Damaairtan Wa Jumce Ku Jimicso
Casharka Maantay Oo
Jumce ah Shaqadisa Layskaga Fadhiyo
Damiirka Ama Magac U Yaalka Hadlayaضمير المتكلم
Hadaba shaxdaanhoose Waxaad ka faaideysaa oo ka fahmaysaa Qaabka Ay Wax Isku Leyihiin
Sharaxaad Yara Aan Ka Bixino Xarfaha Qanada Ku Jira.
Mufrad Waa Magac Ku Tusaya Hal Qof tusale ,Casho ,Cali
Muthanaa Waa Magac Ku Tusaya Laba Qof
Jamac Waa wax ku tusaya Dad Fara Badan
Mutakalim Wa Qofka hadlaya
Damiir Waa magic U Yaal
Mutasil Waa Wixii Xiriirsan Sidaكتبتkatabtu Waan Qorayتtada Waxay La Xirita Ficilka Qorida
Munfasil Wa Wixi Kala Go’an Sidaأنا-كتبتAna katabtu –ana qoray oo wa kala goan yihin Ana-Iyo Katabtu
Baaris Waa Damiirka Muqdo oo isha Aad ka aragto sida anaت
Ma Baaris Baa Mise Mustatir |
Muxuu Ku Benaysan Afsomali kumacne |
Tusaale |
Mafrad, Mutha Mise Wa jamac |
Noca Damiirk |
Qofka hadlaya متكلم |
Tirada |
بارزbaaris |
Anigu Wan fadha |
انا جالس |
مفرد |
منفصل |
أنا |
1 |
بارز |
Waan Fadhiyaa |
أنا جالس |
جمع |
منفصل |
نحن |
2 |
بارز |
Waan qoray |
كتبت |
مفرد |
متصل |
ت |
3 |
بارز |
Waan garaacnay |
ضربنا |
جمع أو مفرد معظم نفسة |
متصل |
نا |
4 |
بارز |
Wuu igaracay wuu I xaday |
ضربني سرقني |
مفرد |
متصل |
يامتكلم |
5 |
بارزc |
Anaad Igaracday |
إياي ضربت |
مفرد |
منفصل |
إيايaniga |
6 |
بارز |
Labadenad Nabartay |
أيانا علمت |
المثني |
منفصل |
إياناanaga |
7 |
tamriin
ـ ضمائر المتكلم :
أنا ، نحن ، نا ، التاء ، الياء ، إياي ، إيانا .
:أناأحترم الكبير
نحنطلاب
, اللهم عافنا
,قرأتالدرس,
أعطانيوالدي نقودا
,وإيايفارهبون
Home Work
انا شيخma Mutasilba Mise Munqadic macnaha mutasil waa wixi xiriir munqadicna kala goan
2. Dahabtu. Ma Baaris Mise Mustatir Baaris wa waxa muqda ee lo jedo
Qaybta Labaad Sualaha
Jumlooyinkaan Ku Buux buuxi Magac Uyaalada Hoose Tuban.
1. Waa Ragbadan Raga Badana Woow Ayaa lagu godaa Jamcu Mudakar salimالصوماليون
2.ذهب
3.Wa hal magac somaliالصومالي
4.أكل
5.بيت
6.أكرم حنفي
7.ضربت
Damaairtaan Mid Walba Boos Ku haboon Dhig
1.انا
2.نحن
3.ت
4.نا
5.يا متكلم
6.إياي
7.إيانا
Si aad ay kugu sahlanato so galinta sida hoose u buux buuxi
Name: >>magacaga
Email: >> @mailkaga
Website:http://somalislamic.net
Security Code:
Hoosna ku qor jawaabaha
kadib hal mar dir marka la akhriyo kadib ayaa halmar la so wada fasaxayaa idan
alle magacaga saburada qolka kala soco .........
Damaairtan Wa Jumce Ku Jimicso
ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ Qofkii Naftiisa Wax Ubartaa Qofkalana Waxtara NAftiisana Naar Ka IlaashaღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ