Qisso Salaadda oo la dib dhigo.

5
Tuesday March 25, 2014 - 05:09:30 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4892
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 8 1
  • Share via Social Media

    Qisso Salaadda oo la dib dhigo.

    Qissah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qissah
Qissah 1:
Qisaadaan aan u dhaafno gabdhii ka sheekeesay , Gabadhaan waxee dhahday , waxaa booqday isbitaal magaalada ku yaalay , markii aan ka soo baxay qolkii aan kaga jiray isbitalka waxaa soo akmaray qol ku jirto haweeneey aad u oyneysa, waxaa isku dayay inaa u dajiyo oo ooyinta inaa la qeybsado isku dayay , qolkii ayaa u galay , waxaa ku dhahay walaal maxaa kugu dhacay oo la oyneysaa,, waxaa fiirshay horteeda waxaa arkay Oday ku dhex jira meel dhalo ah , ninkaas oo darbiga ku garaacaayay madaxiisa , waan ka naxay , nin qeylinaayo oo madaxa darbiga ku dhufanaayo markaa arkay. waxaa weydiiyay haweeneeydii meesha joogtay , waxa ku dhacay ninkan iyo qofka uu yahay ,, waxee ii sheegtay in uu yahay Ninkeeda waxee ii sheegtay inuu ayaamo ka hor ninkaan uu ahaa mid caafimaad qaba dabeecad wanagsan,,
Maalin maalmaha ka mid ah qadadii baa u keenay wuuna qadeeyay ,kadib sidii uu iskaga fadhiyay ayaa ku dhahay hebelow wa la aadaamay salaadi casir , wuu i soo fiirshay waxuuna igu dhahay in shaa Allah. waa ka aamuusay oo xoogaha kadib waxaa arkaa isagoo iska fadhiyo wax shaqone muusan heenin waxaa ku dhahay hebeloow waa la aqimi rabaa orod kac masjidka aad waxuu iigu jawaaab in sha Allah soo kuma dhihin bes dee, markuu saas dhahay waa ka aamusay , Markii la aqimay salaadi baa hadane ku dhhaay hebeeloow salaadi wa maqashaa waa la aqimay masjidka aad waa la galee salaadii ,, markaan in sha Allah kaliya ima dhihinee intuu xanaaqay buu igu qeyliyay '' MA TUKANAAYO HADAA RABO , maxaawaye dhibka ku haayo , khalaaaaaas ma tukanaayo iga aamus'' . waxee tiri aad baa u argagaxay waana ka naxay hadalkiisa , Qalbigii ayaa i dilaacay ninkaaga ma tukanaayo,,, Waxuu isku dayay inuu istaago si uu qolkiisa u aado, maba dhicin unuuba socdo illaa dhulka uu ku dhaco markii uu istaagay halmar ayuu dhulka ku dhacay markaas oo gariiray ilaa aan ka naxay waxuu noqday sidi qof koronto ku dhagtay cml waxaa iskugu yeeray ehelkii ma jiro shiekh illa waa looyeray si uu quran ugu aqriyo ma eesan anficin,, xoogaha markuu joogo dhulka ayuu ku dhaca gariir ayuu bilaaba madaxa markii uu xanuunu darbiga ayuu ku garaacaayaa, ilaa markii danbe dhaqaatiirta dhehen cudurka haaya xataa dawooyinka ma anfaceyso , 2 saac walba dhulka ayuu ku dhacaayay mana anfaceenin wax illaa darbiga uu madaxa ku garaayo mahee,,
(إِنَّ اللَّهَ لا يَظْلِمُ النَّاسَ شَيْئًا وَلَكِنَّ النَّاسَ أَنْفُسَهُمْ يَظْلِمُونَ)
waxuu ahaa ninka mid salaadda aan waqtigeeda ku tukanin maxaad u maleeneysaan kan aadanka isagoo maqlaaya aanan tukaninba ...
______________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
Qiso 2:
Qisadaan wiil carab baa ka sheekeenayo ,,, waxuu dhahay waxaan lahaa gabar walaashey ah oo aan wanaag ku ogeen iyo inee hooyadeed saacidi jirtay ,, wey dhimatay waana la soo duugay,, ayaaamo kadib waxaa soo xasuustay in qabrigii walaasheey iiga dhacday boorsadii yareed ee maxfadada ama waaleet ka sidaa u taqaanidba , waa ka maarmi waayay oo waxyaalo muhim ah baa iigu jiray boorsada.. waxaa go ansaday inaa qabriga kala soo baxo boorsada waleet ka , markii aan qoday ayaa arkay boorsadi waana kala soobaxay anoo faraxsan, Lakin waxaa argagax igu noqotay kafantii cadaa ee walaashay oo holcaayaa markaa arkay anoo naxsan baa guriga aaday, waxaan ahaa mid aad uga naxay waxuu soo arkay 3 maalmood ano dhan qof maqan cml ahaa cunto igama dageen cabitaan sidoo kale hurdo la an igu dhacday arintaas daraadeed, ilaa markii danbe hooyo iga yaabtay oo i dhahday wiilkeyga maxaa kugu dhacay? ayaantaan caadi ma ihidee mise dhimashadoo walasha ka naxday,, waxaa weydiiyay HOOYO walaasheen sidee ku dhimatay? maxee qaban jirtay? xaaladee ku dhimatay walaashee?,, waxee iigu jawaabtay wiilkeygow maxaa saacadaan ii weydiineesaa suashaas, Allah u naxariistee walashaa waqti ayaaba ka soo wareegee.. waxaa dhahay hooyo iiga jawaab maxee eheed nolosheeda ? waxee iigu jawaabtay wiilkeygiyow , walaaasha walaahi gabar fiican bee eheed oo wey ila kaftami jirtay cunto wey inoo karin jirtay guriga iyadaa nadiifin jirtay gurigane wey igu saacidi jirtay , walaaahi walaalaha gabdha ugu fiican bee eheed Allah u naxariisto, kadib hooyo dhulka ayee madaxeeda u fooroorisay waxeena tiri Lakin '' ALLAH U DANBI DHAAFEE WALAASHAA WAXEE EHEED MID SALAAADDA WAQTIGEEDA DIB DHIGTA'' markii aan ku dhaho gabadheyda salaadda waqtigeeda la jooga ha dib dhigin , waxee iigu jawaabi jirtay in sha Allah hooyo waa tukaanaa,, weyna dib dhigi jirtay,...
YAA ALLAAH hadii salaadda ee dib dhigi jirtay qabrigeedaa holcaayay , maxaad umaleeneeysaa kan salaadda ku tukaday weyso la aan ALLAH hortiisa istaagan oo leh ALLAHU AKBAR asoo weyso qabin? maxaad umaleyneesa kan janaabo asoo qabo salaada tukaday? bal taas iska dhaafee maxaa umaleeneesay Kan aanaan salaadaha qaarkood u xisaabsaneen? waxaa qurbaha lagu arkay dad 4 salaadood u xisaabsan oo salaad subax anaan aqoonin..
MAXAAD UMALEYNEESAA KAN AANAN TUKANINBA :
حافظوا على الصلوات والصلاة الوسطى وقوموا لله قانتين 238



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip