(Barrashada cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad casharkeenii 17aad oo Somali ku qoran) li Sh, Xanafi

14
Sunday April 13, 2014 - 20:55:53 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2492
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Barrashada cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad casharkeenii 17aad oo Somali ku qoran) li Sh, Xanafi

    Naxwaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naxwaha
بَابُ اَلنَّعْتِ
اَلنَّعْتُ تَابِعٌ لِلْمَنْعُوتِ فِي رَفْعِهِ وَنَصْبِهِ وَخَفْضِهِ,
ِ; تَقُولُ قَامَ زَيْدٌ اَلْعَاقِلُ,
وَرَأَيْتُ زَيْدًا اَلْعَاقِلَ,
وَمَرَرْتُ بِزَيْدٍ اَلْعَاقِلِ.
بَابُ اَلْعَطْفِ
وَحُرُوفُ اَلْعَطْفِ تسعة وَهِيَ
اَلْوَاوُ, وَالْفَاءُ, وَثُمَّ, وَأَوْ, وَأَمْ, , وَبَلْ, وَلَا, وَلَكِنْ, وَحَتَّى فِي بَعْضِ اَلْمَوَاضِعِ
فتَقُولُ "قَامَ زَيْدٌ وَعَمْرٌو,
وَرَأَيْتُ زَيْدًا وَعَمْرًا,
وَمَرَرْتُ بِزَيْدٍ وَعَمْرٍو, وَزَيْدٌ لَمْ يَقُمْ وَلَمْ يَقْعُدْ”.
بَابُ اَلتَّوْكِيدِ
اَلتَّوْكِيدُ "تابع لِلْمُؤَكَّدِ
وَهِيَ اَلنَّفْسُ, وَالْعَيْنُ, وَكُلُّ, وَأَجْمَعُ, وَتَوَابِعُ أَجْمَعَ,
وَهِيَ
تَقُولُ قَامَ زَيْدٌ نَفْسُهُ
, وَرَأَيْتُ اَلْقَوْمَ كُلَّهُمْ,
وَمَرَرْتُ بِالْقَوْمِ أَجْمَعِينَ.
بَابُ اَلْبَدَلِ
إِذَا أُبْدِلَ اِسْمٌ مِنْ اِسْمٍ أَوْ فِعْلٌ مِنْ فِعْلٍ
, نَحْوَ قَوْلِكَ "قَامَ زَيْدٌ أَخُوكَ,
وَأَكَلْتُ اَلرَّغِيفَ ثُلُثَهُ,
وَنَفَعَنِي زَيْدٌ عِلْمُهُ,
وَرَأَيْتُ زَيْدًا اَلْفَرَسَ”
, أَرَدْتَ أَنْ تَقُولَ رَأَيْتُ اَلْفَرَسَ فَغَلِطْتَ فَأَبْدَلْتَ زَيْدًا مِنْه.ُ
_______________________________________________________________________________________________________________________


النَّعْــــــتِ waa Tilmaan ama sifo waxuuna raacayaa kan la tilmaamaya waxuu ka raacaya 1.rafco kodniin 2.nasbo kordhig 3.khafdo hos dhig
* Ismiga hore hadii uu rafcisanyahy Nactiga raacayaa wa la rafcinaa la godaa,,
Hadii uu nasbisanyahay , nactiga racaya wa la nasbinaa la kor dhigaa
Sido kale hadii uu khafdisanyhay wa la khafdina hosdhig Nactiga raacaaya.
Tusaale
Qaama Saydun Caaqilu. Saydun Wa rafcisantahay godniin Sifadiisana Caaqilu Ayadana Wa La Goday Madama Magaca Hore Ee Sayd Uu Godan yahay
Waligaa Magaca Iyo Sifada Hakala reebin Hadi Magaca kor dhigmo Sifada Kor dhig Hadii Haduu magacu godmo Sifada God
________________________________________________________________________________________________________________
اَلْعَطْفِ :- Cadfu waa labo shey oo la isku daray , ama   labo shey la xiriiriyay.
  Xuruufta Cadfiga waa 9 waana اَلْوَاوُ, وَالْفَاءُ, وَثُمَّ, وَأَوْ, وَأَمْ, , وَبَلْ, وَلَا, وَلَكِنْ, وَحَتَّى ( waaw , fa , thumma , aw, am , bal , La , Lakinna iyo Xattaa) 
* Labo magac  xarafka u dhexeeya ayaa la dhahaa xarfu cadfi (  xiriiriye) 
*Hadii ismiga hore rafciso macduufka ismka danbe waa rafcin sida- jaa'a Salmaanu wa Khaalidu
*Hadii Nasbiso ismga hore macduufka danbe waa nasbin- Ra'aytu Salmaana Wa Khalida.
*Hadi khafdiso ismga hore,  macduufka danbe waa nasbin_ Marartu bisalmaani wa Khalidi

* Hadaba Magaca hore ( macduuf caleyhi) Hadii uu Raficisanyhaay waa rafcin  macduufka danbe , hadii uu  nasbisanyahay waa nasbin kan danbe , hadii uu  khafdisanyahy wa khafdin.

  اَلْوَاوُ, وَالْفَاءُ, وَثُمَّ, وَأَوْ, وَأَمْ, , وَبَلْ, وَلَا, وَلَكِنْ, وَحَتَّى sagaalkaan xaraf waa xiriiriyaaal jumlada hore sida ay tahay ayeey mida danbana ku baqiyelan.
Tusaalaha woowga
و(جَاءَ عَلِيٌّ وَمُحَمَّدٌ)
Cali Wa Godantahay Waaw و ayaa ku xiga magacii danbe ee maxamedna woowgaan xarful cadfigaa ayaa goday
Xarafka Labaad Wa (f)
فَ (قَدِمَ الفُرْسَانُ فَالمُشَاةُ)
Wey Yimadeen fardoolaydii Iyo (Fa)Kuwii lugta ahaaba
Fursaanu damay ku godan tahay fa ayaa ku xigta mashaatu ta’da u danbysana damay ku godan tahay sababta godniinka wa fadaas dhexda ku jirta
.Xarafka Xiga Waa Thuma
Alle Wuxu Diray Muuse Muuse Wa Mafcuulu bigii mansuub ah . waxa ka danbeya Cisa kor dhig waxa ka danbeya nabi muxamed kor dhig .
(أَرْسَلَ اللَّهُ مُوسَى ثُمَّ عِيسى ثُمَّ مُحَمَّداً عَلَيِهِمُ الصَّلاةُ وَالسَّلامُ). ثُمَّ
أَوْXarafka Ow
(تَزَوَّجْ هِنْداً أَوْ أُخْتَهَاTusaalaha Kala Dorashada
Guurso Hinda Ow Walashed Hinda wa kor dhigantahay walashedna wa ko dhigantahay (Ha) Sababtuna Waa Ow أَوْ
Xarafka Xiga Wa أَمْ Asaguna labada shay oo xiriirinayo midka hore xaladu ku sugan yahay ayuu kandanbana ka dhigaya
أَمْ (أَدَرَسْتَ الفِقْهَ أَم النَّحْوَ؟).
Fiqiga wa kor dhigan tahay Am أَمْ Ayaa ka gadal martay Sidaas Awgeed Naxwahana Wey kor dhigtay.
Xarafka Xiga Waa Bal بَلْ Ayadana Sidas oo kale shaqadas ayey qabata
بَلْ (مَا جَاءَ مُحَمَّدٌ بَلْ بَكْرٌ
Ma uusan iman Muxamadun بَلْ Bakrun
.Xarafka Xiga Wa لا ayaduna la xiriirshaha danbe wey kor dhigta
(جَاءَ بَكْرٌ لا خَالِدٌ
Waxaa Yimid Bakrun لا Khaalidun
Waxa yimid makrun Khalid musan iman.
لكنْ Ma jecli Caajisyoolayaasha Lakin لكنْ Dadaal badanayasha.
(لا أُحِبُّ الكُسالَى لكِن المُجْتَهِدِينَ.
Xarafka U Danbeeya Ee9aad ee حتَّى،
Dadku Waa Ay Dhimanayaan Xataa حتَّى، Anbiyaa
(يموتُ النَّاسُ حتَّى الأنبياءُ
______________________________________________________________________________________________________________
HomeWork:- 

Magacyadaan mid walba hoos sifa uu magacaas leyahay ka raaci
Sifooyinkaan afarta ah mid walba mid sada uu u leyahay u gali
_Al-Caaqilu
_Al-Caalimu
_Al-Iimaama
_Anaashidi
Kuwa kore Wa Sifooyinkii Sifo Walba magacayada hose magic ku habon dhex gali
1.Jaa;a Caliyun
2.Saafara Muxamadun
3,Rayatu Bilaala ------
4.Marartu BiKhaalidi

Jumcaladahaan Hoos ku qoran , Hadee Saxsanyihiin wa Sax dheh hadii qaldanyahay soo Sax :-

5.سافر خالدٌ العالِمَ :-
6.رأيت خالداً العالِمُ :-
7.سلّمت على خالدٍ العالِمَ أو المهندسُ :-


Jumlada soo socda waxaa saxda qaybta u danbaysa 
Tusale - Dahaba  (Zaid) ( Salman)-  Dahaba Zaidun Thuma Salmaanu.

8. Saafara ( Caliyun) thuma (axmed):- ______________________________________
9.Ra'aytu (zubaira)thuma (farhaan) :-___________________________________
10.Marartu Bi(salmaani) thuma(muxamed):-____________________________

Jumladda soo Socota Si Saxsan uso qor:-
11. Jaa'at Zinairatu wa Najlati:____________________________
12.akala Axmedu  la farxaana:___________________________
13,Marartu BiMukhtaari thuma cusmaanu:________________
14.Ra'aytu Asada fa thaclabi:______________________________

GOOD LUCK

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip