Damiirka Mukhaadabka Vs Kumandoska Diirtay
Ogaysiis Qofkii Xalay Ka Soo Jawabay Iyo Kuwa Caway ka jawaabaya Iyo Kuwa Habayn Danbe Isla habayn Danbe Wakhtiga la baxsho ka jawaabaya Waxaa Loo Qaban Doonaa Xaflad tartan Kala Dheereyn Siday Ukala Dhereyeen ukala saxeen iwm dhamantoodna aaminta wa lo oron aloow u aqbal aamiin aamin
duca qabayasha ka so jawabay ee webka so garay
fawsiyo daaciyah: Welcome _(¯`·._ Yeeysan ku jirin ubane jidka.·´¯) Kasoo Shaqeey Casharkaan Doqoni Calaf Maleh Dambeeye Ma gaaro Ducadu Yeeena Ku Seegin Halkan ka Raadi Magacada Hadi Uusan ku Jirin Kakac Fadiga الله جزاك > Khalid 17..1 Caishah4..2 fawsiyo daaciyah 3.. Markaz Altaqwa.4... Buhaisah114..5. Ayisha-114 6. .... Zunairah114. 7... kawsar35, 8.. haajara114.. 9.. umu_cuthman, 10 .xayat114,, 11.. hana ahmed _1. 12.. shukri114_8, 13. .Amantu-BillaH- 114 14, .rawaan 15... islaaxiya,16, amina 17 ,,, 19.sanuba35. 20.. sumaya 2409, 21, abdirahman32 22,,, kifaaf08... 23 idman114. 24,.. wardaa10.. 25. munyatul muna , 26,... Salmaan240. 27..sacdiyo1234. 28.. adawiyah 29,... fowsiya.30, ibtisaam 31,. bahja55 32 lucky_878.. 33,. basma90 34 ilsan.. 35 .ilhaam 196. 36.. umo jabir . 37.. umu abdurahmaan 38... umu abdullahi123 39... ANZAL-52... 40. xamdi_dagan114. 41 Yaan Qora?. http://somalislamic.net/view.php?articleid=1422&artname=Damiirka-Mukhaadabka-Cida-Lala-hadlay
Damiirka Mukhaadabka
Waa Casharka Caway Makiinada Cajiinka Saaran
كيفية إعراب------------------------------ |
|
ميثال |
متصل أم منفصل |
|
Tusalayaal |
ضير مخاطب |
Raqam |
Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun Fii Maxali rafcil Mubtada Wataa Xarful Khidaab . Wal alifu Wa miimu Tahniyah
|
أنت جالس أنت طالب أنت معلم أنت عالم |
إنت فاهم |
|
المذكّر. |
|
أنت Adiga (nin) |
1 |
An Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun Fii Maxali rafcil Mubtada Wataa Xarful Khidaab. |
أنتِ |
إنت فاهمة |
|
مأنث |
|
أنتِ Adiga (gabar) |
2 |
Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun Fii Maxali rafcil Mubtada Wataa Xarful Khidaab . Wal alifu Wa miimu Tahniyah |
أنتما |
أنتما قائمان |
|
مثني |
|
Labadiina أنتما |
3 |
Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun Fii Maxali rafcil Mubtada Wataa Xarful Khidaa . Wal Miimu Li jamci |
أنتم |
أنتم قائمون |
|
جمع مدكر |
أنتم قائمون= |
أنتم |
4. |
Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun Fii Maxali rafcil Mubtada
Wataa Xarful Khidaa Wa Nuunu Jamcul Inaath |
أنتنّ |
أنتن قائمات |
متصل |
جمع مأنث |
أنتنّ قائمات |
أنتنّ |
5. |
Sabti Axad Soo Galayso Casharka baxaya
Waxaan Xalay So Qadanay Daniirka Mukhaadibka ah Qaybha Dhaca Booska mubtadaha
Waxaan caway baranayna shan kale oo isla mukhaadibkii ah oo ayaguna dhaca
booska faacilka ficilkana gadaal kala xiriira
Tusaale Kaalay Safarkaan Dacwadeed ino raac aad xaafada kale mesha facilku dago
so baratide
Daraba Muxamadun Muxamed ayaa garaacay Muxamed wa falka ninka sameyay Waa
Faacilka Faacilna Waa Lagoda Wa marfuuc
icrab Daraba wu garacay waa ficl madi kow muxamedna waa faacil marfuuc ah
Alxmd mar hadaad safarkii dacwaded ka so labatay
hadaba darabta tadaanت gadaal taala waa mudmar boskii facilka isimka dahirkaa ee
maxamed ayeey taala oo ah fii maxali rafcil faacil
Ila icraab marka
ضربتdarab waa ficil maadi mabniyun cala sukuun
تWa-taa- Damiir mutasil mabniyun cala Fatxa Fii
maxali rafcil faacil
Darabti تِWaa lamid bes mesha Calal Fatxa Aad Tiri Hoos Dhig Oo Dheh Mabniyun Cala Sukuun Ilen wa hos dhigantahaye.
Darabtumaa ضربتما inta kalo dhan wa lamid Bes tada ت godan tuma waxad dhada Mabniyun Cala Damah.
Fii maxali rafcil faacil
Darabtum: Inta Kale tada godan mabnuyun cala damah bes Muumka Tum lijamci
ضربتنwaa isku mid dhamaan tu mabniyun cala damah (N) Lijamcil Inaath
Tusalayasha Damirka mukhaadibka ah ee ficilada gadal kala xiriira
Kataba Ficil Maadi Mabniyun Cala Sukuun Ta:Damiir mutasil mabniyun Calal fatxa Fii maxali rafcil facil |
تَ كتبتُ Katabta Wad qortay Nin |
Ta:Damiir mutasil mabniyun Calal kasrah Fii maxali rafcil facil |
تِ , كتبت Katabti Gabar |
Ta:Damiir mutasil mabniyun Calal Damah Fii maxali rafcil facil ما lil muthanaa |
تما tuma كتبتما Maa. Xarfun daalin cala tathniyah Laba qof |
Ta:Damiir mutasil mabniyun Calal Damah Fii maxali rafcil facil wal miimu lijamci |
تم tum, كتبتم Muum Xarfun daalun Jamci Katabtum ragbadan
|
Ta:Damiir mutasil mabniyun Calal damah Fii maxali rafcil facil Tuna Xarf Wa Nunu xarfu jamcil intaath |
تنّ ), Tunna كتبتن Nuun Xarfun Daalun Jamcul Inaath Dumarbadan katabtuna
|
isla xiligaas ayaa lakala baxayaa Qofkii xalay ka so jawabay Cawayna ka jawaba Darsiga habayn danbana ka jawaaba isla habayn danbe xaflada iyo kaalimaha lakala sarayaa Cidii ku guulysatana Abaal marin ayeey heysa idan alle
Home Work Casharki Jumcaha habayn danbe ayaa cidii ka so jawabtay ducada iyo abal gudkaba helysa
sida ay isku leyihin isku gali
جالسون Jaalisuuna ragbadan
جالس Jaalisun hal nin
جالستن Jaalisatun gabar
sedexdaan spp kala gali
انت
انتم
أنتن
Icraaab
1 أنتَ
2. نتِ
انتم 3
Home Work Cusub .
Sualaha Casharka caway
Soo Icraaab
سافرت saafarta
Saafartumaa سافرتما
Saafartum سافرتم
hos uga so jawab
1 magacaga ku qor
2 "mailkaaga ku qor
3 webka gali sidaana u gali http://somalislamic.net
Damiirka Mukhaadabka Vs Kumandoska Diirtay
Doqoni Calaf Maleh Danbeeye Magaaro Baro Diintaada ka Bax Jahliga Biyo Sacabadada Loga Dhargaa ee Sacabadaada Ku baahi Bax Jzklh