Kitaabkii (*Ajruumiga-Darsigii-10aad*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
وَلِلنَّصْبِ خَمْسُ عَلَامَاتٍ: الْفَتْحَةُ، وَالْأَلِفُ، وَالْكَسْرَةُ، وَاليَاءُ، وَحَذْفُ النُّونِ
Nasbada 5 calaamadood ayee leedahay:
1. Fatxa kordhig . 2. Alif 3. Kasra Hosdhig . 4. Yaa 5.Xadfu Nuuni (
Nuunki o lajaray)
1.Fatxa (Kordhiga):
فَأَمَّا الْفَتْحَةُ فَتَكُونُ عَلَامةً لِلنَّصْبِ فِي ثَلَاثَةِ مَوَاضِعَ
Fatxada wacalamad
kamid ah calamadaha wax lagu kordhigo wexeyna dagta 3 melood
فِي الْاِسْمِ الْمُفْرَدِ، وَجَمْعِ
التَّكْسِيرِ، وَالْفِعْلِ الْمُضَارِعِ إِذَا دَخَلَ عَلَيْهِ نَاصِبٌ وَلَمْ
يَتَّصِلْ بِآَخِرِهِ شَيء
1.Ismul mufrad( Magac Kaliyah) 2.Jamacu Taksir (
Jamaca Burbursan, 3.Ficil Mudaric ( Ficil tagay o ey Gashay xarafaha wax lagu
kordhigo anan gadashisana waxne laxiririn.
(1.) إسم المفرد – Magacaga kaligiis ah , waxaa lagu Nasbiya Fatxa.
Tusale :
لقيت—LaQeytu Ficil wa faacil محمدًا –(muxamadan) Mafculun bihi Mansuub wacalamtu nasbihi Fatxatun Dahiratun Fi Akhirihi
(2) جَمع التكسير- Jamaca Burbursan, waa waxii ku tusa 3 iyo waxii ka badan ,
waxaa lagu Nasbiya Fatxa.
Tusale:
أمثلة : (صاحبت الرجالَ )
Saaxabtu --- Facil wa Faaciil ---- Arijala ---- Mafculun bihi Mansuub wacalmatu
nasbihi Fataxatun Dahiratun Fi Akhirihi
3. وَلَمْ يَتَّصِلْ بِآَخِرِهِ شَيْء وفي الفعل المضارع إذا دخل عليه
ناصبٌ - ficil mudaric o ay Gashay Xarfaha wax lagu Kordhigo an
gadaal waxba ka raacin waxa lagu kordhiga Fataxa.
Tusale:لَنْ نَبْرَحَ – Lan nabraxa
Icrabta ..
Lan – Xarfu nasbin-------- (nabraxa )… Ficil mudaric mansubun Wacalamatu
Nasbihi Fatxatun Dahiratun Fi Akhirihi
2-والألف،
Alifka waa calaamad ka mid ah calamahada Nasbada , ،Wuxuna Gala Hal mel:
1-الأسماء الخمسة - magacyada 5 ah
oo kala ah أباك وخاك وحماك وفاك وذا مال
Tusaale :
رأيتُ أباك
Ra’aytu ------Ficil wa Faacil …..
( Abaka ) mafculun bihi mansub wacalamatu nasbihi alifun niyabatun
cani Fatxa li anahu min asma’il khamsah
3-والكسرة،
kasra ( hosdhiga) wexe
kamidtahay calamadah nasbada Wexey Dagta hal mel
1. في جمع المؤنث السالم
tusale :
أكرمت المسلماتِ
Icrabta ;
akramtu –ficil wa Faacil .. (almuslimaati)..mafculun bihi mansub wacalamatu nasbihi kasra niyabatun cani
fatxa li anahu Jamacu mu anathi asallim..
4-والياء
Yaa-- wexe kamid tahay
calamadaha nasbada ..wexena dagta 2 mel :
1.جمع المذكر السالم
كلمت المدرسين
:Kalamtu – ficil wa faacil ---(mudarisiyna) mafculun bihi mansub
wacalmatu nasbihi yaa wal yaa niyabatu cani fatxa li anahu jamcu mudakr assalim
2. التثنية
Tusale :قابلت الرجلين –qaabaltu rrajuleyni
Qabaltu –Ficil wa Faacil---(Rajuleyni). Mafculun bihi mansub wacalamatu nasbihi yaa wal yaa niyabatun cani fatxa li Anahu muthana
والأخيرة من علامات النصب هي حذف النون
Xadfu nuuni – wacalamad kamid
ah calamadaha nasbada wexe dagta hal mel
1.في الأفقال الخمسة
يكتبان وتكتبان ويكتبون وتكتبون
وتكتبين
Tusale:
Lan –xarfu nasbin ..( tad khuluu) .. Ficil mudaric mansubun wacalamatu nasbihi bi xadfu nuni niyabatun cani fatxa li anahu min asma’il khamsah .
Ka sojawaab Sualahan Hoos Kuqoran
1. (a) Sheeg Calamadah Nasbada wa meeqo ?(b) Mexeyna Kalayihin ?_2marks
(a)Sheeg Calamada Rafcada wa meeqa ?(b)Mexeyna Kalayihin-4marks
2. Sheeg Alifka meeqo mel ayu daga xalada nasbada Mexeyna kalayihin ?4marks
4. Sheeg yaa da (ي) meeqo mel aye dagta mexeyna kala yihin ? 2marks
5. Icraab Kalmadahan hoos lagu xusay :
(a)
Kasojwaab sualahan ado shegaya waxa lagu kordhigo iyo waxa lagu kodo :
· الفعل المضارع الذي لم يتصل بآخره شيء ?(a) maxa lagu goda ? (b) maxa lagu kordhiga ?
· جمع المؤنث السالم ? (a)Maxa lagu kordhiga ?(b)maxana lagu goda ?
الأسماء الخمسة (a) maxa lagu kordhiga ? (b) maxa lagu Goda ? ______1 mark
· 50points.. Good Luck…
Kitaabkii (*Ajruumiga-Darsigii-10aad*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
Kitaabkii (*Ajruumiga-Darsigii-10aad*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah