Damaairta Magacyaalada
ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ اللهم لك الحمد حتى ترضى ولك الحمد إذا رضيت ولك الحمد بعد الرضا ولك الحمد علي كل حال ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ
Damiirka Mutakalimka Ah 7
Ana: Damiir Mutakalim munfasil mufradun mabniyun cala sukuun (caaishah4: ana magac u yaal oo kali ah iska hadlayaa kuna dhisan reebitan) |
Aniga |
انا |
Naxnu: Damiir mutakalim munfasil li jamci wal muthanaa mabniyun cala damah |
Anaga ( waxa u isticmaala labo qof iyo jamacba) |
نحن |
|
ت |
|
Naa: Damiir mutakalim mutasil li jamci wal muthanaa mabniyun cala sukuun |
Anaga ( waxa isticmali kara labo qof iyo jamac) |
نا |
Yaa: Damiir mutakalimun mutasil mufradun mabniyun cala sukuun |
|
اليا متكلم |
Iyaaya: Damiirun mutakalimun munfasilun mufradun mabniyun calal fatxa |
Aniga |
إياي |
Iyaana: Damiirul mutakalimun munfasilun lil muthana wa lil jamci mabniyun cala sukuun |
Anaga |
إيانا |
Anta: damiir mukhaadab mufradun mudakarun mabniyun cala fatxa |
Adiga (nin) |
أنت |
1 |
Anti: Damiir mukhaadab mufradun mu’anathatun mabniyun cala kasra |
Adiga (gabar) |
أنتِ
|
2 |
Antuma: damiir mukhaadab lil muthana mabniyun cala sukuun |
Labadiina(muthana) rag iyo dumarba waa loo isticmala |
أنتما |
3 |
Antum: Damiir mukhadab lil jamci mudakar mabniyun cala sukuun |
Idinka (rag badan) |
أنتم |
4 |
Antunna: Damiir mukhadab lil jamci mu’anath mabniyun cala fatxa |
Idinka (dumar badan) |
أنتنّ |
5 |
Taa: Damiir mukhadab mutasil mudakarun mufradun mabniyun calal fatxa |
«Taa» Waxay gadaal ka gasha ficilka ragana lo isticmala |
تَ : كتبتَ |
6 |
Taa: Damiir mukhaadabunmutasil mufradun mu’anathatun mabniyun calal kasra |
«Taa» ficilka bay gadal ka gasha waana ti dumarka |
تِ ,كتبتِ |
7 |
tumma: Damiir mukhadab mutasil li muthath mabniyun cala sukun |
|
تما : كتبتما |
8 |
waaw= damiir mukhaadab mutasil ljamci mudakar mabniyun cala sukuun
|
|
تم , كتبتم |
9 |
Nuun: Damir mukhadab mutasil jamcul mu’anath mabniyun calal fatxa |
|
تنّ ), كتبتن |
10 |
Yaa: yaa mukhaadaba mufrad mutasil mabniyun cala sukuun |
|
إكتبي |
11 |
Iyaaka: damiir mukhaadab munfasil mufrad mudakar mabniyun calal fatxa |
|
إيّا كَ |
12 |
Iyaaki: damiir mukhadab munfasil mufrad mu’anath mabniyun calal kasra |
|
إيّاكِ |
13 |
iyaakuma=damiir mukhadab munfasil lil muthnaa mamniyun cala sukun
|
|
إيّا كما |
14 |
Iyaakum: damiir mukhadabun munfasilun ljamc mudakar mabniyun cala sukun |
|
يّا كم |
15 |
Iyakuna: damiir mukhadab munfasil lil jamcil mu’anath mabniyun calal fatxa |
|
إيّاكنّ |
16 |
f
a
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Sulihii Xalay laga So Shaqeyay.
susha Koobaad Soo Ictaaab 1. Naxnu نحن_____؟
Susha labaad ____إياي Iyaaya?
susha 3aad_____ تِ ,كتبتِ katabti?
Susha 4aad______ Katabta كتبت?
suasha 5naad___ إيّا كَ Iyaaka?-----------------------------------------------------------
Sualaha Bari Oo Arbacaa La Iska Rabo
Test your brain if it is fresh or died
Istijaabi 6+1=7----- 1+3=4 good ============ 200$+900+1100 good
Halkaan Waxaa Ka bilaabanaya Damaairta Dadka Maqan Luuqada Carabiga Waa 15 Damiir Only.
Hadaba Qayb Ayaa Lagaaga Shaqaynaya Qeybta Kale Maskaxdaada Alle Ku Siyay Adegso Marada dhexda Ku Xiro Ugu Dulbood Sidii Adoo Aroos Ka boodaya Camal ama albaabkii Janada arkay camal waba jitki janada sida nabigu shegaye.
Qaaib-Maqan Hadaba Damaairtaan Maqan Wa sedex Qaybod Sidii kuwi horo kale Qaybi magaca Mubtadaha ay la xiriiran wa 5ta kobad
Qaybta Labaadna Ficilada ay la xiriiraan wa 5ta ku xigta sida alifka woowga iwm Qaybta U Danbaysa Waa Qaybtad so martay iyaaka camal ee munfasalka ahaa.
Haye Meshi far Gaduud Sarantahay ka Soo Shaqay
* هو : ضمير غائب منفصل مبني على الفتح
1. (Huwa) Damiir Qaaib Mufrad Mudakar Munfasil Mabniyun Cala fatx.
2. hiya هي Eedadaan U Soo Abtiri Hee Maskxdada adegso
3HumaaهماDamiir Qaaib Muthanaa mabniyun Cala Sukuun.
4. هم Damiir
Qaaib Mutasil Li Jamcil mudakar Mabniyun Cala Sukuun
5. Hunna edadan U soo abtiri hee wad isku ficnaydene هنّ
6 .( ه ) (H) Tusale Kitabahuu (Huu)Damiir Qaaib Mutasil Mufrad mudakar mabniyun Cala Sukuun.
7. Kitaabaha Kitaabkeeda jhaye eedadaan u soo abtiri heeها (Haa)
8. Lif Ithnayn كتبا -- Alifu-Katabaa Damiir Qaaib Mutasil Muthanaa Mabniyun Cala Sukuun
9.Woow Jamci (Katabuu) Waawu Damiir++++++++ Kudarso
10. Nuun Niswah katabna(Na)Damiir Ku Darso
11. Iyaahu إياه iyaahu damiir Qaaib Munfasil Mufrad Mudakar mabniyu Cala Damah
12. Iyaahaa إياها Iyada U Soo Abtiri Hee Iyaahu Damiir ++Hee+= Kudrso 1+1=2
13Iyaahuma إياهماDamiir Qaaib
Mutasil Li Munthanaa Munmabniyun Cala Sukuun
14.Iyaahuma إياهمDamiir Qaaib Mutasil mabniyun Cala Sukuun Wal Muumu Wa alifu Li Muthanaa
15. Iyaa Hunna إياهن Maxad Sugay Edooyinkan Sefta Mari Hee
Home Work 6 sualood Allahuma Laa Sahla Ilaa Ma Jaclatahu Sahla
Suasha 2aad %15Buundo
Su'asha 5aad %12buundo
Susha 7aad %13buundo
Su'sha 9aad %25buundo
Su'sha 10aad %20buundo
Susha 15aad %25Buundo
=========%%%% Who is the winner
Habayn Danbe Sabuurada Korkeeda Ka Eeg Qofkaas Maskaxda Freshka Wata Ama Mic Ka Dhagyso Ducadiisa Iyo Ubxyadisa Uu Ku Sugayo Arooswaynihiisa
Khabiir Ka Tirsan ALtaqwa State Ayaa Saadaliyay 15 Qof Ee Ugu Buunda Saraysa Ay ka Dhex Imaan Doonaan Akhyaarta Hoos Taala Aan Sugno
Damaairta Magacyaalada
hadaad fahanto damaairta naxwa hakalana wad fahmi doontaa