Sharaxa uthuulka Asalka kowaad

3
Thursday May 29, 2014 - 21:04:37 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 365
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sharaxa uthuulka Asalka kowaad

    Bismillaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaah

بِسْـمِ اللهِ الرَّحْمـَنِ الرَّحِيـمِ

 

* الأصل الأول *

Asalka 1aad:

معرفة الرب

 

Barashada Alle:

فَإِذَا قِيلَ لَكَ: مَنْ رَبُّكَ؟

Marka lagu dhaho: Waa kuma rabiga?

فَقُلْ: رَبِّيَ اللهُ الَّذِي رَبَّانِي، وَرَبَّى جَمِيعَ الْعَالَمِينَ بِنِعَمِهِ، وَهُوَ مَعْبُودِي لَيْسَ لِي مَعْبُودٌ سِوَاهُ؛

 

Dheh: Rabigay waa Allaah, Waana kan i barbaariyey, Barbaariyeyna dhamaan caalamiinta, kuna barbaariyey nimcadiisa. Waana Allahayga aan caabudi keligiisa, imana sugnaan cidkale oo iga sokeeysa.

وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى:

 ﴿الْحَمْدُ لِلَّـهِ رَ‌بِّ الْعَالَمِينَ ﴾[الفاتحة: 2

Daliil waxaa u ah qowlkii allah kor ahaaye:

(Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaha caalamiinta rabigooda ah.) surah al-fatixa ayah 2

وَكُلُّ مَنْ سِوَى اللهِ عَالَمٌ، وَأَنَا وَاحِدٌ مِنْ ذَلِكَ الْعَالَمِ

 

Wax kasta oo Allaah sokadiisa ahaaday waa caalam. Aniguna waxaan ka mid ahay caalamkaas.

فَإِذَا قِيلَ لَكَ: بِمَ عَرَفْتَ رَبَّكَ؟

Marka lagu dhaho: Sidee rabiga ku garatay?

 

فَقُلْ: بِآيَاتِهِ وَمَخْلُوقَاتِهِ، وَمِنْ آيَاتِهِ: اللَّيْلُ، وَالنَّهَارُ، وَالشَّمْسُ، وَالْقَمَرُ،

Dheh: Ayaadkiisa iyo Makhluuqaadkiisa. Ayaatka Alle waxa ka mid ah: Habeenka, Maalinta, Qoraxda, Dayaxa.

 

 

 

وَمِنْ مَخْلُوقَاتِهِ السَّمَاوَاتُ السَّبْعُ وَالأَرَضُونَ السَّبْعُ وَمَنْ فِيهِنَّ، وَمَا بَيْنَهُمَا

Abuurkiisana Waxaa ka mida (Makhluuqisa) Samooyinka 7da ah, Dhulka 7da ah, waxa gudahooda ah (samada iyo dhulka) iyo waxyaalaha u dhexeeya labadooda.

وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى:

 ﴿وَمِنْ آيَاتِهِ اللَّيْلُ وَالنَّهَارُ وَالشَّمْسُ وَالْقَمَرُ لاَ تَسْجُدُوا لِلشَّمْسِ وَلاَ لِلْقَمَرِ وَاسْجُدُوا لِلَّهِ الَّذِي خَلَقَهُنَّ إِن كُنتُمْ إِيَّاهُ تَعْبُدُونَ﴾[فصلت: 37

Waxaana daliil u ah qowlkii Alle:

(Ayaatkiisa Alle waxaa ka mid ah, (jiridiisa iyo qudradiisa) habeenka, maalinta, qoraxda, dayaxa, ee ha u sujuudinina qoraxda iyo dayaxa midna, ee u sujuuda Allaaha abuuray(qoraxda iyo dayaxa), hadaa tihiin kuwo dhab u cabudaya (Allaah).). Surah fusilat ayah 37.

 

وَقَوْلُهُ تَعَالَى 

﴿إِنَّ رَبَّكُمُ اللّهُ الَّذِي خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ فِي سِتَّةِ أَيَّامٍ ثُمَّ اسْتَوَى عَلَى الْعَرْشِ يُغْشِي اللَّيْلَ النَّهَارَ يَطْلُبُهُ

 حَثِيثاً وَالشَّمْسَ وَالْقَمَرَ وَالنُّجُومَ مُسَخَّرَاتٍ بِأَمْرِهِ أَلاَ لَهُ الْخَلْقُ وَالأَمْرُ تَبَارَكَ اللّهُ رَبُّ الْعَالَمِينَ﴾[الأعراف: 54

Qowlkii sareeye:

( Eebihiin waa ilaaha ku abuuray samooyinka iyo dhulka lix malmood, ka dibna ku kor ahaaday carshiga korkiisa. Wuxuuna ku daboola habeenka maalinta, wuuna doona habeenka si degdeg ah qoraxda, dayaxa iyo xidigahana waa kuwo loo sakhiray amarka alle. Hooyay Allaah ayaana iska leh abuurida iyo amarkaba. Waxana khayrkiisu batay rabiga caalamka). Surah acraf ayah 54.

 

وَالرَّبُ هُوَ الْمَعْبُودُ،

Rabina Waa midka la caabudo.

وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى

Daliilkuna waa qowlkii Alle kor ahaaye:

 

 ﴿يَا أَيُّهَا النَّاسُ اعْبُدُواْ رَبَّكُمُ الَّذِي خَلَقَكُمْ وَالَّذِينَ مِن قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ 

( Dadow caabuda rabigiina ah Allaha idin abuuray idinka iyo kuwii idinka horeeyeyba, Waxa mudantihiin inaad alle ka baqdan)

الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ الأَرْضَ فِرَاشاً وَالسَّمَآء بِنَآءً وَأَنزَلَ مِنَ السَّمَآءِ مَآءً فَأَخْرَجَ بِهِ مِنَ الثَّمَرَاتِ رِزْقاً لَّكُمْ فَلاَ تَجْعَلُواْ لِلّهِ أَندَاداً وَأَنتُمْ تَعْلَمُونَ ﴾[البقرة: 21، 22

 ( Allaha idiinka yeelay dhulka gogol, samadana dhismo. kana dejiyey samada biyo, kuna soo bixiyey biyahaas miro, waana si ay risiq idiinku noqoto. Ee ha u yeelina Allaah kuwo la mida idinkoo og).

 

 

قَالَ ابْنُ كَثِيرٍ ـ رَحِمَهُ اللهُ تَعَالَى:

Wuxuu yiri ibnu kathiir: ilaahay ha u naxariistee.

الخَالِقُ لِهَذِهِ الأَشْيَاءَ هُوَ الْمُسْتَحِقُّ لِلْعِبَادَةِ

Allaaha abuuray shay’yadaan ayaa ah kan mudan cibaadada xaqa ah.

وَأَنْوَاعُ الْعِبَادَةِ الَّتِي أَمَرَ اللهُ بِهَا مِثْلُ

Waxaa ka mida noocyada cibaadada ee allah amray, tusaale:

الإِسْلامِ، وَالإِيمَانِ، وَالإِحْسَانِ، وَمِنْهُ

Islaamka, imanka iyo ixzaanka waxana ka mida:

الدُّعَاءُ، وَالْخَوْفُ، وَالرَّجَاءُ، وَالتَّوَكُّلُ، وَالرَّغْبَةُ، وَالرَّهْبَةُ، وَالْخُشُوعُ، وَالْخَشْيَةُ، وَالإِنَابَةُ، وَالاسْتِعَانَةُ، وَالاسْتِعَاذَةُ، وَالاسْتِغَاثَةُ، وَالذَّبْحُ، وَالنَّذْرُ، وَغَيْرُ ذَلَكَ مِنْ أَنْوَاعِ الْعِبَادَةِ الَّتِي أَمَرَ اللهُ بِهَا. كُلُّهَا للهِ تَعَالَى

Ducada, cabsida, rajada, talasaarashada, rajo, baqid, khushuuc, khashiyah, u noqosho, kaalmaysi, magan gal, gawraca, nadarka, iyo wixii kale oo la mida ah oo aan ahayn kuwii lasoo xusay oo cibaado ah, taas oo allah ina amray. Dhamaan waxay u sugnaatay allaha sareeya.



وَالدَّلِيلُ: قَوْلُهُ تَعَالَى

﴿وَأَنَّ الْمَسَاجِدَ لِلَّهِ فَلاَ تَدْعُوا مَعَ اللَّهِ أَحَداً ﴾[الجن: 18]. فَمَنْ صَرَفَ مِنْهَا شَيْئًا لِغَيْرِ اللهِ؛ فَهُوَ مُشْرِكٌ كَافِرٌ؛

Waxaa daliil u ah hadalkii alle kor haaye:

( Masaajidada Allah ba iska leh, hakula baryina Allaah cidna) surah jin: ayah 18.

Cidii u leexisa shay cibaadada ka mid ah cid aan alle ahayn, ruuxaasi waa mushrik gaal ah.

وَالدَّلِيلُ: قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿وَمَن يَدْعُ مَعَ اللَّهِ إلٰهاً آخَرَ لاَ بُرْهَانَ لَهُ بِهِ فَإِنَّمَا حِسَابُهُ عِندَ رَبِّهِ إِنَّهُ لاَ يُفْلِحُ الْكَافِرُونَ ﴾[المؤمنون: 117].

Waxaana dalil u ah hadalkii Allaah kor ahaye:

( ruuxii barya (u yeerta) allaah la jirkiisa ilaah kale, wax xujo ah uma haysto, xisaabtiisu waxay noqonaysa alle agtiisa, mana liibanto gaaladu). Surah muminuun ayah 117

 

وَفِي الْحَدِيثِ

 ( الدُّعَاءُ مخ الْعِبَادَةِ )

Xadiith ba wuxuu yahay: ( ducadu waa dhuuxa cibaadada).

وَالدَّلِيلُ: قَوْلُهُ تَعَالَى:

 ﴿وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ إِنَّ الَّذِينَ يَسْتَكْبِرُونَ عَنْ عِبَادَتِي سَيَدْخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ ﴾[غافر: 60

 

Daliilkuna waa qowlkii Allaah kor ahaaye:

( Wuxuu yiri rabigiin, i barya aan idinka ajiibe, kuwa iska weyneeya cibaadayda waxay gelayaan naarta jahanamo, iyagoo dulaysan). Surah qaafir ayah 60.

وَدَلِيلُ الْخَوْفِ: قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿فَلاَ تَخَافُوهُمْ وَخَافُونِ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ ﴾[آل عمران: 175

Daliilka cabsiduna waa: Qowlkii sareeyaha:

( Haka cabsanina gaalada ee aniga iga cabsada hadaad mu’uminiin tihiin) Surah Al’cimraan ayah 175

وَدَلِيلُ الرَّجَاءِ: قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿فَمَن كَانَ يَرْجُو لِقَاءَ رَبِّهِ فَلْيَعْمَلْ عَمَلاً صَالِحاً وَلاَ يُشْرِكْ بِعِبَادَةِ رَبِّهِ أَحَداً ﴾[الكهف: 110

Daliilka rajadana waa qowlkii sareeyaha:

( ruuxii ahaaday mid rajaynaya lakulanka rabigiisa, ha sameeyo camal wanagsan, yuunana la wadaajin cibaadada rabigiisa cidna) surah kahf ayah 110.

َودَلِيلُ التَّوَكُلِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:

﴿وَعَلَى اللّهِ فَتَوَكَّلُواْ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ ﴾[المائدة: 23]. وقوله: ﴿وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ﴾[الطلاق: 3    

Daliilka tawakalkuna waa, hadalkii sareeya:

( Alle talo saarta hadaad mu’uminiin tihiin) surah maa’ida ayah 23

( Cidii Alle tala saarata waa ku filan yahay alle ruuxaas) surah dalaaq ayah 3

وَدَلِيلُ الرَّغْبَةِ، وَالرَّهْبَةِ، وَالْخُشُوعِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:

 ﴿إِنَّهُمْ كَانُوا يُسَارِعُونَ فِي الْخَيْرَاتِ وَيَدْعُونَنَا رَغَباً وَرَهَباً وَكَانُوا لَنَا خَاشِعِينَ ﴾[الأنبياء: 90

Daliilka rajada (doonid), cabsida ( argagax ku jiro) iyo khashuuca. Hadalkii sareeyaha.

( Waxay ahaayeen kuwa u degdega khayraatka, nana barya iyagoo rajayn oo cabsan, waxayna ahaayeen kuwo noo khashuuca). Surah anbiya ayah 90.

وَدَلِيلُ الْخَشْيَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:

 ﴿فَلاَ تَخْشَوْهُمْ وَاخْشَوْنِي...﴾ الآية [البقرة: 150

Daliilka baqid waa, hadalkii sareeyaha:

( Hana ka cabsanina ee aniga iga cabsada) surah Al-baqara ayah 150

وَدَلِيلُ الإِنَابَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:

 ﴿وَأَنِيبُوا إِلَى رَبِّكُمْ وَأَسْلِمُوا لَهُ...﴾ الآية [الزمر: 54

Daliilka u noqoshadana waa qowlkii sareeyaha:

( U laabta rabigiina una hogaansama isaga….)

وَدَلِيلُ الاسْتِعَانَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:

 ﴿إِيَّاكَ نَعْبُدُ وإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ﴾ [الفاتحة: 5]. وَفِي الْحَدِيثِ: ..وإِذَا اسْتَعَنْتَ فَاسْتَعِنْ بِاللهِ

Daliilka kaalmaysida waa qowlkii alle sareeyeyee:

( Allow adigaan ku caabudayna, kuna kaalmo weydiisanayna…) surah fatixa ayah 5

Xadiithna waxaa ku soo arooray: ( hada cid kaalmaysanayso, Allaah kaalmayso)

وَدَلِيلُ الاسْتِعَاذَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:

﴿قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ ﴾ [الفلق: 1]. وَ﴿قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ ﴾ [الناس:1

Daliilka magan galku waa qowlkii alle sareeyeyee;

( Waxaad dhahdaa (nebiyow csw) Waxan magan gelaya rabiga waaga dilaaciya) surah falaq ayah 1

( Waxaad dhahdaa waxaan magan gelaya, rabiga dadka) surah naas ayah 1

وَدَلِيلُ الاسْتِغَاثَةِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:

 ﴿إِذْ تَسْتَغِيثُونَ رَبَّكُمْ فَاسْتَجَابَ لَكُمْ...﴾ الآية[الأنفال: 9

Gargaar dalabka daliilkiisuna waa qowlkii allah sareeyeyee:

( Xasuusta markaad ka gargaar dalbanayseen Allaah oo uu idinka ajiibay….) surah anfal ayah 9

وَدَلِيلُ الذَّبْحِ: قَوْلُهُ تَعَالَى:

 ﴿قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي رَبِّي إِلَى صِرَاطٍ مُّسْتَقِيمٍ دِيناً قِيَماً مِّلَّةَ إِبْرَاهِيمَ حَنِيفاً وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشْرِكِينَ *

 قُلْ إِنَّ صَلاَتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ * لاَ شَرِيكَ لَه وَبِذَلِكَ أُمِرْتُ وَأَنَا أَوَّلُ الْمُسْلِمِينَ ُ﴾

الأنعام: 161ـ163


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip