FicilKa Mudaaric Ee Marfuuca & Mansuubka ah

0
Friday May 23, 2014 - 01:14:37 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3643
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 8 0
  • Share via Social Media

    FicilKa Mudaaric Ee Marfuuca & Mansuubka ah

    Ficilka Mudaaric Ee Kor Dhigan (Mansuuubka) Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ficilka Mudaaric Ee Kor Dhigan (Mansuuubka) Ah
Bismilahi Raxmaani Raxiim

Ficilka Mudaaric ee Kordhigan ama godan Sualo iyo jawaabo ka nooloow



 

 

1.Ficilka Mudaaric Maxaa Lagu Gartaa?

J. Haduu Ka hor Maro Xaraf Kamid ah Xurufta lagu jamciyo (ANYT) Aquumu Naquumu Yaquumu Taquumu

2. Goormuu Noqdaa Mucrab Goormuse Mabni Noqdaa

Wuxu mabni noqda hadysan la xiriiraan Nuunu Tawkiid sidaa Lanukhrijana. Ama ay gadal kala xiriirto Nuunu Niswah sida Yurdicna

Wuxuu Mucrab yahay hadii labadaaas aysan gadaal kala xiriirin

3.Kala sheeg marka Uu mabniga yahay ee fatxada ama sakuunka lagu bineyo

J.waxaa fatxa lagu bineeyaa marka Nuunu tawkiid uu la xiriiro sida La nukhrijana

j.Waxaa sukuun lagu bineeyaa marka nuunu inaath gadaal kala xirirto sida Yurdicna

 

4. icraab 1.Yurdicna 2 La nukhrijanna

J. Yurdicna Ficil Mudaaric mabniyun Cala Sukuun Litisaalihii Binuunil Inaath Wa Nuunul Inaathu Damiirun mutasilin mabniyun Fii maxali rafcil faacil

j. Nukhrijana Ficil Mudaaric mabniyun Cala Fatxa Li Tisaalihii Nuunu tawkiid Wa nuunu tawkiidu Xarfun Laa maxala lahuu minal icraab

 

5. Goormaa ficilka Mudaaric lagu icraabaa xarako Goormaase lagu icraabaa Xaraf

j.kobad waxaa lagu icraabaa Xarako Hadaysan gadaal ka raacin Alifa laba labada ama woowga ragabadan ama yada lala hadlayo sida Yadhabu Lan Yadhaba Lam Yadhabu

j.labaad Waxaa lagu Icraaba Xuruuf (AFCAALUL KHAMSA) Waana Marka Ay Gadaal Ka Raacaan Alifka laba labada ama woowga ragabadan ama yada gabadha lala hadlayo ya.mukhadaba sida Tadhabaani yadhabaani iyo tadhabiiina

 

7. Maxaa La Yiraahdaa Afcaalul khamsa ama amthilatu khamsa.?

 

J. Waxa la Yiraahdaa Ficil Mudaaric Oo Walba Oo gadaal Ay Ka Raacaan Aliful Ithnayn Wawul Jamaca Ama Ya'ul Mukhadaba Sida Alifka Yafcalaani Tafcalaani Ama wawga Yafcaluuna ama Tafcaluuna ama yada Tafcaliina

 

8.Qeex Ficil Mudaaric Oo Ku rafcisan Damo

 

j. Waa Ficilkasta Oo Mudaaric Oo Aysan gadaal Kala Xiriirin Alifu Ithnayn ama Waaw jamaaca ama Ya'Mukhadaba

 

 

9. Sheeg Tusaalayaal Ficil Mudaaric oo marfuuc ah Calaamada Uu Ku rafcisan yahayna Damo ay tahay

 

j. Yadhabu yusafiru Nusafiru Usaafiru Tusaafiru Nadribu Na'kulu nashribu nadhabu Naxfithu iwm

 

10. Icraab tusalayasha sare

J.Dhamaan wa Ficl Mudaaric Marfuuc Wa Calaamatu rafcihii Damatun Daahiratun Fii akhirihii

11.Qeex Ficilka mudaaric ee mansuubun bil fatxi ah

j.Waa Ficil Kasta oo Mudaaric Oo Aysan Gadaal ka Raacin Aliful Ithnayn ama wawjamaca ama ya'mukhadaba.

 

10.ken tusaalayaal Ficil Mudaaric Mufaaric Oo ku nasbisan Fatxo oo xarko ah.?

Lan Yadhaba Lan Ya'Kula Lan Yusaafira Lan Yadriba Lan Yaktuba

11. icraab Lan Yaktuba?

j. Lan-Yaktuba Ficil Mudaaric Mansuubun Bi-lan Wa Calaamatu Nasbihii fatxatun dahiratun fii akhirihi

12.Qeex marka ficilka Mudaric marka Nuunta lagu godayo

J. Waa Ficil Mudaaric oo kasta oo lo yaqan afcalul khamsa Wana marka ay gadal kala xiriiraan Aliful ithnayn ama waw jamaca ama ya mukhadaba Waxaana lagu godayaa Nuun tusale Yadhabaani tadhabaani wawga yadhabuuna tadhabuuna (Y)tadhabiina

13 Sheeg Ficilka Mudaaric Ee lagu kor dhigo Nuunta la jaray (Xadfu nuuni

Waa Afcaasha shanta ah afcalul khamsa marka ay hortooda dhacdo Xuruufta Wax kordhiga Xurufu nasbi tusale alifka marku la xiriiro Lan tafcalaa lan yafcalaa marka waw la xiriro Lan Tafcaluu Lan yafcaluu marka (Y) Lantafcalii

14. Sheeg Xuruufta Wax Kor dhiga

J. 1 Lan -2 An 3- Key 4- Wa idan - لن أن كي أدن

15. icraab ama qeex sedexdanلن أن كيLan -2 An 3- Key

J.Xuruuful Masdar Wa nasbi Walis tiqbaal

16 Qeex xarafka Idan

j. Xarfu Jawaab Wal jazaa Wal nasbi

17.ICraab لن يكتب لن يكتبا

j. tan hor Lan Xarfu masdar Wa nafyin Wastiqbalin Yaktuba Ficil Mudaric mansuubun Bilan wacalamatu nasbihii Fatxatun dahiratun fii akhirihi

J.labad Lan yaktubaa Lan Xarfu Masdar Wa nafyin Wastiqbaalin Yaktubaa Ficil mudaaric mansuubun bilan wa caaamatu nasbihii Xadfu Nuuni

 

Isku Soo Aruurin

 

1.Ficilka Mudaaric Hadaysa gadal Waxba kala xiriirin Xarfaha nasbigana ka hor marina ma jazmiga waa la godaya sida Yusaafiru. Icrab. Ficil mudaaric marfuucn wacalamatu rafcihi damah. Dahiratun fi akhirhi.

2.Ficilka maadi hadaysan gadaal wax kala xiririn lakin ay ka hormaraan xarfaha nasbiga mid kamid ah wa la kordhigaya sida Lan Yusaafira icraab ficil mudaaric mansuub wacalamatu nasbihi fatxaatun dahiratun fi akhirhi

3. Ficilka mudaairc ee lo yaqan afcalul khamsa wa marka gadal ay 3 midkod la xiriiro waxaa lagu godayaa nuun sida yusaafiraani tusafiraani yusaafiruuna yusaafiruuna tusaafiriina > ficil mudaaric marfuucun wacalamatu rafcihi thubuutu nuuni.

4. ficilka mudaaric ee loo yaqaan afcaalul khamsa hadii ay ka hor marto xuruurfta wax nasbiya wa la kor dhigayaa korddhigeeduna wa Nuuntii oo la jaro xafu nuni tusale Yadhabaani tadhabaani yadhabuuna tadhabuuna tadhabiina icrab ficil mudaaric mansuub wacalamatu nasbihii xadfu nuuni.

 

5.ficilka mudaaric hadii gadal ay kala xiriirto nuunta dumarka waxa lagu binaynayaa sukuun tusale yurdicna icrab ficil mudaaric mabniyun cala sukun litsali =hii binuunil inaath Wa nuunul inaathi damiirunmutasilin mabniyun calal fatxa fii maxali rafcil facil

 

6 ficilka mudaaric hadii gadaal uu kala xiriiro Nuunu tawkiid sida la nukhrijanna icrab ficil mudaaric mabniyun cala fatxa li tisaalihi nuunu tawkiid wa nuunu tawkiidu xarfun laa maxala lahu minal icraab.

 

 

 










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip