Talaado : XifdisNaxwaha

80
Wednesday March 19, 2014 - 01:55:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 16951
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 25
  • 25 3
  • Share via Social Media

    Talaado : XifdisNaxwaha

    XIfdin علامات إعراب

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XIfdin علامات إعراب

















اَلْكَلَامُ

Hadal - Waxa La dhaha Xaga Naxwaha Wixi Laga Helo 4 Shardi.

 

1. اَللَّفْظُ


Cod ama-Soowt-ama-Hadal-Carabka loga hadlo.

Ø  Waa In Uu Soot Noqda Cod Carabka Loga Dhawaqo Waxa Kabaxaya mesha oo Kalaam Aan La Dhihin. Qoraalka Ishaarada Mesejka iwm.

 

2. اَلْمُرَكَّبُ

Isi Sarsaran Jumlo Ka Kobma. Sida Dahaba Muxamadun.

Ø  Waa In Uu Yahay Wa laba Eray Iyo Kabdan iska Saran Sida Qaama Caliyu waxa mesha ka baxaya Waxan labadas kalmo ka kobnayn Sida هل iwm.

 

3. اَلْمُفِيدُ

Wa In Laga Helo Faido Dhamaystiran.

Ø  In Uu Yahay Mid Wax Faaidaynaya Oo Qofka Ku dhagaysanaya uusan wali jawab ka sugayn Sida Cali Wa yimid Jaa’a Caliyun Waxa mesha ka baxaya HAdalkii aan dhamaytirnen oo an wax faaidaynayn Sida Cali Hadii Yimado? Kas mahan kalaam Naxwaha aktiisa.

4.بِالْوَضْعِ


Xarfaha Luqada Carabiga 28ka ah ka koban Yahay.

Ø  Waa In Uu Yahay Luqada Carabiga iyo Xuruufta Hijaaiga oo ka koban Yahay how Are you kaas kalaam lama dhoho sababto ah loma dajin luqada carabiga.

 

وَأَقْسَامُهُ ثَلَاثَةٌ

Wuxuu U Qaybsama  Kalamku Wa Sedex :

1.       اسم – Isim (Magac).

2.       وَفِعْلٌ – Ficil.

3.       وَحَرْفٌ – Xaraf.


1)     اسم – Isim (Magac).

 

  

v  الاسم هو الكلمة التي تدل على معنى في نفسها ولا تقترن بزمان  : - Isimka Wa shay Wax Ka tusiya oo kaliya Naftiisa Waxkhti tagay midso socda mid joga Midna Kuma Xirna Cali Sumayo Fawsiyo iwm.

v  Isimka ( Magaca) Calamadaha Lagu Garto waa :

فَالِاسْمُ يُعْرَفُ بالخفض وَالتَّنْوِينِ, وَدُخُولِ اَلْأَلِفِ وَاللَّامِ, وَحُرُوفِ اَلْخَفْضِ, وَهِيَ مِنْ, وَإِلَى, وَعَنْ, وَعَلَى, وَفِي, وَرُبَّ, وَالْبَاءُ, وَالْكَافُ, وَاللَّامُ, وَحُرُوفُ اَلْقَسَمِ, وَهِيَ اَلْوَاوُ, وَالْبَاءُ, وَالتَّاءُ 

                I.           Calamada Kowaad Waxay Ka gasha Gadaal Oo Waa Hoos Dhig Muxamadi (خفض).

               II.     Calamda Labaad Waxay Ka Gasha Gadaal Waana 2hoos dhig laba kordhig iyo laba god Caliyan Caliyun Caliyin laba shaqal. (التَّنْوِين).

              III.      Calaamada Afaraad Horay Ayeey Ka Gashaa Waana Alif Iyo Laam ama Al- (دُخُولِ اَلْأَلِفِ وَاللَّامِ).

              IV.      Calaamada U Danbaysa Waa 13 Xaraf Mid Kamid Ah Haduu Horay ka Galo Waxaad garatay In Uu Magac yahay Sidaas Awgeed Waad Hoos Dhigaysa Madama Lagu magacabo Xurufta Wax hos dhiga Sida Xuruuful Jar Ama Xuruurful Khafdi (, وَحُرُوفِ اَلْخَفْضِ, وَهِيَ مِنْ, وَإِلَى, وَعَنْ, وَعَلَى, وَفِي, وَرُبَّ, وَالْبَاءُ, وَالْكَافُ, وَاللَّامُ, وَحُرُوفُ اَلْقَسَمِ, وَهِيَ اَلْوَاوُ, وَالْبَاءُ, وَالتَّاء)


 

وَفِعْلٌ Ficil>Fal
Ficil Waxa La Dhaha Wax Dhacaya ama La Samaynayo Ama Dhacay Ama Dhici Dona
Tusaale Muxamed Wuutagay=محمدُ ذهبَ 
Muxamed Wa Magac Wuucunay Wa Ficil Sababto ah Muxamed Uma bahna time Lakin Wu Cunay Waa Wax tagay oo u bahan waqti (past tense)
Ficilka Waxaa Lagu Garta Wuxuu U Bahan Yahay sedexda wakhti mid kamid ah Wakhtiga tagay Wakhtiga Soo Socda Iyo Wakhtiga hada la jogo Sida
Ficilka Wuxuu Leyahay Calaamado Uu Aqbalo Kaligis Oo magacu Lawadagin Sida sedex Calamo Oo Haray ka Gashay Iyo Mid gadal marta

1. سِّينِ Siin
2.سوفSoowfa
3.قدQad
4. تَاءِ اَلتَّأْنِيثِ اَلسَّاكِنَةِ(T)Tadaas oo Reeban gadal gasha Ficilka Tada Gabdha.
5. Sidaas Oo Kale Waxa Lagu Garta Wuxuu Aqbala Tada faaculka Akaltu
وَالْحَرْفُ مَا لَا يَصْلُحُ مَعَهُ دَلِيلُ اَلِاسْمِ وَلَا دَلِيلُ اَلْفِعْلِ.
Xaraf Wa Wax Naftisa An Wax Ka Tusin EE Qayrkis Wax Ka Tusa Calaamadiisuna Waa Calaamad La Aan Wax Calamad ah malahan.



Halkaan Waxa Ku Dhamday Sharaxadii  Qaybteenii Koobaad Waxaa Hoos ka Bilaabanaya Sualaha Lagaa rabo Qofwalbana Laga Rabo Si Loo Ogaado In Aad Fahantay Iyo Mesha Celiska U Bahan Intaba
.
    Tijaabi Fahankaga !
Soo Sheeg Meeqa Isim Ayaa Suuradaan Ku Jirta Isim Walba Markaad Qorto Calaamada Aad Ku garatay In Uu Isim Yahayna Soo Caday Sida Al- hoos Dhig Tanwiin Ama Xuruufta Wax Hoos Dhiga ama kuwa dhaarta oo ayaguna wax hoos dhiga wa shkran 


بِّسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ
وَالتِّينِ وَالزَّيْتُونِ ﴿١ وَطُورِ سِينِينَ ﴿٢ وَهَـٰذَا الْبَلَدِ الْأَمِينِ﴿٣ لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ ﴿٤ ثُمَّ رَدَدْنَاهُ أَسْفَلَ سَافِلِينَ ﴿٥ إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ ﴿٦ فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِالدِّينِ ﴿٧ أَلَيْسَ اللَّـهُ بِأَحْكَمِ الْحَاكِمِينَ ﴿٨

suasha 2aaad suradana hoose Soo sheeg  inta Ficil ku  Jirta soo kala |Cadey  Waa Ino Caway Iyo Ducada Mic Altaqwa


﴿بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ ﴾. ﴿ إِذَا جَآءَ نَصْرُ اللَّهِ وَالْفَتْحُ * وَرَأَيْتَ النَّاسَ يَدْخُلُونَ فِي دِينِ اللَّهِ أَفْوَاجاً * فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ وَاسْتَغْفِرْهُ إِنَّهُ كَانَ تَوِبَا ﴾.





Jawaab+XifdisNaxwaha



أَنْوَاعُ اَلْكَلَامِ

اَلْكَلَامُ :هو اَللَّفْظُ اَلْمُرَكَّبُ, اَلْمُفِيدُ بِالْوَضْعِ
Al-Kalaamu Huwa Lafdun Murakabun Mufiidun Bilwadci.
وَأَقْسَامُهُ ثَلَاثَةٌ :اسم وَفِعْلٌ وَحَرْفٌ جَاءَ لِمَعْنًى
Wa Aqsaamuhii Thalaatahtun ismun Wa Ficlun Wa Xarfun Jaa'a Li Macnaa.
فَالِاسْمُ يُعْرَفُ :بالخفض وَالتَّنْوِينِ, وَدُخُولِ اَلْأَلِفِ وَاللَّامِ, وَحُرُوفِ اَلْخَفْضِ, وَهِيَ مِنْ, وَإِلَى, وَعَنْ, وَعَلَى, وَفِي, وَرُبَّ, وَالْبَاءُ, وَالْكَافُ, وَاللَّامُ, وَحُرُوفُ اَلْقَسَمِ, وَهِيَ اَلْوَاوُ, وَالْبَاءُ, وَالتَّاءُ
Fal Ismu Yucrafi Bil Khafdi Wa Tanwiini Wa Dukhiilil Alifi Walaami Wa Xuruufil Khafdi Wa Hiya Min Wa Ilaa Wa Can Wa Calaa Wa Fii Waruba Wal-Baa Walkaaf Walaam Wa Xuruuful Qafdi Wa Hiya Al- Waawu Wal Alifu Wal-Baa'U

وَالْفِعْلُ يُعْرَفُ :بِقَدْ, وَالسِّينِ وَسَوْفَ وَتَاءِ اَلتَّأْنِيثِ اَلسَّاكِنَةِ
Wal Ficlu Yucrafu BiQad Wa Siin Wasoowfa Wa taa;i 'Ta'niithi Asaakinati

وَالْحَرْفُ :مَا لَا يَصْلُحُ مَعَهُ دَلِيلُ اَلِاسْمِ وَلَا دَلِيلُ اَلْفِعْلِ

 


مَا لَا يَصْلُحُ مَعَهُ دَلِيلُ اَلِاسْمِ وَلَا دَلِيلُ اَلْفِعْلِ.

بَابُ اَلْإِعْرَابِ

اَلْإِعْرَابُ هُوَ تغيير أَوَاخِرِ اَلْكَلِمِ لِاخْتِلَافِ اَلْعَوَامِلِ اَلدَّاخِلَةِ عَلَيْهَا لَفْظًا أَوْ تَقْدِيرًا.

وَأَقْسَامُهُ أَرْبَعَةٌ رَفْعٌ, وَنَصْبٌ, وَخَفْضٌ, وَجَزْمٌ, فَلِلْأَسْمَاءِ مِنْ ذَلِكَ اَلرَّفْعُ, وَالنَّصْبُ, وَالْخَفْضُ, وَلَا جَزْمَ فِيهَا, وَلِلْأَفْعَالِ مِنْ ذَلِكَ اَلرَّفْعُ, وَالنَّصْبُ, وَالْجَزْمُ, وَلَا خَفْضَ فيها.

بَابُ مَعْرِفَةِ عَلَامَاتِ اَلْإِعْرَابِ


 

َأَمَّا اَلْوَاوُ فَتَكُونُ عَلَامَةً لِلرَّفْعِ فِي مَوْضِعَيْنِ فِي جَمْعِ اَلْمُذَكَّرِ اَلسَّالِمِ, وَفِي اَلْأَسْمَاءِ اَلْخَمْسَةِ, وَهِيَ أَبُوكَ, وَأَخُوكَ, وَحَمُوكَ,

وَفُوكَ, وَذُو مَالٍ

Wa Amal Waawu  Fatakuunu Calaamatan Li Rafci Fii Mawdicayni Fii Jamcil Mudakari Saalimi Wa Fii Asmaail Khamsa Wa Hiya ABuuka Wa Akhuuka Wa Xamaaka Wa Fuuka Wa Thuumaal


وَأَمَّا اَلْأَلِفُ فَتَكُونُ عَلَامَةً لِلرَّفْعِ فِي تَثْنِيَةِ

Wa Amal ALifu Fatakuunu Calaamatan Li Rafci FaThniyah


وَأَمَّا اَلنُّونُ فَتَكُونُ عَلَامَةً لِلرَّفْعِ فِي اَلْفِعْلِ اَلْمُضَارِعِ, إِذَا اِتَّصَلَ بِهِ ضَمِيرُ تَثْنِيَةٍ, أَوْ ضَمِيرُ جَمْعٍ, أَوْ ضَمِيرُ اَلْمُؤَنَّثَةِ اَلْمُخَاطَبَةِ

Wa Ama Nuunu Fatakuunu Calaamatan Li Rafci Fii Ficlil Al-Mudaarici  Idaa Tasala Bi damiiru Tathniyah Aw Damiiru Jamci Aw Damiirul Mu'anathati AL Mukhaadabati

.

وَلِلنَّصْبِ خَمْسُ عَلَامَاتٍ: الْفَتْحَةُ، وَالْأَلِفُ، وَالْكَسْرَةُ، وَاليَاءُ، وَحَذْفُ النُّونِ

Wa Li Nasbi Khamsatu Calamaati  Alfatxatu Wal. Alifu Wal Kasratu Wal yaa'u Wa Xadfu Nuuni


فَأَمَّا الْفَتْحَةُ فَتَكُونُ عَلَامةً لِلنَّصْبِ فِي ثَلَاثَةِ مَوَاضِعَ: فِي الْاِسْمِ الْمُفْرَدِ، وَجَمْعِ التَّكْسِيرِ، وَالْفِعْلِ الْمُضَارِعِ إِذَا دَخَلَ عَلَيْهِ نَاصِبٌ وَلَمْ يَتَّصِلْ بِآَخِرِهِ شَيْءٌ

Fa-Ama Fatxatu Fatakuunu Calaamatan Li Nasbi Fii ismil Mufrad Wa jamci Taksiiri Wa Ficilil Mudaaric IDaa Dakhala Calayhi Naasibun Walam Yatasil Bi Akhirihii Shay'un

وَأَمَّا الْأَلِفُ: فَتَكُونُ عَلَامَةً لِلنَّصْبِ فِي الْأَسْمَاءِ الْخَمْسَةِ، نَحْوَ: "رَأَيْتُ أَبَاكَ وَأَخَاكَ” وَمَا أَشْبَهَ ذَلِكَ.

Wa Amal Alifu Fatakuunu Calamatan Li Nasbi Fii asmaail Khamsa nawa Abaaka Wa Akhaaka Wama shabaha Thalika

وَأَمَّا الْكَسْرَةُ: فَتَكُونُ عَلَامَةً لِلنَّصْبِ فِي جَمْعِ الْمُؤَنَّثِ السَّالِمِ.

Wa Amal Kasratu Fatakuunu Calaamatan Li Nasbi Fii Jamcil Munathi Saalimi

وَأَمَّا الْيَاءُ: فَتَكُونُ عَلَامَةً لِلنَّصبِ فِي التَّثْنِيَةِ وَالْجَمْعِ

Wa Amal Yaa Fatakuunu Calamatan Li Nasbi Fii Tathniya Wal Jamci.

وَأَمَّا حَذْفُ النُّونِ فَيَكُونُ عَلَامَةً لِلنَّصْبِ فِي الْأَفْعَالِ الْخَمْسَةِ الْتِي رَفْعُهَا بِثَبَاتِ النُّونِ.

Wa ama Xadfu atakuunu Calamatan Li nasbi Fii Afcail Khamsa Alatii Rafactuhaa Bi Thabuuti Nuuni

 


بَابُ اَلْإِعْرَابِ

اَلْإِعْرَابُ هُوَ تغيير أَوَاخِرِ اَلْكَلِمِ لِاخْتِلَافِ اَلْعَوَامِلِ اَلدَّاخِلَةِ عَلَيْهَا لَفْظًا أَوْ تَقْدِيرًا


وَأَقْسَامُهُ أَرْبَعَةٌ رَفْعٌ, وَنَصْبٌ وَخَفْضٌ, وَجَزْمٌ

Icraab Waxa la dhaha Isbad badalka ku yimaada meesha u danbaysa xarafka ama kor dhig ama hos dhig ama godnin ama reebid haba xaalada ku timada sababdeda ayu isu badala

Tusaale Magaca falaha ah wa la goda Jaa’a Zaydun Waxa ymid Sayd Wa Fale Wan godnayn dun marfuucun oo damo wakil ka tahay

Magaca Lagufalahana Waa la kor dhiga Ra’aytu Saydan Waxa la arkay sayd wa la kor dhigay mansubun oo fatxa wakil katahay

Magaca Carfaha wax hos dhigan ka hor marana wa la hos dhiga waxaan soo maray sayd marartu bizaydin wa la hos dhigay madama xarafka (B) ay ka hor martay oo kamid ah xarfihii wax lagu hos dhigi jiray.

.

وَأَقْسَامُهُ أَرْبَعَةٌ رَفْعٌ, وَنَصْبٌ وَخَفْضٌ, وَجَزْمٌ

Noocyada Ay u qaybsamaan Xaaladahaas is rog roga wa 4qaybod

Mar waa logodaa (Rafca) Marna Waa la kor dhigaa (Nasbo) Marna Waa la hoos dhigaa (Khafdo) Marna Waa La Reebaa (Jazmo)

Tusaale Kale

 


جَاءَ سعيـدٌ. "سعيـدٌ": اسْمٌ مَرْفُوعٌ لِأَنَّهُ فَاعِلٌ لِلْفِعْلِ "جَاءَ".

 

Waxa yimid Siciid hadaba qofka falaha ah wa saciid sidas awged faacilka ama sameeyaha wa la goda oo waa marfuucun li anahu wa faacil oo wa sameeyaha ficilka imaanshaha ee jaa;a

Tusaalaha lagu fahala

رَأَيْتُ سَعِيـدًا. "سَعِيـدًا": اسْمٌ مَنْصُوبٌ لِأَنَّهُ مَفْعُولٌ بِهِ لِلْفِعْلِ "رَأَى".

 

Waxaan arkay Saciid Yaa la arkay oo aragtida lagu sameyay wa saciid hadaba lagu fale wa la kordhigaa oo saciid waa magic kor dhigan sababto ah waa kii la arkay ee lagu falay ee mafculka ahaa

مَرَرْتُ بسَعِيـدٍ. "سعيـدٍ": اسْمٌ مَجْرُورٌ بِحَرْفِ الْجَرِّ "بِـ".

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip