Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 4aad

1
Sunday February 02, 2014 - 07:32:57 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3699
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 4aad

    المستوى الاول في علوم النحو الدرس٤

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

المستوى الاول في علوم النحو الدرس٤
Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 4aad
فعل المضارع مجزوم
Ficil Mudaaric Waxuu Maraa 3 xaaladood mar waa la godaa( Marfuuc) marna waa la kor dhigaa (Mansuub) marna waa la reebaa ( Majzuum)..
Ficil Mudaaric marka la godaayo waxaa la dhaha marfuuc waxu leeyahay 2 xaladood oo ah - dama iyo Nuun


Ficil Mudaaric marka la kor dhigayo waxa la dhaha mansuub waxuu leeyahay 2 xaaladood oo ah - fatxa iyo Xadfu Nuun

Hadaba Horey waxaa u so baranay Ficilka mudaaric marka la godo iyo marka la kor dhigo casharkeyna Caway waa Majzuum ( reebitaan)..

Ficil Mudaaric marka la reebo waxa la dhaha Majzuum waxee leedahay 2 calaamadood : 1- Sukuun 2- Xadf

1* Sukuun-

Ficil Mudaaric Hadii (lam) Ka hor marto oo Gadaal waxne ka raacinin sida Alif woow iyo yaa waxaa lagu reebaa Sukuun ..
Sukuun waa reebitanka yarka ( بْ ) calamadaas Ba 'da ka koreysa ayaa la dhaha Sukuun , sukuuna waxaa la sukuuna markii ka hor maraan Lam gadaalne eesan waxba ka raacin xarafkaas wa la reebaayaa tusaale -
لم يٌسافرْ - Yusaafir Ficil Mudaaric Majzuumun Bi-Lam , Wacalaamatu Jazmihii Assukuun.
لم يضربْ - Yadrib Ficil Mudaaric Majzuumun Bi-Lam , Wacalaamatu Jazmihii Assukuun.
لم ينامْ - Yanaam Ficil Mudaaric Majzuumun Bi-Lam , Wacalaamatu Jazmihii Assukuun.
لم يذهبْ - Yadhabu Ficil Mudaaric Majzuumun Bi-Lam , Wacalaamatu Jazmihii Assukuun.

2* Xadf-
Xuruuful Cillah - Xuruufta Jiran waa Alif wooow iyo yaa, sidii loogu tala galay aanan eheen
Tusaale : alif ka - يخشى , موسى, عيسى, يرى
                  woow- يؤمنوا , يدعوا ,يكونوا
                  yaa - يرمي عذابي عقابي
* Xuruufta Jiraan Hadii Lam ka hor marto waa la jaraayaa, Xarafka zaid ka ah oo ugu danbeya laga jaraa Tusaale : Alif ka - - يخشى hadii lam ka hor marto waa la jaraya xarafka jiran لم يخشَ Alifka ugu danbeesay wa la cunay markii Lam ka hormartay..

Tusale marka woow ugu danbeeyo , يدعوا Lam markii ka hormarto woow ga wa la jaraa wa xaraf jiran oo waxaa u qoree لم يدعُ- woow gii waa la cunay markii ka hor martay Lam.

Sido kale ya' - يرمي markii ka hor marto Lam ya'da ugu danbeysa wa la jaraa waxe ka mid tahay xurufta Jiran oo waxee isku badalee لم يرمِ ya'dii ugu danbeysay waa la cunay oo Lam aya cuntay madama ku ka mid yhaay xuruuful Cillah ama xuruufta jiran.

Icraabka:
لم يخشَ - Lam -Xarfu Nafyin , wa Jazmun, wa Qalbun...
             -Yakhsha- Ficil Mudaaric Majzuumun Bi Lam, wacalaamatu Jazmihii Xadfu Xarful Cillah...

لم يدعُ - Lam- Xarfu Nafyin , wa Jazmun, wa Qalbun...
           -Yadcu- Ficil Mudaaric Majzuumun Bi Lam, wacalaamatu Jazmihii Xadfu Xarful Cillah..
.
لم يرمِ - Lam- Xarfu Nafyin , wa Jazmun, wa Qalbun...
           -Yarmi- Ficil Mudaaric Majzuumun Bi Lam, wacalaamatu Jazmihii Xadfu Xarful Cillah..

.afcaalul khamsa_:

Afcaalul Khamsa waa ficil mudaaric oo alif woow ama yaa ka gadaal marto, tusale_
تفعلان يفعلان يفعلون تفعلون تفعلين
ficil mudaaric hadii gadaal wax ka raaco sida Alif wooow iyo ya (و ا ي) oo Lam ka hor marto Waxaa lagu jazmiya Xafdu Nuuni ..
لم تفعلا لم يفعلا لم يفعلو لم تفعلو لم تفعلين
Tusalaha aan kor ku soo sheegnay ee afcaalul khamsa Markii Lam ka hor marto waxa lagu Jazmiya Xafdu nuun oo Waxaad ledahay waa ficil mudaaric Majzuumun wacalamatu Jazmihii xadfu nuun niyabatu can sukuun Li'anahu min afcaalul khams.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip