Naxwaha Wilasha U Qaskaa

15
Thursday May 15, 2014 - 20:02:07 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4114
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Naxwaha Wilasha U Qaskaa

    Iyo Qofkii Cusub oo dhan Wiiloow DHagysoo Weelee Naftaada gurigaaga ehelkaaga qoyskaaga dhamaan wada bad baadi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyo Qofkii Cusub oo dhan Wiiloow DHagysoo Weelee Naftaada gurigaaga ehelkaaga qoyskaaga dhamaan wada bad baadi

Magacyada gadashooda la rog rogo wa Lix magac hadaba kuwa godniinka gadaal oo ka raaco sedex kamid ah ayan dul istagayna

Sedexdaan waxaa lagu godaa Xarago godaal ah oo gadaal ka muuqata.

أسم الفرد

جمع التكسير

جمع مأنث السالم

1. Maxaa la dhaha Ismul Mufrad>Waa Magac Ku Tusaya Ama aad kafahmaysid Halqof wil ama gabar.

2. . Jamac Munath Saalim Waa lamid Markii ay mufratka ahayd Un baa gadaal loga darayaa Alif iyo Taa sidas aya logu baxshay wa nabad galeen madaa horay iyo dhexda midna aysan ka jabin oo sidoodi asalka amaa mufratka ay yihin un gadal wax laga racinayo

3. Jamcu Taksiir waa jamac rag ama dumar bur bursan oo xaaladii marku aha mufratka iskabadalay oo horay ama dhexda iskabadalay

Tusale Rajulun bu aha mufratki jamaci wuxu noqdaay Rijaalun farqiga eeg kow wuxu aha Ra hadanaa Ri-

Tusale Kale Rasuulun ay ahayd rusulun ay naqotay eeg isbadalka Ra iyo Ru madama xiligii jamaca isbadlkaas ku yimid ayaa lo baxshay jamac taksiir

 

Icraab

Calaamadaha

Boosaska AY Dagaan Calamaduhu

Tusaalayaal

Arafcu

Damo

Ismul Mufrad

1.

Jamcul Taksiir

2.

3.Jamcul MunathAsalim

1.رجل إمرأة رسول

2. رجال نساأ رسل

عالمات شريفات قديرات

شهيرات

 

Tusaalayaal Tusaalaha kobaad Magaca Marka Uu Yahay faacil Waa midka Falaha ah Ee falka sameeya Waa la godaa faacilkaas ama falahaas la godayo waxaa qasab ah in uu ka hor maro ficil tusaale wuucunay muxamed cunida wa ficilki maxamedna wa qofkii wax sameyay oo wax cunay tusalayal

أكل محمد Akaa Muxamedun

ضرب بشيرُ

دهب عليُ

جاأ رجالُ

سافر طلابُ

جاأ الرسل

دهب النساأُ

جاأ البناتُ

دهب البناتُ

فاز المأثوراتُ



Sharaxadu waa caway iyo qolka wilasha u qaskaa

ًragoow Libaxyoow Turqyo waynayaaloow


Ka soo jawaaba Suashaan

Damadu Meeqo melood bey dagtaa

2 ismul mufrad maxa lagu godaa

jamcu taksiir maxaa lagu godaa

jamcu munth aslam maxaa lagu godaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip