Magac colora Qofki ka so jawaba 8sulood

79
Sunday May 11, 2014 - 20:32:56 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 5410
  • (Rating 3.8/5 Stars) Total Votes: 6
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Magac colora Qofki ka so jawaba 8sulood

    Halkaan Waxaa Noogu Dhamaanaya Mansuubaatkii Caway Qofki ka so jawaba magac color ah ayu leyahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkaan Waxaa Noogu Dhamaanaya Mansuubaatkii Caway Qofki ka so jawaba magac color ah ayu leyahay

بسم الله

Nasbo Kordhig

Fatxa

Ismul Mufrad1.

Jamcu Taksiir2.

رجل إمرأة رسول

2. رجال نساأ رسل

 

Alif

Asmaa Khamsa

Abaaka Akhaaka Camuka fuukaأباك أخاك حماك وفاك وذا مال

Alyaa

Jamcu Mudakarsalim

iyo Muthana


المئمنين الكافرين المنافين

محمدين  كافرين 

Kasra

Jamcul Munath Salim

عالمات شريفات قديرات

شهيراتMuminaati Banaati


Ficil+Faacil(marfuc)+Mafcuulu'bih(mansuub)


Fal + Fale(god) + Lagu Fale(kordhig)

Dil + Dile god + Ladile kordhig.

Hadaba Falaha Hortiisa Falku Yaala Waad godaysa.

Hadaba Lix Magac Ayaad Haysatay Marka mesha falaha ay yalaan ku god calamadihi Damo+Alif+Waaw midkod.

Tusale Daraba Muxamadun Caliyan Muxamed boski faluhu yalaal ee madama uu yahay magic kaligisa ku god Damo

Hadii magacu uu yaalo booska Lagu falaha Kordhig tusale Daraba Muxamadun Caiyan Caliyan Waxad ku kordhigtay fatxa madama uu yahay magic kaligiis oo uu yaalo booskii lagu falaha

Xusuusin 6 Magac

1.Magaca kaligis mufrad waxa lagu kordhiga Fartxa

محمدَ علياَ خالدَ

2.Jamaca burbursan jamac taksir waxa lagu korddhiga fatxa

رجالاً طلاباً بيوتلاً رسلاً

3. Labo labada Muthana Waxa lagu kor dhiga (Y)

رجلين محمدين كافرين طالبين

4.Ragabadan jamac taksiir Waxa lagu kordhigaa (Y)

رجلين محمدين كافرين طالبين tusale

5. Gabdhaha badan jamac inath waxa lagu kordhigaa hosdhig kasra

مسلماتِ مأمناتِ بناتِ فاطماتِ حليماتِ مأثوراتِ سعدياتِ سمياتِ tusale

6.5ta magic waxa lagu kordhigaa Alif

أخاك أباك حماك فاك ذامال

----Practise        Baraaktiiiis 

kow iyo toban magac ayaan dulamaraynaa indhaha fur

Magaca 1aad Waa mafcuulu bihii mansuub

Waa magaca wax lagu sameeyay waana mansuub kor dhigan.

 

وقتل داودُ جالوتَ

أكل خالدُ خبزَ

ضربتُ ريدً

ركبتُ فرسَ

أكلتُ خبزَ

شربتُ لبنَ



Magaca 2aad ee la kor dhugo. Khabaru Kaana


Kaana Iyo Walaheed Isimka Waa Godaan Khabarkana wa kordhigaan

Hadaba Khabaru Kaana Waa La Kor Dhigaa

Fiiro Gaara lamada magic ee kaana ka hor marto Midka horeeya ee dhanka kana xiga waxa la dhaha Ismu kaana waa la godaa midka danbe Waxaa a dhaha Khabaru Kaana Waa la kor dhiga tusale eg

كان الجوُ حارً

Magaca 3.Sedexad ee la kor dhigo.Ismu Ina

Ina Iyo Walaheed Isimka Waa Kordhigaan Khabarkana waa godaan


إن الكذبَ حرامٌ


Magaca 4aad waa Thanantu Iyo Walalheed

Ismka Waa Kordhigaan Khabarkana Waa kordhigan labadaba


ظننت علياً مجتهداً  Danantu Caliyan Mujtahidan


 

 Magaca 5aad ee mafcuulun munsuubka ah ah ee la kor dhigayo wa mafcuulu li ajlihi


Mafcuulu Li Ajlihii مفعول لأجله

Waa magic Cadaynaya Sababta Ficilkan u dhacay ama aad u samaysay.


قرأتُ قرانَ تعبداً

قمتُ أحتراماً للكبيرِ

قرأ طالبُ أبتغاأَ العلمِ


Magaca 6aad ee la kordhigo  waa mafcuulu macahuu

مفعول معه

mafculu macahu Wa magic Ficilka saaxiib ahaan ula socda.

جاأ أميرُ والجيشَ

جلستُ ونهرَ

أكلتُ خبز والمائدتَ



Darfu Samaan ظرف الزمان magaca7aad Waa 

Waa Magac Ku Tusaya Wakhtigii Ficilkaan uu dhacay

أسافر يومَ الاثْنَيْنِ


Magaca 8aad Waa Magac Ku Tusaya  meesha ficilku ka dhacay

إرتفعت الطائرة فوقَ السحاب

 

Magaca 9aad Waa Xaal

حال

Waa magic Cadeynaya Xaalada sxbkiis ama xaalada u ku sugan yahay.

جاأ زيدٌ راكباَ

قاتل الجنديُ وثقاً في النقسه

Magaca 10aad Waa mustathnaa 

مستثني

Waa Magac Khilaafaya ama ka soo horjeda magacii ka horeeyay.

خرج الطلابُ ألا طالباً

Magaca 11aad Waa Laa Naafiya

لا نافية

لا رجلَ في دارِ

لا حولَ ولا قوةَ

ضرب محمد رجلا

ضرب محمد



Ugu Danbayn tawaabicda waa la kordhigayaa

1. Sida Magaca magaca Ku Xiriirsan  Raytu Caliyan Wa Zaydan

2. Magaca nactiga ama sifada ah Rayatu Caliyan Caaqila 

3. Magaca Ttawkiitka ama adkaynta ah  Tazawajtu Hinda Nafsahaa
4. Magaca badalka wa magac magac lagu badalay  Raytu Caliyan Khaalidan. 


8-Su'aal Ka SooJawaab.

1.Maxaa lagu kordhigaa Jamcu taksiir Iyo Jamacul Munath salim Iyo Kamac Muthakar saalim Iyo Muthanaa Iyo Asmaaul Khmasa

2. ٍSheeg Qabilka uu ku kordhigan yahay  Akala Farxaanu Khubuza اكل فرحان خبزَ

3. Sheeg qabilka uu ku kor dhiganyahay Ji'tu Sabaaxan                       ًجئت صباحا   

4.  sheeeg Qabilka uu ku kordhiganyahay   Jalastu Fawqa Daairati      جلست فوقَ الطائرة    
                                              
5- sheeg Qabilka uu ku kordhigan yahay   Nusalii Taqaruba Ialalaahi       نصلي تقرباً إلى الله .

6- Sheeg nooca kodhigaan saran  Kaana muxamadun shaaban ًكان محمد شابا

7. SHeeg Nooca Qabilka Uu Ku kordhigan yahay  Ina Muxamadan Caalimun إن محمداً عالمٌ

8Sheeg Qailka uu ku kor dhigan yihiin Thanantu Muxamadan Caaliman ظننت محمداً عالماً


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip