Mudmar iyo Dahir

131
Sunday April 20, 2014 - 03:57:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 76872
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 6
  • 17 3
  • Share via Social Media

    Mudmar iyo Dahir

    المضمر طاهر

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

المضمر طاهر

Magacu yaalada Iska Hadlaya ضمير متكلم

Bismilahi Raxmaani Raxiim

إسم   Waa Magac.

Isimka Qaybtiisa Kobaad Wuxuu U Qaybsama labo Qaybood 1. Daahir muuqda 2 Mudmar Magac Uyaal oo bosky magaca yal kuyusayana in magic u yahay .

Daahir Waxa La Dhaha Magaca Muuqda Dahirka ah Sida Cali Muamed Casho farxiya Salman farxaan iwm

Mudmarka Waxa la dhaha magaca boskiisii waxa yaala Sida Adiga Aniga Ayada Asaga Anaga Adinka Iwm

Tusale Maxamed baaqoray Muxamed Wa Magac Daahir Ah. 

Laakiin Hadan Dhoho Katabtu Anaa Qoray Tada U Danbaysa Tu Wa ficlka Cida samaysay oo aniga ah booskeeygii ayeeyna ku jirtaa Waa magic u yaal tadaas.

Magacu yaalada Iska Hadlaya ضمير متكلم

Damiirka Iska Hadlaya Wuxuu U Qaybsamaa 7 Damiir.

1. انا

2. نحن

3. ت

4. نا

5. اليا متكلم

6. إياي

7. إيانا

 

Hadaba Aan tusaale Ka Bixino Xabad Xabad Farta Gaduudka Wa Damirkii

انا مسلم1  Anigu Muslim Ban Ahay

نحن مسلمون2 Anagu Muslimiin Banahay

كتبت Waan Qoray(call)

أكلنا waan Cunay Akalnaa

بيتي Baytii Gurigayga

إياي أكرم الله  Anigu ALle I Karameyay  Iyaya Akrama Allhu

إيانا أكرم الله  Anagu ALle Na Karameyay Iyana Akramalahu

 

Tusaae Labaad Kale

 

Damiirku wa Farta Gaduudka ah.

1.Anigu Salafi ban ahay أنا سلفي Ana Akaltu

2.Anagaa Salafiyiin banahنحن سلفيون Naxnu salafiyuun

3.Katabtu  كتبت katabtu Wan Qoray

4.Katabnaa كتبنا Katabnaa Wan Qornay

5.Icdidinii isiiy ( (يiskudar ,إعطني 

6.Iyaaya Ifhamuunii إياي إسمعوني   Aniga imaqla

7.Iyaana Darabanaa  إيانا َربنا 2qof labadayduu Nagaracay.

Muraajaco Marsadexaad Baro

Qofka Ama Dadka Iska Hadlaya Waxa La Dhaha Damiir Mutakalim.

Waxay U Qaybsamaan 7hos Taxan.

أنا 

 نحن

 نا 

التاء

 الياء

 إياي

 إيانا

Hadaba Damirkaas Wa Laba Nooc Mid Jumcala La iriira Oo Loo Yaqaan Mutasil متصل iyo Mid Jumlada Ka Go’an Oo Loo yaqaan Munfasil

Hadaba  Kii Jumlada aan ka Soocmi Karin Waxaad Dhadaa Damiir Mutasil

Midkii Kaligiis Gooni U Istagi Karana Waxaad Dhadaa Munfasil.

Damiirka Mutasilka ee Mutakalimka  waa 4, damiirka munfasilkane waa 3

U Fiirso Damiirada Hoos Yaala Farta Gaduudan Wa Damirkii Damirkii  ka goan  wa inta gaduudka ah damirkaa la socdana waa gaduudka ku xiran

Tusaale

1. : أنا أحترم الكبير, انا   Wwaa Munfasil Goni u tagan

2. نحن طلاب مجتهدون,نحن-- --    Naxnu  Wa Munfasil Madama Ay goni tahay

3. اللهم اعافنا-- ناnaa Waa Mutasil Madama Ay La Xiriirto Canaa

4. قرأت الدرس --ت waa Mutasil Madama Ay La xiriitu Qaratu

5. أعطاني والدي نقود ---يWaa Munfasil Madama kuxirantahay ,أعطاني

6. إياي فارهبون--- إيايWaa Munfasil Madama Ay goni U tagantahay

7. إياي فارهبون ---إيايWaa Munfasil MAdama ay gooni u tagantahay

 أنا أحترم الكبير

نحن طلاب مجتهدون

اللهم اعافنا 

قرأت الدرس

أعطاني والدي نقود

إياي فارهبون

Waxaan Filayaa In Aysan Ulaabasho U Bahneen Qofkii Fahmiyaaya Ha Iskeeno macadka altaqwa Islamic.

Fiiro Gaara  Ana Rag Iyo Dumarka Wa Wada leyihin Sida hose

أنا تلميذ مجتهد Anigu Arday dadalan aay

أنا تلميذة مجتهدة  Anugu Ardayad Dadashan Ahay

أناللمتكلم والمتكلمة

Mulaaxadada Labad

Naxnu Labada Qof Iyo Dadka Badanba Wa Wada Istcmalaan.

نحن تلميذان مجتهدان. laba arday banahay Talmiidaaani

نحن تلميذتان مجتهدتان. Laba gabdhood oo dadalbadan Tamiithataani Mujtahidataani

نحن معلمون مجتهدون. rag badan  Woow istcmal Mucalimuuna mujtahiduuna

نحن معلمات مجتهدات dumarbadan Mucalimaatun Mujtahidataatun Gabdhaha badan

Labada Qof Alif Ba Lagu godaa

Raga Badan oo nabad qaba Woow Balagu Godaa

Gabdhaha Badan oo nabad qaba Taaت balagu goda

Tababar  sualo Iyo   Jawaba



Isimku Mequ U Qaybsama كم ينقسم إسم

اسم طاهر وأسم مضمر isim dahira iyo isim mudmar ah

ماهو الضمير Damiirku Wa Maxay

اسم يدل علي المتكلم مثل أنا ونحن Waa Magac Ku Tusiya Qofka Hadlaya Sida Aniga Anaga iwm

 

 

كم ينقسم مضمر meeqa Ayuu U Qabsama Mudamrku

متصل ونفصل Wuxuu U Qaybsama Mutasil Xiriira Iyo Munfasil Kala goa’n

جيب ميثال متصل :keen tusaale noca mutasilka

كتبت—وكتبنا—وأمي katabtu –katabnaa wan qornay iyo umii hoyadey

جيب ميثال keen tusaale منفصل midka kala goan oo an isku xirnen

انا طالب –ونحن طلاب – إياي شرفتني –إايانا شرفتناana dalibu arday ban ahay Wanaxnu ulaabu ardaay banahay Iyaaya Sharaftani Anad isharftay Iyaana sharaftana labadenad na sharaftay

كم هم ضمير متكلم Waa meqa Damirka Mutkalmka Ee Iska hadla wa meqa

سبعة وهي: أنا ، نحن، نا ،التاء ، الياء ، إياي ،إيانا . Waa todoba kala ah Ana 2wanaxnu 3 Naa4 Taa 5. ي Yaa 6 iyaaya 7 iyaana

 

 

أجعل كل وحد منها بالجملة‘7 mudmar midwalba u samay jumlo.

انا عبد الله—2, نحن قائمون3. سافرت-4.سافرنا5- ضربني 6. إياي لأكرم الله 7—إيانا أكرم الله wa adiga iyo caqligaga

 



Shaqo Combuyutar.

Horta istijabi col horti jabeyey yena kugu dhicine

2 alle la kasho

3 qoridadaan ajar ixtisabso iyo shaqadan madama dinta alle adbaranayso

4. Jawab kasta markad bixinyso meshi loga so hadlay eeg dariqas le mar

Time siiy madama shaydanku rabo inn adan waxbaran.

5 wixi ad qaladid shaqadada mahan  ha u abayelin hana baqin dhaman wada qalad Ogoow qofaan wax qaldin wax ma saxo

Somalidu waxay dhada Maqalde Masaxo macnaha qofan wax qaldin wax ma saxo sababto ah adigu malag iyo nabi matihid ee ha kabaqin qaldkaga jzklh

 

Suasha Kobaad

Isimku Mequ U Qaybsama Maxayse kala yihin

Mudmarka Tusaale Ka Keen

4 Mudmarka mequ u qaybsama

5.mudmarka Mutakalimka Ah Wa Meqa

6 Mutasil maxa la dhaha

7Munfasil Maxa la dhaha

8.Mudmarka Mutarilka Ah Waa meqa Tusale ka ken

9.Mudmarka Munfasilka ah wa meqa

10 damiirka mutakalimka ee todobada ah mid walba hal jumlo soo galo  jumloyinka ad galinaysana hoos ka dooro  xabad walba jumalada ku haboon.

رجل أو أمرة wil ama gabr katahay mid istcmal oo jumlo gali 

2 مسملون rag badan

مسلمات gabdho badan

3 كتب

4, كتب

مدرست5

6.ضرب علي

7.ضرب علي


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip