Tafsiirka Suuratu Mujaadaah 1-22
ALlahukbar
Maalinka Axada soo socota ayaa suradaan oo dhan laga raaa Banaat Saadiqaat Iyo Banaat Muumimaat Barbarkay ka baxdaa waa bakayla mareeeeen hee
ALlahu akbar Allahu akbar Waa Juzkii Sedexaad Ma ogtahay
114 Quraanka in aad kala bar aad dhamaysay
Mise ogtahay Suuradihii Quraanka ugu adkaa in aad so
dhamaysay
Mise Ogtahay Inta Kuu Hartay In Ay Sahlantahay
Mise Ogtahay In Aad ku gulaysatay Imtxanka madama aad
kalabar suuradaha quranka ku soo samirtay allaha u akbar
waxaa la gaaray xiligiii miraha aad goosan lahaydeeen
Dadaaal dadaal malin walba malaayin ajaraad shaqaysataa
alaad u dhawataa sii laba jibaar u dhawanshaha ale allana wa
ku so dhaweynayaa waa hubaal
Doqoni calaf maleh danbeye ma garo meqa gabdhood oo
kula midaa ku mashquulsan wuxuusan alle raali kahayn
alxmd in aad kitabka alle subax iyo galaba aad ku mashqulsantahay
alxmd axmd
Tafsiirka Suuratu Mujaadaah 1-22
ALlahukbar Maalinka Axada soo socota ayaa suradaan oo dhan laga raaa Banaat Saadiqaat Iyo Banaat Muumimaat Barbarkay ka baxdaa waa bakayla mareeeeen hee