قَوْلُ لا إلٰه إِلا اللهُ، وَأَدْنَاهَا إِمَاطَةُ الأَذَى عَنِ الطَّرِيقِ، وَالْحَيَاءُ شُعْبَةٌ مِنْ الإِيمَانِ.

Iimankuna waa: Waana dhowr iyo todobaatan qaybood: Waxaana ugu sareeya qowlka ah« laa ilaaha ila laah» Waxaana ugu hooseeya in dariiqa laga leexiyo waxa dadka dhibaya. Xishoodkuna waa qeyb ka mid ah iimanka.

وَأَرْكَانُهُ سِتَّةٌ: كما فى الحديث (أَنْ تُؤْمِنَ بِاللهِ، وَمَلائِكَتِهِ، وَكُتُبِهِ، وَرُسُلِهِ، وَالْيَوْمِ الآخِرِ، وَتُؤْمِنَ بِالْقَدَرِ خَيْرِهِ وَشَرِّهِ

Arkaantiisuna waa lix: sida xadiithku sheegay: In Allah la rumeeyo, iyo malaa’igtiisa, iyo kutubtiisa, iyo rasushiisa, iyo maalinta aakhiro, iyo in la rumeeyo qadarta allah tiisa wanagsan iyo tan xunba.

وَالدَّلِيلُ عَلَى هَذِهِ الأَرْكَانِ السِّتَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى

Daliilka arkaantan lixda ahna waa qowlkii sareeyaha:

﴿ لَّيْسَ الْبِرَّ أَن تُوَلُّواْ وُجُوهَكُمْ قِبَلَ الْمَشْرِقِ وَالْمَغْرِبِ وَلَـكِنَّ الْبِرَّ مَنْ آمَنَ بِاللّهِ وَالْيَوْمِ الآخِرِ وَالْمَلآئِكَةِ وَالْكِتَابِ وَالنَّبِيِّينَ﴾[البقرة: 177

( Samo falku maaha inaad wejigiina u jeedisaan qorax kaso baxa iyo qorax u dhaca, laakiin sama falku waa ruuxii ruumeeya allah, iyo maalinta aakhiro, Malaa’igtiisa, iyo kutubtiisa iyo nebiyadiisa…) Surah Al-baqara ayah 177

ودليل القدر: قَوْلُهُ تَعَالَى

Daliilka qadarkuna waa qowlkii sareeyaha:

﴿إِنَّا كُلَّ شَيْءٍ خَلَقْنَاهُ بِقَدَرٍ ﴾[القمر: 49

( Wax kasta waxaan ku abuuray qadar) surah Al-qamar ayah 49

الْمَرْتَبَةُ الثَّالِثَةُ: الإِحْسَانُ

Martabada saddexaad waa: ixzaanka

أركانه: وله رُكْنٌ وَاحِدٌ

Ixzaanku Wuxuu leeyahay rukni keliya: Arkaantiisa waa:

كما فى الحديث: أَنْ تَعْبُدَ اللهَ كَأَنَّكَ تَرَاهُ، فَإِن لَمْ تَكُنْ تَرَاهُ فَإِنَّهُ يَرَاكَ

Sida xadiithka ku sugan: Inaad Alle u caabudo sidii adoo arkaya, hadii aadan arkayna isaga ku arkaya Alle.

وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى

Daliilkuna waa qowlkii Allah kor ahaye:

﴿ إِنَّ اللّـهَ مَعَ الّـَذِينَ اتَّقَواْ وَّالّـَذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ ﴾[النحل: 128

( Allah wuxuu la jira kuwa ka cabsada, iyo kuwa Allah u caabuda sida iyagoo arkaya). Surah Al-naml ayah 128

وقَوْلُهُ تَعَالَى

Qowlkii sareeyaha:

﴿وَتَوَكَّلْ عَلَى الْعَزِيزِ الرَّحِيمِ * الَّذِي يَرَاكَ حِينَ تَقُومُ * وَتَقَلُّبَكَ فِي السَّاجِدِينَ * إِنَّهُ هُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ ﴾[الشعراء: 217 ـ 220

( Talo saaro Allaahaga adkaada ee naxariista badan. Ee ku arka markaad kici. Iyo ku dhex ged gedoonkaada kuwa tukan. Allahna waa maqal badane ogaal badan.) surah Al-shucara ayah 217-220

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip