Damiirka qarsoon

5
Thursday April 24, 2014 - 21:50:35 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3174
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Damiirka qarsoon

    Naxwe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naxwe

Waaxaan Soo Baranay Damiirka Mukhaadibka Noociisa Mutasilka Iyo Noociisa Munfasilka. Waxaan Kaloo So Baranay Damiirka Mutakalimka Iyo 7 nooc oo u Qaybsamo.Hadaba Waxaan Maantay Baranaynaa Damiirka Muuqda Oo Baarska Ah Iyo Damiirka Mustatirka Ah Oo Qarsoon

 

Qaybta Koobaad Waa Damiirka Muuqda EE Baariska La Dheho Tusalayashaan Qabso

 

انت ضربت Anta Darabta Adaa Garaacay (nin)

إنت ضربت Anti Darabti Ada garacay(gabar)

أنتما ضربتما Labadiinu Waad garacdeen

 أنتم ضربتم Adinkaa Garaacay(ragbadan)

أنتن ضربتنAdinkaa Garaacay(dumarbadan)

ضربناANagaa garaacnay

محمحدان ضرب Laba muxamed baa garaacayا

هندان ضربتا labo hindaa garaacay

محمدون ضربوmaxamuudnyaal baa garaacay (muameyobadan)

الهندات ضربن hindooyin ba garaacay dumarbadan) 

Dhamaan Farta Gaduudka Ah Inta Leh Wa Damaairta Baarska La dhoho Waxayna Yaalaan Booskii faacilka Oo Ficilada Ka horeeya Ayagaa Samaynaya

Hadaba dhamaan Damaairtaas kor yaala Waa Ay wada muqdaan Ana garacay iyo ada garacay iyo maxamed ba gracay iyo maxamedya garacay waa wax lo wada jedo somahan cida wax garacday nacam.

 

ضمير مستتر

Mustatir Waxaa La Dhaha Waxa Qarsoon oo aan ishu aragto Laakin Xaga Niyada Aad Ka Fahmayso ama aad ka soo qadaranayso

Tusale

Wuu Garaacay  Qofkii Wax garaacay lama sheegin

Wuu Yimid Qofkii Yimid lama shegin Hadaba qofka Yimid Waa Magac uyaal Qarsoon oo ah (Asaga)

Wuu sexday Qofkii Sexday lama shegin laakin Daiir Ayaa U qarson ah Asaga))

Waan jeclahay Damir Baa U Qarsoon ah (Aniga)

Wuu Yimid Qofka Ymid

Hadaba

 

 

 

Qضمير مستتر

Hadaba Hadii Uusan Jirin Magac Dahira Sida 

قامت سميت او قام زيد

Ama uusan Jirin Damiir Baarisa oo muuqda Sida Ana Darabtu

اناضربت ana garacy

Intaas Hadii laga waayo waxaa u qarsoon Damiir Asturan oo aan muuqan laakin loo soo daranayo

Tusalayaal

محمد دهب  (هو) muxamed waa tagay  Waxaa u Qarson Huwa 

Oo waxay lamid tahay sidii ado yiri muxamedun huwa dahaba

 

 

  --- وسميت دهبت  (هي)

Cida Ficilka tagida Saaynaysa Waa Damirkaar Qarsoon Ee Huwa

 

 

 

Waxaa U Qarsoon oo loo so qadarayaa Damiir Mustatir ah Huwa

Sumayatun dahabat waxa lo soo qadarayaa Hiya

 

Hadaba ficilka dahaba cida samaysay waa damirkaas mustatirkaa ee qarsoon oo lo soo qadaranayo ee Huwa

 

Tusaalayaal Kale 1.

أحب  Uxibu     : فعل مضارع وفاعله ضمير مستتر تقديره أنا .

Uxibu Wa Ficil Mudaaric Faacilkisu Waa Damiir Mustatir ah. Waxa lo qadarayaa (ana)  wa adoo yiri oo kale ana Uxibu---

Tusaalaha Labaad  


نام   Naama   : فعل مضارع مبدوء بالتاء وفاعله ضمير مستتر تقديره هو.

Naama Wa Ficil Madi Faacilkiisuna Waa Damiir Mustatir ah Waxana U Qadaaran Huwa

نحب Naxnu       : فعل مضارع -وفاعله ضمير مستتر تقديره نحن . Nuxibu Wa Ficil Mudaric Faacilkiisuna Waa Damiir Mustatir Ah Waxaa U Qadaran NAxnu Nuxibu

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip