Barashada Cilmiga Naxwaha Casharka 9aad

12
Monday February 17, 2014 - 03:34:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Barashada Cilmiga Naxwaha Casharka 9aad

    Barashada Cilmiga Naxwaha Casharka 9aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barashada Cilmiga Naxwaha Casharka 9aad

بَابُ الْفَاعِلِ 


الْفَاعِلُهُوَ الِاسْمُ الْمَرْفُوعُ الْمَذْكُورُ قَبْلَهُ فِعْلُهُ. وَهُوَ عَلَى قِسْمَيْنِ: ظَاهِرٍ, وَمُضْمَرٍ

فَالظَّاهِرُ، نَحْوُ قَوْلِكَ: قَامَ زَيْدٌ, وَيَقُومُ زَيْدٌ, وَقَامَ الزَّيْدَانِ, وَيَقُومُ الزَّيْدَانِ, وَقَامَ الزَّيْدُونَ, وَيَقُومُ الزَّيْدُونَ, وَقَامَ الرِّجَالُ, وَيَقُومُ الرِّجَالُ, وَقَامَتْ هِنْدٌ, وَتَقُومُ هِنْدُ, وَقَامَتِ الْهِنْدَانِ, وَتَقُومُ الْهِنْدَانِ, وَقَامَتِ الْهِنْدَاتُ, وَتَقُومُ الْهِنْدَاتُ, وَقَامَتِ الْهُنُودُ, وَتَقُومُ الْهُنُودُ, وَقَامَ أَخُوكَ, وَيَقُومُ أَخُوكَ, وَقَامَ غُلَامِي, وَيَقُومُ غُلَامِي, وَمَا أَشْبَهَ ذَلِكَ

وَالْمُضْمَرُ اثْنَا عَشَرَ,-- نَحْوُ قَوْلِكَ: "ضَرَبْتُ, وَضَرَبْنَا, وَضَرَبْتَ, وَضَرَبْتِ, وَضَرَبْتُمَا, وَضَرَبْتُمْ, وَضَرَبْتُنَّ, وَضَرَبَ, وَضَرَبَتْ, وَضَرَبَا, وَضَرَبُوا, وَضَرَبْنَ
".

الظَّاهِرُ نَحْوَ قَوْلِكَ - Muuqda 
:
* قَامَ زَيْدٌ - Zayd waa istaagay 
,يَقُومُ زَيْدٌ Zayd Wuu IStaagayaa

Icraab : Qaama--- Ficil Maadi ... Zaydun , faacil. wal faacil marfuucun ,Wacalamatu Rafcihi Damatun Dahiratun Fi akhirihi.

Wayaquumu -- Ficl mudaaric Marfuuc wacalamatu rafcihuu damatun dahiratun fi akhirhihi...Zaydun,faacil. wal faacil marfuucun ,Wacalamatu Rafcihi Damatun Dahiratun Fi akhirihi.

كم عدد المضمر؟
Waa meqa tirda mudmarka... 

وَالْمُضْمَرُ اثْنَا عَشَرَ,
Waa 12. Labo kamid ah waa mutakalim oo waa labada iska hadlaya. Kamid ahna waa (mukhaadib)oo waa kuwa lala hadlayo. 5 kamid ahna waa (Qaaib) oo waa kuwo maqan.


"ضَرَبْتُ ,وَضَرَبْنَا، متكلم ---Waa mutakalim wa kuwa iska hadlaya Waan garaacay iyo waan garaacnay
مخاطب))-ضَرَبْتَ، وَضَرَبْتِ، وَضَرَبْتُمَا، وَضَرَبْتُمْ، وَضَرَبْتُنَّ))---،wa kuwa lala hadlayo . 
غائب))  ضربَ، ضربت، ضربا،ضربوا، ضربنَ)) 

Labo mutakalim.(ضَرَبْتُ ,وَضَرَبْنَا) 

5 Mukhadib ah ----((ضَرَبْتَ، وَضَرَبْتِ، وَضَرَبْتُمَا، وَضَرَبْتُمْ، وَضَرَبْتُنَّ)) 

5 Qaib ah----(( ضربَ، ضربت،ضربا، ضربوا، ضربنَ))


Labada mutakalimka ah. للمتكلم 

1 ضَرَبْت Waan Garaacay.
2, ضَرَبْنَا Waan garaacnay .

Shanta Mukhaadab5. للمخاطب 

1 َضَرَبْتَ--waad garaacday .
2. ضَرَبْتِ-- (Gabar) wad garacday.
3ضَرَبْتُمَا (labadiina) wad garacdeen.
4 . ضَرَبْتُمْ-- (ragbadan) wadgaracdeen
5. ضَرَبْتُنَّ،-- (dumar badan) waad garacdeen
 
Shanta Qaaibka ضمير غائب Maqan

1. ضَرَبَ---wuu garaacay
2, ضَرَبَتْ-- weey garaacday 
3, ضَرَبَا،--- weey garaaceen (labadoodu) haday 2gabar tahayna (t) kudar ضَرَبَتا 
4,ضَرَبُوا،--- weey garacen (ragbadan)
5, ضَرَبْنَ---.weey garaceen wa (dumar badan)


Tamriiin

ضَرَبْتُ, وَضَرَبْنَا,    -- mutakalim hadlaya ama iska hadlaya  

وَضَرَبْتَ, وَضَرَبْتِ, وَضَرَبْتُمَا, وَضَرَبْتُمْ, وَضَرَبْتُنَّ --- mukhaadib lalahadlayo

وَضَرَبَ, وَضَرَبَتْ, وَضَرَبَا, وَضَرَبُوا, وَضَرَبْنَ".--- Qaaib maqan

Icraaaab

ضَرَبْتُ

ضربْ<< --Ficil maadi mabniyun Cala Sukuun (تُ) Faacil Marfuucun Bidamah


, ضَرَبْنَا

, >>ضَرَبْ --Darab Ficil maadi Mabniyun Cala Sukuun نَا Naa-Faacil Mabniyun Cala Sukuun.


(ضَرَبْتَ)

ضَرَبْ1.-- Darabnaa Ficil Maadi Mabniyun Cala Sukuun,>> تَ Taa. Faacil mabniyun Calal Fatxa 


(ضَرَبْتِ)

2. ضَرَبْ --Darab Ficil Maadi Mabnuyun Cala Sukuun . >تِ< Tii.. Faacil Mabniyun Calal Kasrah



(ضَرَبْتُمَا)

3. ضَرَبْ --Darab Ficil maadi mabniyun Calal sukuun.>> تُمَا  Tuma.. Faacil mabniyun Cala sukuun



(ضَرَبْتُمْ)

4, ضَرَبْ --Ficil madi mabniyun Cala Sukuun تُم tum Faacil mabniyun cala sukuun



(ضَرَبْتُنَّ)

5. ضَرَب --Darab Ficil maadi mabniyun Cala sukuun تُن tuna faacil wa nuunu lil niswah (wa nuunki gabdhaha)


Hadaba Darsiga Hadaad Fahantay Isku Day Icraabta Qebta hartay 

Waxaa kor lagu soo icraabay daamiirka mutakalimka iyo damiirka Mukhaadabka  Waxaa kuu haray Damiirka Qaaibka Ee Adigu isku  day.


Shantaan soo icraaab hoosna soo dhig 

Lakala tag oradna mahan gabar hoog and wil hoog u bahanahay 

noo maskiin  waxaan rabna dadkii siliga ku fandhicilanayay sabarada ku cadanayay shuguxa ku luq luqanayay

Doqoni Calaf maleh danbeeye magaaro


SHaqo Fakar

وَضَرَبَ________________________________________________10points  

, وَضَرَبَتْ-_____________________________________________10points  

, ضَرَبَا________________________________________________ 10points 

ضَرَبُوا________________________________________________10points 

ضَرَبْنَ _______________________________________________10points 

                                                                                                  Total  50% 

GOOD LUCK





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip