Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 16aad

72
Monday April 07, 2014 - 14:57:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6428
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 4
  • 7 2
  • Share via Social Media

    Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 16aad

    ~«~★ ♥بَابُ اَلْعَوَامِلِ اَلدَّاخِلَةِ عَلَى اَلْمُبْتَدَأِ وَالْخَبَرِ~«~★ ♥

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

~«~★ ♥بَابُ اَلْعَوَامِلِ اَلدَّاخِلَةِ عَلَى اَلْمُبْتَدَأِ وَالْخَبَرِ~«~★ ♥


: بَابُ اَلْعَوَامِلِ اَلدَّاخِلَةِ عَلَى اَلْمُبْتَدَأِ وَالْخَبَرِ

 

Wuxu Baab Uyahay Cawamisha Gasha Mubtada ha Iyo Khabarka


Cawaamisha galaaya mubtadaha iyo khabarka waxee u qeybsamaan 3 qeybood:
1. كان وأخواتها :- kaana iyo walaalaheda.
2. إنَّ وأخواتُها :- Inna iyo walaalaheeda.
3. ظَنَنتُ وأخواتُها :- Danantu iyo walaalaheeda.
___________________________________________________________________________
1. كان وأخواتها :- kaana iyo walaalaheda:-
* kaana iyo walaalaheeda waxee rafcin ismka, waxeyna Nasbin Khabarka... Isimka waa godda , Khabarkane wa kor dhigtaa.
*kaana iyo walaalaheed waxa so galo 13 ficli : كان، وأمسى، وأصبحَ، وأضحى، وظَلَّ ، وباتَ، وصار، وليس، وما زال، وما انفَكَّ، وما فَتِيءَ، وما بَرِحَ، وما دام
* 13kaas ficili mabtadaha iyo khabarka ayee galaan, ismiga wey rafcin , khabarkane wey nasbinayan.,

* : كان، وأمسى، وأصبحَ، وأضحى، وظَلَّ ، وباتَ، وصار، dhamaan 7 daan waa isku macno kaana ( wuu ahaaday) amsa ( wuu ahaaday) ... dhamaan wa isku macno
*وليس، ma ahaanin.
* ما زال، وما انفَكَّ، وما فَتِيءَ، وما بَرِحَ، .. intaan 4 ta waa isku macno ma zaala ( kama uusan zuulin) , maa anfaka( kama uusan zuulin) dhamaan wa isku macno 4Waxa Ladhaha Afcalul istimraar.

Tusaale:

1. كان زيدٌ قائماً:- kaana - Ficil maadi naaqis mabniyun calal fatx, Zaidu- Ismu kaana marfuucun bi kaana wacalaamatu Rafcihi damma dahiratun cala aakhirihi, qaaiman- Khabar kaana mansuub bi kaana wa calaamatu nasbihi fatxa dahiratun cala aakhirihi..

2. أمسى الجو باردا :- Amsa- ficil maadi mabniyun calal fatxa la maxala lahu minal icraab.Al-jawu- Ismu amsa marfuucun bi asma wacalaamatu Rafcihi damma dahiratun cala aakhirihi, baaridan- Khabar asma mansuub bi asma wa calaamatu nasbihi fatxa dahiratun cala aakhirihi.

3. أصبح زيد مجتهداً :- Asbaxa- ficil maadi mabniyun calal fatxa la maxala lahu minal icraab.Zaidun- Ismu asbaxa marfuucun bi asbaxa wacalaamatu Rafcihi damma dahiratun cala aakhirihi, Mujtahidan- Khabar asbaxa mansuub bi asbaxa wa calaamatu nasbihi fatxa dahiratun cala aakhirihi..

4.أضحى الجسم بارداً :- Adxa- ficil maadi mabniyun calal fatxa la maxala lahu minal icraab.Jismu- Ismu adxa marfuucun bi adxa wacalaamatu Rafcihi damma dahiratun cala aakhirihi, Baaridan- Khabar adxa mansuub bi adxa wa calaamatu nasbihi fatxa dahiratun cala aakhirihi..

5.ظل الولدُ كسلاناً :- Dalla- ficil maadi mabniyun calal fatxa la maxala lahu minal icraab.Al-Waladu- Ismu dalla marfuucun bi dalla wacalaamatu Rafcihi damma dahiratun cala aakhirihi, Kaslaanan- Khabar dalla mansuub bi dalla wa calaamatu nasbihi fatxa dahiratun cala aakhirihi.

6. بات الرجل سعيدا :- Baata- ficil maadi mabniyun calal fatxa la maxala lahu minal icraab.Al-Rajulu- Ismu baata marfuucun bi baata wacalaamatu Rafcihi damma dahiratun cala aakhirihi, Saciidan- Khabar baata mansuub bi baata wa calaamatu nasbihi fatxa dahiratun cala aakhirihi.

7.صار البرتقال عصيرا :-Saara- ficil maadi mabniyun calal fatxa la maxala lahu minal icraab.Al-Burtuqaalu- Ismu saara marfuucun bi saara wacalaamatu Rafcihi damma dahiratun cala aakhirihi, Casiiran- Khabar saara mansuub bi saara wa calaamatu nasbihi fatxa dahiratun cala aakhirihi..

8.ليس عمرٌو شاخِصَاً :- leysa- ficil maadi mabniyun calal fatxa la maxala lahu minal icraab, Camrun- Ismu Leysa marfuucun bi leysa wacalaamatu rafcihi damatun dahiratun cala aakhirihi. Shaaqisan- khabar leysa mansuubun bi leysa wa calaamatu Nasbihi Fatxatun daahiratun cala aakhirihi.
____________________________________________________________________________
وَإِنَّ وَأَخَوَاتُهَا:Inna Iyo Walaalehed

وَأَمَّا إِنَّ وَأَخَوَاتُهَا فَإِنَّهَا تَنْصِبُ الاسْمَ وَتَرْفَعُ الْخَبَرَ،
Inna- Iyo walaalehed wexey Kordhigta (Magaca) Wexeyna Goda (Khabarka)
وَهِيَ: إِنَّ، وَأَنَّ، وَلَكِنَّ، وَكَأَنَّ، وَلَيْتَ، وَلَعَلَّ، تَقُولُ: إِنَّ زَيْدًا قَائِمٌ، وَلَيْتَ عَمْرًا شَاخِصٌ، وَمَا أَشْبَهَ ذَلِكَ، وَمَعْنَى إِنَّ وَأَنَّ لِلتَّوْكِيدِ، وَلَكِنَّ لِلِاسْتِدْرَاكِ، وَكَأَنَّ لِلتَّشْبِيهِ، وَلَيْتَ لِلتَّمَنِّي، وَلَعَلَّ لِلتَّرَجِي وَالتَّوَقُعِ.
Wexeyna Kalayihiin :
Inna , Anna , Lakinn, Ka’anna, Leyta . Lacala,
إِنَّ وَأَنَّ لِلتَّوْكِيدِ*( Inna iyo Anna wax bey adkeyaan) =tusale وإنَّ ربك لذو مغفرة للناس
وَلَكِنَّ لِلِاسْتِدْرَاكِ، *Lakinna waa ka daba tag) tusale أخوك عالم لكنه بخيل
كَأَنَّ لِلتَّشْبِيهِ *Ka'anna waa u ekaasho) tusale كأن عليا أسد
وَلَيْتَ لِلتَّمَنِّي*Leyta waa shaleyto ama qoomamo) ليت الجو دافئ
وَلَعَلَّ لِلتَّرَجِي *Lacala waa waxaa jeceshay oo inad heshid rajeynesid ) tusale : لعل الله يرحمنا
وَلَعَلَّ التَّوَقُعِ * Lacala sido kale wa tawaquc, wax laga baqayo in dhaco)tusale لعل المريض مشرف على نهايته

Tusaale :

إنَّ الجملَ صبورٌ Inna = Xarfu Towkiid , Al Jamala ..Ismu Inna mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi :-Saburun khabaru Inna marfucun wacalamtu rafichi damatun dahiratun fi akhirihi-

.كأنَّ الكتابَ أستاذٌ Ka’ana Xarfu Tashbiih = , Al Kitaaba ..Ismu Ka’ana mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi Ustaadun khabaru ka'ana marfucun wacalamtu rafichi damatun dahiratun fi akhirihi-

. ليْت الفاكهةَ ناضجة ٌ Leyta = Xarfu Litamani , Al Faakihata ..Ismu leyta mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi Nadijatun khabaru Leyta marfucun wacalamtu rafichi damatun dahiratun fi akhirihi-

لعلَّ المريضَ نائمٌ Lacala = Xarfu rajaa , Al mariyda..Ismu lacala mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi :- Naimun khabaru Inna marfucun wacalamtu rafichi damatun dahiratun fi akhirihi-
_____________________________________________________________________________
ظَنَنْتُ وَأَخَوَاتُهَ:Danaanti iyo walaalehed:

وَأَمَّا ظَنَنْتُ وَأَخَوَاتُهَا فَإِنَّهَا تَنْصِبُ الْمُبْتَدَأَ وَالْخَبَرَ عَلَى أَنَّهُمَا مَفْعُولَانِ لَهَا
Danaantu iyo walaalehed Wexey Kordhigan Mubatada Iyo Khabarka (Wexey Kordhigaan Mafculeynka )

، وَهِيَ: ظَنَنْتُ، وَحَسِبْتُ، وَخِلْتُ، وَزَعَمْتُ، وَرَأَيْتُ، وَعَلِمْتُ، وَوَجَدْتُ، وَاتَّخَذْتُ، وَجَعَلْتُ، وَسَمِعْتُ؛ تَقُولُ: ظَنَنْتُ زَيْدًا قَائِمًا، وَرَأَيْتُ عَمْرًا شاخصًا، وَمَا أَشْبَهَ ذَلِكَ.
Wexeyna Kalayihin :
Danaantu. Xasibtu ,Khiltu, Zacamtu, Ra’aytu, Calimtu, Wajadtu, Itakhadtu, Jacaltu, Samictu,
* ظَنَنْتُ، وَحَسِبْتُ، وَخِلْتُ، وَزَعَمْتُ، ... Afartaba waa isku macno danantu wa umaleeyay , xasibtu wa umaleyay khiltu wa umaleyay , zacamtu wa umaleeyay.
* رَأَيْتُ، وَعَلِمْتُ، وَوَجَدْتُ، ... sadexdaba waa isku macno ra aytu ( wa yaqiiniyay oo waa hubaa) calimtu ( wa yaqiiniyay oo waa hubaa) wajadtu ( wa yaqiiniyay oo waa hubaa)..
* وَاتَّخَذْتُ، وَجَعَلْتُ .... labadaan wa isku macno itaqadtu ( wa sameestay) jacaltu ( wa samestay).
*وَسَمِعْتُ samictu wa maqlay .

Tusaale :

ظننت زيدًا قائمًا Danantu- Ficil wa faacil , Zayidan Mafcul awal mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi , Qaiman Mafculu thani mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi-

رأيت عمرًا شاخِصًا Ra’Aytu- Ficil wa faacil , Camran Mafcul awal mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi , Shaaqisan Mafculu thani mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi-

عَلِمْتُ العِلْمَ نُوْراً Calimtu - Ficil wa faacil , Cilma Mafcul awal mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi ,:- Nuuran Mafculu thani mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi

اتَّخَذَ اللهُ إِبْرَاهِيْمَ خَلِيْلاً itakhada ficil madi mabniyun calal fatxa ( Allahu) faacil marfuc Ibrahima Mafcul awal mansubun,:- Khalilan Mafculu thani mansubun wacalamtunasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi

 
جَعَلْتُ الذَّهَبَ خَاتَماً Jacaltu - Ficil wa faacil , Dahaba Mafcul awal mansubun, Khaataman Mafculu thani mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi,

سَمِعْتُ زَيْداً مُجْتَهِداً Samictu - Ficil wa faacil , Zayidan Mafcul awal mansubun, Mujtahidan Mafculu thani mansubun wacalamtu nasbihi fatxatun dahiratun fi akhirihi,
_______________________________________________________________________________

Home Work:

1.kaana iyo walalaheed maxee qabtaan?

2.Inna Iyo walaalaheed maxee sameyaan oo qabtan?

3.Danantu iyo walaalaheed waxee qabtaan?

4.Sheeg Ficilada galo Kana iyo walaalaheed?

5. inna Iyo walaalaheed wa imasa soo tiri?

6. 2 tusale ka keen kaana iyo walalheed, 2 tusale inna iyo walalaheed, 2 tusale danantu iyo walaalaheed.

7.Icraab :
1. صار الثوبُ قصـــيراً :
2.أضحى الشارعُ مزدحماً
3. إن الهرم قديم.
4.لعل الكتاب رخيص.
5.ظننتُ زيدًا نائماً

ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ اللهم لك الحمد حتى ترضى ولك الحمد إذا رضيت ولك الحمد بعد الرضا ولك الحمد علي كل حال ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip