Wajibaat muxatimart Q3aad

1
Friday July 04, 2014 - 07:00:38 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 7846
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 40
  • 45 5
  • Share via Social Media

    Wajibaat muxatimart Q3aad

    Waa asharki sedexaad Ee huruuda laa ilaaha ilah shardiga sedexaad ee shuruda laa ilaah waa ikhlaaaaas waxkastoo aad saaynayso alle dartiis u sameey hadii kale waa ay dhawacantahay kalmadaadu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa asharki sedexaad Ee huruuda laa ilaaha ilah shardiga sedexaad ee shuruda laa ilaah waa ikhlaaaaas waxkastoo aad saaynayso alle dartiis u sameey hadii kale waa ay dhawacantahay kalmadaadu




ودليل الإخلاص: قوله تعالى: ]أَلَا لِلَّهِ الدِّينُ الْخَالِصُ[[الزمر: 3].



Daliilka Ikhlaaska: Qowlka RABI {Diinta khaaliska ahna waxay u sugnaatey Eebe, } zummar 3.


وقوله سبحانه: ]وَمَا أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا اللَّهَ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ حُنَفَاءَ[[البينة: 5].

 Qowlka Alle Nasahnantise : Dadkana waxaan Eebe caabudiddiisa ahayn lama farin iyagoo u kali yeeli Eebe Diinte, 

 { } bayyinah 5.


ومن السنة: الحديث الثابت في الصحيح عن أبي هريرة، عن النبي rأَسْعدُ النَّاسِ بِشَفَاعِتييَوْمَ القِيَامَةِ، مَنْقَال:لَا إِلَهَ إلَّا اللهُ خَالصًامِنْقَلْبِهأونَفْسِه


Sunnadana: Abu-Hureyra aya ka wariyey NABIGA csw : Dadka midka ugu guleysiga bdan shafaacadeyda malinka qiyamaha wa qofka dhaha LAA ILAAHA ILA ALLAAH asago u khaalis yeelaya qalbigiisa iyo naftiisa.


وفي الصحيح عن عتبان بن مالك رضي الله عنه، عن النبي rقال: «إِنَّ اللَّهَ قَدْحَرَّمَ عَلَى النَّارِمَنْقَالَ:لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ يَبْتَغِي بِذَلِكَ وَجْهَ اللَّهِ


Xadithkana waxa laga wariyey NABIGA csw wuxu dhahay: ALLE u ka xaraam yeeley axadka dhaha LAA ILAAHA ILA ALLAAH asago ku dalbaya wajiga ALLE.


وللنسائي في "اليوم والليلة" من حديث رجلين من الصحابة، عن النبيr:«من قال لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد، وهو على كل شيء قدير مخلصًا بها قلبُهُ، يصَدِقُ بها لسانُهُ، إلا فَتَقَ اللهُ لها السماء فتقًا حتى يَنظُرَ اللهُ قائلها من أهل الأرض، وحقَ لعبد نظرَ اللهُ إليه أن يعطيه سؤاله».


Qofkii yirahda ALLE xaq lagu cabudo ma jiro ALLAAH moyanee kaligiis wax cibadada la wadagana ma jiraan ALLE waxaa u sugnaday boqornimada iyo xamdiga ALLEna waxkasta waa ogyahay, asagoo si qalbi ahu yiri carabkiisana ka run shegayo Ilaa Alle wuxuu u kala dilacshaa samadii kala dilaacin ilaa ALLE fiirsho adoonkii hadalkaas yiri adoonkaas oo kamid ah dadka dhulka dagan waxaa loo sugay oo dhab ah adoon uu alle eegay in uu siiyo suashiisa

♥ ماشاء اللـــــــه



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip