Kitaabkii (*الاصول الثلاثة Darsigii-1aad*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

1
Thursday March 06, 2014 - 20:17:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 10075
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 41
  • 61 0
  • Share via Social Media

    Kitaabkii (*الاصول الثلاثة Darsigii-1aad*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Wa kitaab muhiim ah un ka tikktoonoow in aad ka qaadato Qolyaha Ku Sumaysan afkaarta takfiirka oo loo yaqaan shabaab ama qolihii fikirkaan ku so shubay oo oo kitaabkaan u akhriya in ay islaamka ku galaysiiyaan u fahan sida ay ehlu sunuhu u fahmen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wa kitaab muhiim ah un ka tikktoonoow in aad ka qaadato Qolyaha Ku Sumaysan afkaarta takfiirka oo loo yaqaan shabaab ama qolihii fikirkaan ku so shubay oo oo kitaabkaan u akhriya in ay islaamka ku galaysiiyaan u fahan sida ay ehlu sunuhu u fahmen wa shukran

 

بِسْـمِ اللهِ الرَّحْمـَنِ الرَّحِيـمِ

اعْلمْ رَحِمَكَ اللهُ أَنَّهُ يَجِبُ عَلَيْنَا تَعَلُّمُ أَرْبَع مَسَائِلَ:

Ogoow Allaha Ku Naxartee In Waajib Ay Nagu tahay  Barashada 4 Mas'alo

المسألة الأُولَى: الْعِلْمُ: وَهُوَ مَعْرِفَةُ اللهِ، وَمَعْرِفَةُ نَبِيِّهِ ـ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ـ، وَمَعْرِفَةُ دِينِ الإِسْلامِ بالأَدِلَّةِ.

Kow waa Cilmi. Waana barashada allah  nabiga Iyo Diinta islamka Daliil ahaan

المسألة الثَّانِيَةُ: الْعَمَلُ بِهِ..Labaad In lagu Camal falo.

المسألة الثَّالِثَةُ: الدَّعْوَةُ إِلَيْهِ.. Sadexad  In Dacwada Loogu yeero

المسألة الرَّابِعَةُ: الصَّبْرُ عَلَى الأَذَى فِيهِ...Afaraad In lagu Sabro Wixii Dhib  ah

 وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى: بسم الله الرحمن الرحيم: ﴿وَالْعَصْرِ * إِنَّ الإِنسَانَ لَفِي خُسْرٍ * إِلاَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ﴾ سورة العصركاملة. Daliilku wa hadalka Alle, Sabankaan Ku Dhartaye Dadku Khasaaro Ayeey Ku Sugan Yihiin, IIlaa kuwa iimanka iyo camalka salixa layimid mahane, Xaqa Isku Dar Daarmay Sabirkana Isku Dardarmay

قَالَ الشَّافِعيُّ ـ رَحِمَهُ اللهُ تَعَالَى ـ: لَوْ مَا أَنْزَلَ اللهُ حُجَّةً عَلَى خَلْقِهِ إِلا هَذِهِ السُّورَةَ لَكَفَتْهُمْ.Waxa Uu Yiri Shafici  allaha u naxariiste Hadii Alle Uusan U So Dajin xujo kale Khalqigisa Wey Kafin lahayd

وَقَالَ البُخَارِيُّ ـ رَحِمَهُ اللهُ تَعَالَى ـ: بَابُ: العِلْمُ قَبْلَ القَوْلِ وَالْعَمَلِ؛ وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿فَاعْلَمْ أَنَّهُ لاَ إِلَٰه إِلاَّ اللَّهُ وَاسْتَغْفِرْ لِذَنبِكَ﴾[محمد:19]، فَبَدَأَ بِالْعِلْمِ (قَبْلَ القَوْلِ وَالعَمَلِ)(1).Wuxu Yiri Bukh.  Baabka Cilmiga ka horeeya  Hadalka Iyo CamalkabaDaliilku waa hadalka Alle , baro In uusan jirin Allah Xaq Lagu Caabudo Allah mooyanee  Una Danbi dhaf waydi naftada. Waxa Uu Ku Bilaabay Cilmiga Hadal horti Iyo Ficil

اعْلَمْ رَحِمَكَ اللهُ أَنَّه يَجِبُ عَلَى كُلِّ مُسْلِمٍ وَمُسْلِمَةٍ، تَعَلُّمُ هَذِهِ الثَّلاثِ مَسَائِل، والْعَمَلُ بِهِنَّ:Baro allaha kuu naxaristee in ay wajib ku tahay muslim kasta iyo muslimad kasta

الأُولَى: Kow

أَنَّ اللهَ خَلَقَنَا، وَرَزَقَنَا، وَلَمْ يَتْرُكْنَا هَمَلا، بَلْ أَرْسَلَ إِلَيْنَا رَسُولاً، فَمَنْ أَطَاعَهُ دَخَلَ الجَنَّةَ، وَمَنْ عَصَاهُ دَخَلَ النَّارَ، وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿إِنَّا أَرْسَلْنَا إِلَيْكُمْ رَسُولاً شَاهِداً عَلَيْكُمْ كَمَا أَرْسَلْنَا إِلَى فِرْعَوْنَ رَسُولاً * فَعَصَى فِرْعَوْنُ الرَّسُولَ فَأَخَذْنَاهُ أَخْذاً وَبِيل﴾[المزمل: 15، 16].Allah wa na abuuray oo na irsaqay ciyarna nogama tagin,  bal wuxuu inoo soo diray Rasuul, qofki raca janadu galaya, waxaan idin soo dirnay Rasuul idinku markhaati kaca sidaan fircoon ugu dirnay rasuul, Wuu casiyay fircoon rasuulkii markasan qabanay qabasho adag

الثَّانِيَةُ: Labaad

أَنَّ الله لا يَرْضَى أَنْ يُشْرَكَ مَعَهُ أَحَدُ فِي عِبَادَتِهِ، لا مَلَكٌ مُقَرَّبٌ، وَلا نَبِيٌّ مُرْسَلٌ؛ وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿وَأَنَّ الْمَسَاجِدَ لِلَّهِ فَلاَ تَدْعُوا مَعَ اللَّهِ أَحَداً ﴾[الجن: 18].

in uusan Allaah raali ka ahayn in lala wadaajiyo axadna cibaadadiisa, Xataa Malag la Dhaweyay Iyo rasul La soo Diray Midna,, Masaajida Allaah baa iska leh ha ugu yerina cidan allah ahayn,

 الثَّالِثَةُ: Sedexaad   

أَنَّ مَنْ أَطَاعَ الرَّسُولَ، وَوَحَّدَ اللهَ لا يَجُوزُ لَهُ مُوَالاةُ مَنْ حَادَّ اللهَ وَرَسُولَهُ، وَلَوْ كَانَ أَقْرَبَ قَرِيبٍ؛ وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿ لاَ تَجِدُ قَوْماً يُؤْمِنُونَ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الآخِرِ يُوَادُّونَ مَنْ حَادَّ اللَّهَ وَرَسُولَهُ وَلَوْ كَانُوا آبَاءَهُمْ أَوْ أَبْنَاءهُمْ أَوْ إِخْوَانَهُمْ أَوْ عَشِيرَتَهُمْ أُوْلَئِكَ كَتَبَ فِي قُلُوبِهِمُ الإِيمَانَ وَأَيَّدَهُم بِرُوحٍ مِّنْهُ وَيُدْخِلُهُمْ جَنَّاتٍ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الأَنْهَارُ خَالِدِينَ فِيهَا رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُ أُوْلَئِكَ حِزْبُ اللَّهِ أَلاَ إِنَّ حِزْبَ اللَّهِ هُمُ الْمُفْلِحُونَ ﴾[المجادلة: 22]. in qofkii adeeca Rasuulka scw kaliyeeyana Allaah, Ma banana xiriirinta cidii goysay allah iyo rasulkisa haba noqdee qarabadada kan ugu dhaw, hadalka alle  ma helaysid qolo Rumaynaya  Allaah iyo maalinta  aakhiro oo Xiriirinaysa cid la  Allaah iyo Rasuulkiisa, Haba ahaadeen cidaasi abayaashod ama wiilashooda ama walaalahod ama maqaraabadooda, Kuwaas Waxa Lagu qoray Qalbiyadooda iimaan, wuxuuna Allaah kuwaasi ku taageeray  nasri xagiisa wuxuuna galinaya janooyin hoosteeda wabiyal marayaan , Oo ay ku warayaan Janadaas dhexdeeda, alle wuu ka rali noqday ayana waa ka rali noqden, kuwaasi ayaa ah Xisbigii alle xisbiga alle ayaa liibanaya,

اعْلَمْ أَرْشَدَكَ اللهُ لِطَاعَتِهِ، أَنَّ الْحَنِيفِيَّةَ مِلَّةَ إِبْرَاهِيمَ: أَنْ تَعْبُدَ اللهَ وَحْدَهُ، مُخْلِصًا لَهُ الدِّينَ. وَبِذَلِكَ أَمَرَ اللهُ جَمِيعَ النَّاسِ، وَخَلَقَهُمْ لَهَا؛ كَمَا قَالَ تَعَالَى: ﴿ وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالإِنْسَ إِلاَّ لِيَعْبُدُونِ ﴾[ الذاريات: 56]. وَمَعْنَى ﴿يَعْبُدُونِ﴾: يُوَحِّدُونِ، وَأَعْظَمُ مَا أَمَرَ اللهُ بِهِ التَّوْحيِدُ، وَهُوَ: إِفْرَادُ اللهِ بِالْعِبَادَةِ. وَأَعْظَمُ مَا نَهَى عَنْه الشِّركُ، وَهُوَ: دَعْوَةُ غَيْرِهِ مَعَهُ، وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى ﴿وَاعْبُدُواْ اللّهَ وَلاَ تُشْرِكُواْ بِهِ شَيْئ﴾[النساء: 35]. Ogoow Allaha kugu hanuunsho  daacadisa, tii  ka iilatay badilka ee diintii nabi Ibrahim, waa inaad caabudo Allaah kaligiis adigoo u gaar yeelaya cibaadada. , Arinkaas ayaa allah dadko dhan amray.  Daraadeedna loo abuuray, Uma abuurin Jinka iyo Insaanka waxaan Cibaadadayda  ahayn.. Macnaha wey caabudayaan waa : way kaliyeenayaan , Waxa ugu wayn ee uu Allaah reebay waa A-shirki, Shirkigana waa in cid kale lala baryo Allaah, D Q.alle (in uu Allaah keligiis uu Cibaado Xaq u leeyahay Cidna aanan lala wadaajin Karin,, Hadii lagu dhaho maxay yihiin sedexda usuul ee waajibka ku ah Insaanka barashadeeda…Waxad dhahda  Waa inuu barto Rabigiis, Diintiisa iyo Nabigiisa scw.. Waxaad tiraahdaa  Waa inuu bartoRabigiis, Diintiisa iyo Nabigiisa scw

فَإِذَا قِيلَ لَكَ: مَا الأُصُولُ الثَّلاثَةُ التِي يَجِبُ عَلَى الإِنْسَانِ مَعْرِفَتُهَا Hadii lagu dhaho maxay yihiin sedexda usuul ee waajibka ku ah Insaanka barashadeeda  ؟

فَقُلْ: مَعْرِفَةُ الْعَبْدِ رَبَّهُ، وَدِينَهُ، وَنَبِيَّهُ مُحَمَّدًا صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ.Waxad dhahda  Waa inuu barto Rabigiis, Diintiisa iyo Nabigiisa scw

* الأصل الأول *

معرفة الرب  Barashada Eebe

 فَإِذَا قِيلَ لَكَ: مَنْ رَبُّكَ؟ ..Hadii lagu dhaho waa kuma Rabigaaga?

فَقُلْ: رَبِّيَ اللهُ الَّذِي رَبَّانِي، وَرَبَّى جَمِيعَ الْعَالَمِينَ بِنِعَمِهِ، وَهُوَ مَعْبُودِي لَيْسَ لِي مَعْبُودٌ سِوَاهُ؛ وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿الْحَمْدُ للَََّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ﴾[الفاتحة: 2]. وَكُلُّ مَنْ سِوَى اللهِ عَالَمٌ، وَأَنَا وَاحِدٌ مِنْ ذَلِكَ الْعَالَمِ.Waxaad tiraahdaa : Rabigeey waa Allaah waana kan i bar baariyay,  wana rabiga caalamko dhan ku bar baarshay nimcadisa. Waana Allaaha aan caabudaayo (keligiisa) ma lihi cid kale oo aan caabudaayo oo iiga sukeeyo. D. Q( mahad oo dhan waxa iska leh allaha caalamkoo dhan rabigooda ah. Wax kasta oo Allaah ka soo haray waa Csalam ana Caalamkaasbaan ka mid ahay

فَإِذَا قِيلَ لَكَ: بِمَ عَرَفْتَ رَبَّكَ؟ Hadii lagu dhaho maxaad ku garatay Rabigaaga?

فَقُلْ: بِآيَاتِهِ وَمَخْلُوقَاتِهِ، وَمِنْ آيَاتِهِ: اللَّيْلُ، وَالنَّهَارُ، وَالشَّمْسُ، وَالْقَمَرُ، وَمِنْ مَخْلُوقَاتِهِ السَّمَاوَاتُ السَّبْعُ وَالأَرَضُونَ السَّبْعُ وَمَنْ فِيهِنَّ، وَمَا بَيْنَهُمَا؛وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿وَمِنْ آيَاتِهِ اللَّيْلُ وَالنَّهَارُ وَالشَّمْسُ وَالْقَمَرُ لاَ تَسْجُدُوا لِلشَّمْسِ وَلاَ لِلْقَمَرِ وَاسْجُدُوا لِلَّهِ الَّذِي خَلَقَهُنَّ إِن كُنتُمْ إِيَّاهُ تَعْبُدُونَ﴾[فصلت: 37]. وَقَوْلُهُ تَعَالَى: ﴿  إِنَّ رَبَّكُمُ اللّهُ الَّذِي خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ فِي سِتَّةِ أَيَّامٍ ثُمَّ اسْتَوَى عَلَى الْعَرْشِ يُغْشِي اللَّيْلَ النَّهَارَ يَطْلُبُهُ حَثِيثاً وَالشَّمْسَ وَالْقَمَرَ وَالنُّجُومَ مُسَخَّرَاتٍ بِأَمْرِهِ أَلاَ لَهُ الْخَلْقُ وَالأَمْرُ تَبَارَكَ اللّهُ رَبُّ الْعَالَمِينَ ... Waxaad  dhahda Aaayaatkiisa  iyo makhluqadkisa, Aayaatkiisa waxaa ka mid ah Habeenka iyo Maalinta , iyo Qoraxda iyo Dayaxa, Makhluuqaatkiisana waxaa ka mid ah Samaawaatka todobada ah iyo Dhulka todobada, iyo wixi udhaxeya waxans dalil u ah (Aayaadka Eebe (jiridiisa iyo qudradiisa) waxaa ka mid ah Habeenka, Maalinta, Qorraxda iyo Dayaxa, ha u sujuudina Qorraxda iyo Dayaxa ee u sujuuda Eebaha abuuray haddaad tihiin kuwo (dhab) u caabudi…    ((Eebihiin waa kan ku Abuuray Samooyinka iyo Dhulka Lix Maalmood kuna istawooday Carshiga, wuxuuna ku Daboolaa Habeenka Maalinta wuuna doonaa Habeenku si Deg dega Qorraxda, Dayaxa iyo Xidigahana waxaa loo Sakhiray Amarka Eebe, Eebaana Abuuridda iyo Amarkaba iska leh, waxaana waynaaday «oo Khayrbatay» Eebaha barbaariya Caalamka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip