Talado Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 15aad

35
Wednesday March 19, 2014 - 09:23:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 7221
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 28 3
  • Share via Social Media

    Talado Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 15aad

    المستوى الاول في علوم النحو الدرس

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

المستوى الاول في علوم النحو الدرس
                                                                            باب مرفوعات الأسماء


Waxyaalaha keena in ismiga la rafciyo: Ismiga waxaa rafciya 7 caamil :

1. الفاعل : faacil ( fale)
2. المفعول الذي لم يُسَمَّ فاعِلُهُ،: naib faacil
3&4.المبتدأ وخبره، : mubtada iyo qabar
5.واسم كان وأخواتها، : kaana iyo walaalaheeda in ism u noqdo
6.خبر إنَّ وأخواتها، : ismiga inna iyo walaalaheeda qabar in u noqdo
7.التابع للمرفوع، : ismiga in uu raaco ism kale rafcisan, waxa ismi rafcisan raaci kara waa 4 waana النَّعتُ، والعطفُ، والتوكيد، والبَدَل.:
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
Hadaba waxaa Horey u soo baranay casharkii hore faacil iyo naib faacilka, casharkeyna 3xaad ee Manta waa :

                                                                                                   المبتدأ وخبره،
*inta aan casharka bilaabin waxaa Muhim ah in aan is xasuusino waxaa Horey u soo marnay marka ka hadleenay Rafcada in Rafcada 4 calaamadood ee leedahay:
1. Dama ( godaal). 2.( waaw) 3.(Alif) . 4( Nuun).
*Damada 4 meel ayee gashaa.- 1.Ismul Mufrad 2, Jamcu Taksiir 3. Jamcul Mu'anath assaalim 4. ficil mudaric aan gadaal waxba ka raacin.
*Waaw 2 meel ayee gashaa: 1. Jamcul Mudakar Assaalim 2. Asmaa'ul Khamsah.
* alifka wuxuu dagaa hal bos magacyada laba labada ah  (Muthanna)
______________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
المبتدأ: هو الاسم المرفوعُ العاري عن العوامل اللفظية.
mubtada: waa ism la rafcinaayo hadalkane isaga lagu bilaabay, caamil laga hormariyo waa ka qaawanyahay..

tusaale: زيدٌ قائمٌ : Zaid waa ism mubtada sababto ah hadal isaga lagu bilaabay.
* Magac kasta oo Bilow ah waa godeysaa , mubtada marfuucun bil ibtidaa .

tusale :محمدٌ رسول الله - Muxamadun waa mubtada marfuucun bil ibtidaa, wacalaamatu rafcihii Damatun daahiratun fii aakhirihi.

* زيدٌ أخوكَ -Zaidun mubtada marfuucun bil ibtida, wacalamatu rafcihi dama,...Akhuka- Qabar mubtada marfuucun bil ibtida, wacalamatu rafcihi waaw li anahu min asmaa'il Khamsa.

*المسلماتُ قانتاتٌ - Al-Muslimaatu mubtada marfuucun bil ibtidaa, wacalaamatu rafcihii Damah Li annahu Jamcul Mu'anath assaalim..
_______________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
المبتدأ قسمان: ظاهر ومضمر
Mubtada waxuu u qeybsama 2 qeybood: 1- daahir 2- Mudmir

1- ظاهر

Tusaale:
1-زيدٌ قائمٌ - Zaidun mubtada marfuucun bil ibtida, wacalamatu rafcihi dama.. Qaaimun- qabar mubtada marfuucun bil ibtida, wacalaamatu Rafcihi Damma..

2. الزيدان قائمان - Azzaydan Mubtada Marfuucun Bil ibtida, wacalamatu rafcihi Alif Niyaabatun Canni Damma Li anahu Muthanna-- qaaimaani- qabar mubtada marfuucun bil ibtida, wacalamatu rafcihi Alif Niyaabatun Canni Damma Li anahu Muthanna.

3. الزيدون قائمون -Azzayduuna Mubtada Marfuucun Bil ibtida, wacalamatu rafcihi waaw Niyaabatun Canni Damma Li anahu Jamcul Mudakar Assaalim.- Qaa'imuuna- Qabar Marfuucun Bil ibtida, wacalamatu rafcihi waaw Niyaabatun Canni Damma Li anahu Jamcul Mudakar Assaalim...
_____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
2: مضمر
Damiirka mubtadaha Nuqdo waa 12 : أَنَا، وَنَحْنُ، وَأَنْتَ، وَأَنْتِ، وَأَنْتُمَا، وَأَنْتُمْ، وَأَنْتُنَّ، وَهُوَ، وَهِيَ، وَهُمَا، وَهُمْ، وَهُنَّ.

1. المتكلم- waa labo أَنَا، وَنَحْنُ

Tusale:
1. أنا ناجحٌ -Ana Damiir Munfasil mabniyun Cala Sukuun. Naajixun- Qabar Mubtada marfuucun Bil ibtidaa, wacalaamatu Rafcihi Dammah daahiratun fii aakhirihii.

2. نحنُ مسافرون - Naxnu- Damiir Munfasil Mabniyun cala Dammah. Musaafiruuna- Qabar Mubtada marfuucun Bil ibtidaa wacalamatu rafcihii waaw Niyabatun cani dammah Li annahu Jamcul Mudakar Assaalim.
______________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
2.المخاطب - waa 5 وَأَنْتَ، وَأَنْتِ، وَأَنْتُمَا، وَأَنْتُمْ، وَأَنْتُنَّ

Tusale:
1.أنت عالمٌ - An- Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun fii maxal rafcil Mubtada. تَ- Xarfu Khidaab la maxala lahu minal icraab.. Caalimun-Qabar Mubtada marfuucun Bil ibtidaa, wacalaamatu Rafcihi Dammah daahiratun fii aakhirihii.

2.أنتِ مجتهدةٌ - An- Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun.fi maxal rafcil mubtada تِ- Xarfu Khidaab La maxala lahu minal icraab.. Mujtahidatun- Qabar Mubtada marfuucun Bil ibtidaa, wacalaamatu Rafcihi Dammah daahiratun fii aakhirihii.

3. أنتما مسافران - An- Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun fii maxal rafcil Mubtada. تما  tu-Xarfu Khidaab la maxala lahu minal icraab.. wal miimu wal alif calaamatu tathniya.. Musaafiraan- qabar mubtada marfuucun bil ibtida, wacalamatu rafcihi Alif Niyaabatun Canni Damma Li anahu Muthanna.

4. أنتم فائزون - An- Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun fii maxal rafcil Mubtada , تُم - Tu- Xarfu Khidaab la maxala lahu minal icraab. wal miimu calaamatu Jamac.. Faizuuna Qabar Mubtada Marfuucun Bil ibtida, wacalamatu rafcihi waaw Niyaabatun Canni Damma Li anahu Jamcul Mudakar Assaalim.

5. أنتنَّ متعلماتٌ - An- Damiir Munfasil Mabniyun Cala Sukuun fii maxal rafcil Mubtada , تُن - Tu- Xarfu Khidaab la maxala lahu minal icraab... Nuun- nuunu niswah... Mutacalimaatun-Qabar Mubtada Marfuucun Bil ibtida wacalaamatu Rafcihi Dammah Li annahu Jamcul Mu'annath Assaalim.
____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
3.الغائب - waa 5 هُوَ، وَهِيَ، وَهُمَا، وَهُمْ، وَهُنَّ.

1.هو ذاهبٌ - huwa- Damiir Munfasil Mabniyun Calal Fatxa fii maxal rafcil Mubtada,.. Daahibun - Qabar Mubtada marfuucun Bil ibtidaa, wacalaamatu Rafcihi Dammah daahiratun fii aakhirihii.

2.هي مسافرةٌ - Hiya - Damiir Munfasil Mabniyun Calal Fatxa fii maxal rafcil Mubtada,.. Musaafiratun- Qabar Mubtada marfuucun Bil ibtidaa, wacalaamatu Rafcihi Dammah daahiratun fii aakhirihii.

3.هما طالبانِ - Hu- Damiir Munfasil mabniyun cala Dammah fii maxali rafcil Mubtada.. Maa- wal miimu wal alif calaamatu tathniya.. Daalibaani- qabar mubtada marfuucun bil ibtida, wacalamatu rafcihi Alif Niyaabatun Canni Damma Li anahu Muthanna.

4.هم مهندسون -Hu-Damiir Munfasil mabniyun cala Dammah fii maxali rafcil Mubtada.. M- wal miim Calaamatu Jamac.. Muhandisuuna- Qabar Mubtada Marfuucun Bil ibtida, wacalamatu rafcihi waaw Niyaabatun Canni Damma Li anahu Jamcul Mudakar Assaalim.

5.هنَّ مجتهدات - Hu- Damiir Munfasil mabniyun cala Dammah fii maxali rafcil Mubtada.. N- wa nnuunu nuun niswa... Mujtahidaatun - Qabar Mubtada Marfuucun Bil ibtida wacalaamatu Rafcihi Dammah Li annahu Jamcul Mu'annath Assaalim..
______________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
الاسم المرفوع المسند إليه : الخبر
waa magac godan oo loo tiiryay mutadaha ..
Waxuu u qeybsamaa 2 qeybood: 1. Mufrad 2. Qeyru Mufrad.
1. خبر مفرد:- mufrad
tusale : زيد قائم ) ( والزيدان قائمان ) و ( الزيدون قائمون = zaid wa taaganyahay , zaidan weydaaganyihiin, zaiduuna wey taganyihiin,, dhaman waa mufrad oo wax cawaamil ma soo dhex galin , sida Jumla iyo shubhul jumlah..
qaa'imun:- waa Khabar mufrad oo ku tusineysa hal, marfuucun wacalamatu rafcihi dammah daahiratun fi aakhirihi.
qaa'imaan:- khabar mufrad oo ku tusineysa labo labo ( muthanna) marfuucun wacalamatu rafcihi Alif niyaabatun can dammah li annahu muthanna.
qaa'imuuna:-khabar mufrad oo ku tusineysa jamac, Marfuucun wacalaamatu rafcihi Al-Waaw Niyabatun can Dammah Li annahu jamcu mudakar saalim..

2:-خبر غير مفرد :-qeyru Mufrad
Ogow Allah kuu naxariiste khabarka qeyrul mufradka ah, waxuu Noqda Jumlah ama Shubhul Jumlah:
Jumlah wa labo Nuuc :
1- jumlah ismiyah:- Mubtada& khabarkiisa.. tusaale : زيد جاريَتُهُ ذاهبة .
2-Jumlah Ficliyah;- ficil iyo faacilkiisa ,.. tusaale : زيد قام أبوه .
Shubhul Jumlah wa labo Nuuc :
1-Jaar wa majruur:- الجارُّ والمجرور Al-jaar walmajruur .. tusaale : زيد في الدار
2-Darf:-الظرف addarf... tusaale : زيد عندك.

Hadaba Khabar qeyru Mufrad waa Waxii 4 arimood laga helo :
الجارُّ والمجرور ، والظرف والفِعل مع فاعِلِهِ والمبتدأ مع خبره
1.الجارُّ والمجرور (Al-Jaaru wal majruur) :- aljaaru walmajruu waa Waxii la hoos dhigayay iyo magacii hoos dhigay.
Tusaale: زيد في الدار :- Zaid Mubtada Marfucun Bil ibtida wacalamatu rafcihii Dammatun dahiratun fii akhirihi, في الدار - Fii- xarfu Jar, Addaari- Ismu Majruur bi-fii wacalaamatu Jarrihi Kasratun daahiratun fii aakhirihi (wa shubhul jumlah fii maxali rafc khabar almubtada Zaid).
في الدار - waa jaar walmajruur..
2. الظرف (darf) :- Magaca koonaha ama geeska .. ( aktaada , gadaashaada , korkaaga, hoostada) iwm . aya la dhaha darf.
Tusaale : زيد عندك :- :- Zaid Mubtada Marfucun Bil ibtida wacalamatu rafcihii Dammatun dahiratun fii akhirihi, عندك - Darf makaan mansuub, wacalaamatu nasbihi Fatxa dahiratun cala aakhirihi, (wa shubhul jumlah fii maxali rafc khabar almubtada Zaid).
3.الفِعل مع فاعِلِهِ (ficil iyo faacilkiisa):- jumla ficliyah
Tusaale;-زيد قام أبوه - Zaid Mubtada Marfucun Bil ibtida wacalamatu rafcihii Dammatun dahiratun fii akhirihi, قام- ficil maadi mabniyun calal fatx , أبوه- abu -faacil qaama marfuucun wacalamatu rafcihi waaw niyaabatun canni dammah li annahu min asmail khamsa , hu- damiir mabniyun cala damma.
4. المبتدأ مع خبره :- mubtada& khabarkiisa: Jumla ismiyah
Tusaale:زيد جاريَتُهُ ذاهبة - Zaid Mubtada Marfucun Bil ibtida wacalamatu rafcihii Dammatun dahiratun fii akhirihi ,جاريَتُهُ -jaariyatu mubtada thaani Marfuucun bil ibtida wacalamatu rafcihi Dammatun daahiratun fii Akhirihi, Hu- damiir mutasal fii maxali jar. ذاهبة- Khabar Lil Mubtada thani marfuucun wacalaamatu Rafcihi dammatun dahiratun fii aakhirihi..
___________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip