Sidee u isticmala Paltalka

7
Saturday May 03, 2014 - 03:36:04 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 12844
  • (Rating 3.6/5 Stars) Total Votes: 8
  • 17 6
  • Share via Social Media

    Sidee u isticmala Paltalka

    Hadaad cusubtahay wa muhiim in aad taqaanid qab istmalkisa si aad aad uga bad bado wixi dhib khyarkana aadan uga dhumin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaad cusubtahay wa muhiim in aad taqaanid qab istmalkisa si aad aad uga bad bado wixi dhib khyarkana aadan uga dhumin
Asalamu Calekum wr wbrkt 


How To Close My Paltalk Privacy ( Sidee U Xirtaa Luuqa)+ How To Join Madrasada Altaqwa( Sidee Ugu Soo Biraa Dugsiga Altaqwa)


Asc wr wb Waxaa Dhamaan Walaalaha Cusub Halkan Ugu Soo Sharaxi Doono In sha Allah Sida Luuqa Loo Xirto Iyo Sido Kale Sidee Ugu Soo Biri garaan Madrasada Altaqwaa.
Koow Halkaan hoose ka soo dagso

http://paltalk.en.softonic.com/download

Balse Intii aan taas Galo waxaa ka Hormarsiina Walaalaha Aan Isticmaalin Paltalka Sidee Qolka Somali Islamic Altaqwa U soo Gali lahaayeen , Hadaba Hadii Aad Rabto Inaad Ka Faideesato Kheyrka Tafsiirka Quran Duruusta Muxaadaraadka Bernaamijyada Ila Tali iyo Fatwa Online, Qolka Altaqwa Live Inaa Kala Socotid Qodobadan Hoose Ka Aqriso:-
1. Waxaa Soo Dajisataa Paltalka >> www.paltalk.com .
2. waxaa Ku Dhufata meesha Dhexe Jaalaha ah ee ku qoran Download , Its Free .
3. Regester karee, ( Ku Qor Magacaaga ama Neenaastada, Choose a Pasword( gali basweerka rabtid) Confirm password ( mar labad ku celi baswerka) Email( gali emailkaga) Secret Questions sualah ku qoran mid ka dooro Secret answer jawaabta suasha ku qor. kadib I accept ee hoose ku dhufo..
4. Waxaa Ku so Baxaya Paltalk Massenger oo magacaga ku qoran.. Hoos waxaa ku arkeysa View All . ku dhufo kadib waxa ku so baxaya Daaqad ku qoran RoomList Halkaas markaad jogtid, waxa ku dhufata Africa kadib Somalia waxaa kuu soo baxaaya Qolal badan oo magacyo somali ku qoranyihiin ,

5. Waxaad ku dhufata Qolka ku qorantahay Qolka Somali Islaamic Altaqwa Network ee Kalarka Blue ga ah . Halkaaas waxaad kala Kulmeysa walaalo badan ilaa 300 ku dhaw oo Cilmiga baranaaya..

F G: Waxaa Kaa Codsanaya Qolka marka so gashid , marka ugu horeysa waxaad raadisa Walaalaha Admins ka ah. ama waxaa saburadda ku so qortaa Walaal Cusub baa Ahay , Si Laguu Caawiyo ...


Halkaas waxaa Noogu dhamaaday Sidii aad ku soo Gali leheed Qolka Somali Islamic Altaqwa
_______________________________________________________________________________________________________________________________________________
2: Sidee Baa Ugu Soo Biiri Karaa Dugsiga Quranka Kariimka ama Madrasada Altaqwa?

In sha Allah Haddane waxaa aan Sharaxeyna Sida Dugsiga Quranka Loogu Biiro. Balse Inta aan Bilaabin , Waxaa La Socodsiinaa Dhamaan Inta Qoralkan Aqrineysa In Madrasada Altaqwa , Gabdhaha Qol Gooni Loogu baro , Wiilashane ee leeyihiin Qol Gooni ah, Sidoo Kale Waxaa Idin Kugu Bishaareynaayaa In Madrasada Altaqwa Qeybta Gabdhaha In Macalimiinta Wax Baraaya oo Casharada ka dhageesanaaya ee yihiin Gabdho.. Hadaba Sidee baad Ugu Soo Biiri karta Madrasada Altaqwaa?

1. Madrasada Altaqwa Waxuu Leeyahay Email Gooni u ah , oo la iska Diwaan galiyo,, Ardayga Cusub waa Inuu Marka Ugu Horeysa Emailka ka soo Codsadaa Emailkaasne waa (( altaqwanetwork@hotmail.com)) ..
2. Emailka Waxaad ku soo Cadeysaa Magaca aad Paltalka ku joogtid, Wadanka aad Joogtid,, iyo Telphone kaga .
3. Waxaa Kuula Diyaar Ah walaalo Si Dag Dag ah kuugu soo jawaabaaya Email , Walaalahaas Waxee Kuu qabanayaan Ballan Sido Kale waxii ku Siinayaan Information Sida Madrasada Loo Galo iyo Paswords ka Lagu Galo..
4. Hadii Emailkii aad Dirtay Lagu Soo Jawaabin, Waxaa Diyaar Kuu Ah Walaasha Wadata @Zunairah-114 , Waxaa Private ka U Gashaa Maalinka Talaadada Saacadda Inta U Dhaxeysa 16 uk ilaa 19 uk Xiligaas Walaasha U gal una sheeg In Emailka soo dirtay oona Laguu soo Jawaabin In sha Allah Waa Lagaa Caawinaa..
5. Sidoo Kale Wiilasha Emailka Soo Diray Hadii La Idin Soo Jawaabin , Waxaa Toos Luuqa Ugu Gali Kartaan Walaalka Watta Abdirahman-32 ama Khalid-17 , Si ee Idinkaga Caawiyaan ama Information Madrasada Ku Saabsan Idin soo Qoraan...
6. Madrasada Altaqwa Waxaa kaliya lagu gali Karo waa Pasword ka oo heshid,, Password kane waxaa ku heli kartaa markii aad soo martid kor waxaa ku soo sharaxnay..

FG : Madrasada Altaqwaa Waa Free , Barashada Cilmiga wa Free, Koob Shaah Xittaa Lagaama Rabo , ee Adiga adiga Nafsadaada U soo Jeedi Cilmiga,. Bar ama Baro , Faideyso ama Noo Faidee..
NB: WE DON'T TAKE MONEY WHILE TEACHING YOU, MADRASA ALTAQWAA IS FREE ..
NB: Madrasa Altaqwa er gratis.
M: Kamaa Una elewa kiswahili tuna seema sisi tuna fundisha waatu free, madrasa altaqwa Sio Pesa.
______________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
3: Sidee Luuqa U Xirtaa, & Sidee Walaal Ugu Darsadaa & Sidee Luuqa ama Private ka ugu Galaa Walaal?

Waxaa Haddane Sharaxi Doona In sha Allah Sida Luuqa Loo Xirto ,, waxaa Dhacdo walaalo badan oo Ku Cusub Paltalka In Private ka ama Luuqa loo galo oo lagu dhibo , Sidaas Darteed Waxaa Halkan Ku SO sharaxi Doona Sida Luuqa Loo Xirto.

1.Waxaa Aada Paltalk Massenger ( waa Meesha marka aad paltalka so furtid ku so baxaya intaadan qolka so galin)
2, Kor waxaa ku qoran File Actions Favorites Help >> Waxaad Ku Dhufaataa Kan Ugu Horeysa ee File ku Qorantahay.
3. fIle kadib waxa ku dhufata Setup Prefrences,
4. Daaqad aya ku so baxeysa wax badan ku qoran Dhaxda waxaad ku Arkeysaa Privacy ku dhufo..
5. Kor waxa ku qoran Who Can Contact me? hoosteeda 3 qoraal ayaa ku qoran , waxaa Dhibicda Saartaa meesha Ku Qorantahay Allow Contact From My Pal List Only..
6. Dhibicda markad sartid meesha hoose waxa ku qoran OK Cancel Apply >> waxaa ku dhufataa Apply kadib Ok >> Halkaas waxaa Ku xirtay Private kaaga,

Haddaba Sida Luuqa Loo Xirto waa Baratay Haddane waxaa Sharaxa Sida loogu Darsado walaalaha ama macalimiinta-

1.Marka Ugu Horeysa Magaca walalka Ku darsanesid qolka ka raadi ama Gacanta so taago dheh.
2. Right Click dheh magaciisa ama farta bixid ku dhufo magaciisa waxaa ku so baxaayo qoraalo badan , waxa ku dhufata Add to My Pal List. ><>> Kadib Ok dheh..

Halkaas waxaa Ku Baratay Sida Loogu Darsado walalaha .. Hadaba waxaa Sharaxi Doona Sida Luuqa ama Private loogu Galo walaalaha...

1. Marka Hore Walaalka aad ku Darsaneesid magaciisa ku Dhufo Right Click ama Farta bidix ku dhufo-
2. Waxaa Kuu Soo Baxayo Qoraalo Badan Waxaa Ku Dhufataa Start A private IM , meshaas ku dhufo , waxaa ´toos ugu Galeysa walaalka aad rabtay inaad luuqa u gashid..

Halkaas waxaa Inoogu Dhamaaday Sharaxii Paltalka Qolka Somali Islaamic Altaqwaa..

WAXII KU DHAAFAY EE DURUUS TAFSIIR BERNAMJIK ILA TALI FATWA IYO MUXAADAROOYIN WAXAA KALA SOCON KARTA WEBKA QOLKA EE www.somalislamic.net

Skype ka Qolka altqwaa waa >> altaqwa.network

Telphne ka : 00161224633910016122463391

الْحَمْدُ لِلَّـهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ

Praise be to Allah, the Lord of the entire universe.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip