Sharxu Tuxfatul Adfaal (IDqaaam
الإدغامIsdhexgalin
Midka labaad waa Idqaam lix xaraf kadaba yimadeen
Laakinse Wa laba Qaybood Qayb kamid ah Waa La isku idqaama Waana La Quneeyaa Waxaana lagu Yaqaan Yanbmuu
.sharaxa
Hadaba Nuun Reeban ama Tanwiin Hadii Gadashooda Yimaadaan Lix xaraf ee la isku dhaho YANMU nuuntaas iyo tanwiintaas waxaa la dhex galinayaa lixdaas xaraf ayada oo la qunaynayo
Tusaale nuun reeban Ama Tanwii ay gadashooda dhacday (
أمثلة
تطبيقية للإدغام بغنة
أمثلة
تطبيقية للإدغام بغنة
Xarfaha idqmka | Nuunta reeban | Tanwinta | Booska ay dhacan |
ي | من يعمل | لقوم يتفكرون | |
ن | من نعمة | ملكا نقاتل | |
م | من مال الله | قوم مسرفون | |
و | من وال | ووالد وماولد |
إلا إذا كان بكلمة فــلا تدغم كدنيا ثم صنـوان تلا
Lakiinse haday Hal kalmo isku noqdaan lama idqaaminayo SIda Dunyaa Iyo SInwaanin oo tan hore la xukun racday
.
Sharaxa
Quranka 4 melood oo kaliya ayeey ku timid QInwaanun SInwaanun Bunyaanun Iyo Dunyaa. :(دنيا ـ قنوان ـ صنوان ـ بنيان
Qaybta Labaad Waa Idqaamka Aan Qunaha Lahayn Waana LAAMKA IYO RADA
حرف | Nuunta reeban | Tanwiinta |
الام | من لدنه ومن لستم |
ويل لكل همزة خيراً لكم |
الراأ | من ربهم |
غفور رحيم |
Sheekadoo Uruursan
Idqaamka Waxa la yiraahdaa Xaraf reeban oo hore oo la dhex galiyo xarafka shaqlan oo danbe ayago oisku noqonaya hal xaraf oo shadan
2xuruufta idqaamku waa 6 xaraf lagu magacaabo yarmaluuna
3Idqaamku waa labo qaybood Qayb la Quneeyo lagumagacaabo Yanmuu Iyo Qayb qunaha laga ilasho wana Laamka Iyo Rada
4 hadii nuun reeban gadaashooda yimaadaan xuruufta idqaamka waxoo dhana hal kalmo isku tahay ogsoonoow waa la muujinayaa oo wa la idhaarinaya idaahraasna waxaa la dhaha idhaar mudlaq
Sharxu Tuxfatul Adfaal (IDqaaam
1