Ficilka Maadi Oo Caway Xiiso Gooni ah leh

78
Sunday May 18, 2014 - 18:01:32 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4332
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 5 1
  • Share via Social Media

    Ficilka Maadi Oo Caway Xiiso Gooni ah leh

    ~«~★ ♥» الله الكبر Ficilka maadi caway waa ku dayay~«~★ ♥»

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

~«~★ ♥» الله الكبر Ficilka maadi caway waa ku dayay~«~★ ♥»
بَابُ اَلْأَفْعَالِ

Ficil Waa Fal Action Wax tagay ama soo socda ama hada lagu amrayo

Wuxuu u qaybsamaa 3 qaybood

1, Fal soo socda sida Yadhabu Tadhabu Nadhabu Adhabu Xuruufta Anaytu ka hormartu.

2, Ficil Hada tagan oo lagu amrayo Idhab ifcal uktub

3, ficil tagay oo wakhtigisi dhamaday sida Dahaba kataba facala safara iwm

Hadaba caway waxan qadanayna Ficilka tagay oo lo yaqan (Ficil maadi)



Waxa lagu garta waa fal ama shay tagay oo horay u dhacay kuna xiran wakhti tagay.

Sido kale waxa lagu garta waxa ka hor marta Qad oo marna Taxqiiq faaidaysa marna 

marna Taqriib  faaidaysa تحقيق وتقرب ك قد أفلح و قد قامت الصلاة

ٍsidoo kale waxa lagu gartaa waxaa gadaal ka raaca Tada DUmarka Ee reeban Sida Dahabat  دهبتْama ama tada faacilka sida katabtu كتبتُ ama nuunka faacilka sida katabnaa


Xukunkiisu waa mabni wuxuuna ku binaysan yahay 3 xarako ee asalka ee ficilka gala


A, , Mabniyun Cala Fatxah Wa markaysan gadal waxba kala xiririn (Qaala ()

قالَ

B, Mabniyun Cala Damah marka waaw jamaca la xiriiro (Dahabuu)

قالو

C, Mabniyun Cala sukuun. Marka gadal ay kala xiriiraan 3dex arimod taa'Faacil Nuun Faacil iyo nuunu Inaath.

Xukunka Ficil maadi Waligiis Waa mabni oo mucrab mahan.


 

Shaxdaaan sifiican ula soco

عربي

الصومالي

نوع فعل

ميثال

إعراب ضمير مضمر بالصومالي

إعراب ضمير مضمر بالعربي

إعراب ضمير الظاهر ك

قال محمدٌ

يبني علي الفتحة أدا لم يتصل به سئ

Fatxaa Lagu Dhisaa hadaysan waxba la xirirsamin

فعل ماض

قالَ

Ficl Maadi Mabniyun Cala Fatxah Wa faciluhu Damir mustatir taqdiiruhu (huwa)

فغل ماص مبني علي فتحة وفاعله ضمير مستتر تقديره (هو)

قال محمدُ

قال فعل ماض مبني علي فتحة ومحمد إسم مرفوع وعلامة رفعه ضمة ظاهرة في أخره

Qaala ficil maadi mabniyun cala fatxa muxamadun ismun facilun marfuucun Bidamah. Dahiratun fi akhirihi

يبني علي الفتحة أدا تصلت به تا تأنيث

Fatxaa Lagu Dhisaa hadaysan waxba la xirirsamin

فعل ماض

قالتْ

Ficil madi mabniyun cala fatxa Wa ta-Ta'u-taniith asakina La maxla lahu minal icrab

فغل ماص مبني علي فتحة وتاأ التأنيث حرف لامحل له من الإعراب

يبني علي الفتحة أدا تصلت به الف الإثنين

Fatxa lagu kordhiga hadii alifka labo labadu gadal la xiriro

فعل ماض

ضربا

Ficil madi mabniyun cala fatxa-Wal alifu Damiir Mutnana mutasil mabniyun Cala sukun fi maxali rafcil facil

فغل ماص مبني علي فتحة والألف ضمير غائب متصل مبني غلي السكون في محل رفع فاعل

ضرب محمدان , فغل ماص مبني علي فتحة محمدان فاعل مروع وعلامة رفعه والألف نيابة عن ضمة لأنه مثني

Daraba ficil maadi mabniyun cala fatxa muxamadaani ismun facilun marfuucun Wa calaamatu rafcihii Alif Niyaabatun Cani Damah Li Anahu Muthana

يبني علي السكون إدا تصلت به التاأ المتحركة

فعل ماض

ذهبتُ

ذهبتَ

ذهبتِ

Dahab ficil maadi mabniyun Cala sukuu Ta Damiir mutasil mabniyun Cala dama ama fatxa ama kasrah fii maxali rafcil facil

ذهبت فعل ماض مبني علي سكون لإتصال ضمير رفع متحرك والتاأ ضمير متصل مبني علي ضمة أو فتحة أو كسرة في مجل رفع الفاعل

مبني علي السكون إدا تصل به (نا)عالي فاعلين

ذهبنا

Dahab ficil maadi mabniyun cala sukuun Li tisaalihii Damiir rafcil mutaxarik

فغل ماص مبني علي السكون. لأتصله ضمير رفع المتحرك والألف ضمير متكلم متصل مبني علي السكون في محل رفع فاعل

مبني علي السكون إدا تصل به نون النسوة

Waxay Ku Binaysan tahay Reebid hadii Nuunka jamaca gabdhuhu la xiriiraan

فعل ماض

ذهبن

Dahab ficil maadi mabniyun cala sukuun li tisaali damiir jamcul inaathi

ذهب فعل ماض مبني علي سكون لاتصال ضميرجمع إناث

يبني علي ضمة إدا تصل به واو الجماعة

Waxaa lagu dhisa Damo Hadi Waaw gadaal kala Xiriiro

فعل ماض

ذهبوا

Dahab ficil maadi mabniyun cala Dama Li Tisaali  waawil jamaacah Wa-waawu damiir mutasil mabniyun cala sukuun Fii maxali rafcil faacil

ذهب فعل ماض مبني علي ضمة لاتصال بواو الجاعة والواو ضمير متصل مبني علي السكون في مجل رفع الفاعل



Tusalayashaaan an kawada shaqayno


Soo Icraaab Darsigaaan.

Fatxa ku dhis
dahaba
dahabat
Dahabaa

Cala Damah 
Dahabuu

Cala Sukuun 
Dahabttu
Dahabta 
Dahabti
Dahabnaa
Dahabna nun niswah

Halkan Waxaan ka bilaabaynaa Sida Ay isku Rog rogaaan

Sadarka u horeeya Ayaa lagaaga Shaqaynayaa 2 sadaroo danbe soo buux buuxi


نون النسوة واو الجماعة  ألف  نا التاأ فعل
فهِمن
فهِموا
فهِما
فهِمنا
فهِمتُ فَهِمَ





دهب
? ? ? ? ?





َكتب


ALlaha Kula Garab Galo Ficil maadi danbe kugu soo laban mayo mel waalboo aad nawe ka gaarto wa intaas uun ee gows danbedka ku xifdi 
suaaha 2 qaybod ahna ka soo jawaab jzklh isku day in aad fahantay

Fawaaida Jawaabta
1 Intaas aad qorayso maskaxdada waxa ku dhagaya darsiga
2 waxaa ku socda ajar madama niyadatu tahay baro dinta alle malaikta ku sacabo goglin
3. waxaad u noqonysaa tusaale wangsan inta jecel horumarka cilmiga iyo dhiiri galinta diinta intaba
4 dadbadan ayaa amnsan in aan mawduucana naxwaha la baran karin markay arkaan intaso qof xargihii shaydaanka ayaa ka fur furmaya adigana ajar ayaad ku ledahay hadu xerada cilmiga so galo
ugu danbayn waxaad is ogaanaysa in aad fahantay iyo in aad tahay dhagax mesha fadhiyay  jismul xaadir wa qalbun qaaibun 

Niyada wanaagso xisaabso ajar  alle khyr ka raje xuman ka fogow ascwr 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip