Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 3aad

38
Wednesday January 29, 2014 - 06:48:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6059
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 8
  • 18 0
  • Share via Social Media

    Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 3aad

    المستوى الاول في علوم النحو الدرس٣

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

المستوى الاول في علوم النحو الدرس٣
Waxaa Casharkii hore ku so Baranay Ficil Mudaaric Marka la godaayo:
*hadii gadaal aysan waxba ka raacin sida(و ا ي) waa la godayaa oo waxaa la dhahaa waa marfuuc.
ficil mudaric hadeesan gadaal wax ka raacin waxaa lagu godaa Damma
Tusale ( أدرسُ بجد ) Adrusu- Ficil Mudaaric Marfuucun wa calaamatu Rafcihi Damma--
Waa ficil mudaaric macnaha godan calaamada uu ku godan yahayna waa damadaas gadaal ka muuqata.
يسافر - Ficil Mudaaric Marfuucun Wacalamatu Rafcihi Damatun Daahiratun Fii Aakhirihi.
يحفظُ - Ficil Mudaaric Marfuucun Wacalamatu Rafcihi Damatun Daahiratun Fii Aakhirihi.
يدخل - Ficil Mudaaric Marfuucun Wacalamatu Rafcihi Damatun Daahiratun Fii Aakhirihi.
____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
2.Marka la kor dhigayo oo la dhoho mansuub:
Xuruufun Nasbi ee Kordhiga waa: أن, لن, إذن, كي, حتى, لام الجحود, لام التعليل, والفاء السببية
ficil mudaric hadii lan (لن) ka hor marto oo gadaal waxne ka raacinin waxaa lagu kor dhigaa Fatxa.
Hadii Ficil Mudaaric Ka Hormato Lan wad kor dhigysaa oo fatxa ayaad ku kor dhigysaa hadii aysan gadaal waxba kala socon laakin hadii woow alif iyo ya ay kala socoto waa afcaashi 5ta waxa la jarayaa nuunta.
Tusale : لن أدرسَ - Lan- Xarfu Nafyi wa Nasbun wa Istiqbaal
-Adrusa- Ficil Mudaaric Mansuubun Bi-Lan, wacalamatu Nasbihi Fatxa Daahiratun Fi Akhirihi-
أدرسَ- Waxaa Kor dhigay waa Lanta ka hor martay..
Tusale:
لن تكررَ -Tukarira Ficil Mudaaric Mansuubun Bi-Lan, wacalamatu Nasbihi Fatxa Daahiratun Fi Akhirihi-
لن أٌسافرَ - Usaafira Ficil Mudaaric Mansuubun Bi-Lan, wacalamatu Nasbihi Fatxa Daahiratun Fi Akhirihi-
لن تقتلَ -Taqtula Ficil Mudaaric Mansuubun Bi-Lan, wacalamatu Nasbihi Fatxa Daahiratun Fi Akhirihi-
لن تذهب - Tadhaba Ficil Mudaaric Mansuubun Bi-Lan, wacalamatu Nasbihi Fatxa Daahiratun Fi Akhirihi-
_________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
3.afcaalul khamsa_:


Afcaalul Khamsa waa ficil mudaaric oo alif woow ama yaa ka gadaal marto,

Tusale:
*التلميذان يدرسان
*أنتما تدرسان
*هم يدرسون
*أنتم تدرسون
*أنتِ تدرسين
markii hore waxee eheed يدرس (wuu baranaayaa)- Labo qof markee noqdeen waxaa soo raacay Alif oo waxee isku badashay تدرسان .. Sido kale woow markuu ka hormaro yadrusu waxee isku badalee Yadrusuuna (يدرسون ) oo jamac ah. Hadee ya ka hor marto tadrusiin (تدرسين )ayuu isku badalaa .
Hadaba Afcaalul khmasa waxaa lagu Godaa Thubuutu Nuun (ن ) sida aad tusalaha kore ku arkeysaan
يجلس - wuu fariistay. marka ee jamac yihiin wey fadhiisteen aad dhehesid waxee isku badalee يجلسونَ oo waxaa raacday woow iyo Nuun hadaba godniinku markaan waa nuunka oo waxaad ledahay waa ficil mudaaric oo marfuuc ah calaamada uu ku rafcisanyahayna waa nuunta ku sugan-
*Ficil mudaaric marfuucun wacalaamatu rafcihii thubuutu nuuni..
Tusale:
يفهم - Wuu Fahmaayaa
انتِ تفهمين الدرس - awal waxee eheed tafhamu waxaa raacay ya iyo nuun oo waxey isku badashay tafhamiin , icraabka waxa dhehenaa Ficil mudaaric marfuucun wacalaamatu rafcihii thubuutu nuuni..
التلميذان يفهمان الدرس - Yafhamu labo qof markee noqdeen yafhamaani ayee isku badashay oo waxaa raacay Alif iyo Nuun- yafhamaani waxa dhehena Ficil mudaaric marfuucun wacalaamatu rafcihii thubuutu nuuni..
انتما تفهمان الدرس. - Tafhamaani sido kale Alif iyo Nuun aya raacay oo waxa dheheena tafhamani Ficil mudaaric marfuucun wacalaamatu rafcihii thubuutu nuuni..
التلاميذ يفهمون الدرس - Yafhamuuna .Ficil mudaaric marfuucun wacalaamatu rafcihii thubuutu nuuni..
انتم تفهمون الدرس Tafhamuun waxa racay Woow iyo Alif oo waa jamac (تفهمون -wey fahmeen) Tafhamuna .Ficil mudaaric marfuucun wacalaamatu rafcihii thubuutu nuuni..
يفهمان - تفهمان - تفهمين - يفهمون - تفهمون - waxaa La isku dhahaa Afcaalul Khamsa.
____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
4: Marka Lan ka Hormarto Afcalul Khamsa:
ficil mudaaric hadii gadaal wax ka raaco sida Alif wooow iyo ya (و ا ي) oo Lan ama An ka hor marto Waxaa lagu kordhiga Xafdu Nuuni ..
Tusalaha aan kor ku soo sheegnay ee afcaalul khamsa Markii Lan ka hor marto waxa lagu nasbiya Xafdu nuun oo Waxaad ledahay waa ficil mudaaric mansuub wacalamatu nasbihii xadfu nuun macnaha wa ficil mudaaric oo kor dhigan calaamada uu ku kor dhigan yahayna waa nuunta maqan.
Tusaale:
- تفهمان - markii ee ka hor marto Lan waxee noqonee لن تفهما - Lan Tafhamaa .. Nuunkii waa la jaray madama ee Lan ka hor martay..
* - تفهمين - tafhamiin ya iyo Nun ugu danbeysa markii Lan ka hormarto waxee noqon لن تفهمي Nuunkii wa la jaray madama ee ka so hormartay - marka waxa dhehee Lan Tafhamii .. Lan- Xarfu Nafyi Wa Nasbi wa istiqbaal .. Tafhamii- Ficil  Mudaaric Munsuubun Bi-Lan Wa calaamatu Nasbihi Xadfu Nuuni..
* يدرسون - Yadrisuun woow iyo Nuun ugu danbeysa marka Lan ka hormarto waxee noqon لن يدرسوا - Nuunki waa la cunay yaa cunay tolow ma adaa cunay nuun ka maqanee? Lanta ka hor martay baa cunay Nuunki..Icraabka waa Lan- Xarfu Nafyi wa Nasbi Wa istiqbaal.. Yadrusu- Ficil Mudaaric Mansuubun Bi-Lan Wa Calaamatu Nasbihii Xadfu Nuuni.
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
Home Work:


1. Dhameestir Meesha maqan:                                                                                                                   (6 points)

A* Ficil Mudaaric hadii gadaal aysan waxba ka raacin sida(و ا ي) waxaa la dhahaa waa __________.
B* ficil mudaric hadii lan (لن) ka hor marto oo gadaal waxne ka raacinin waxaa lagu kor dhigaa _________________.
C* Ficil mudaric hadeesan gadaal wax ka raacin waxaa lagu godaa _______________.
D*__________________ waa ficil mudaaric oo alif woow ama yaa ka gadaal marto.
E* Afcaalul khmasa waxaa lagu Godaa _______________.
F*ficil mudaaric hadii gadaal wax ka raaco sida Alif wooow iyo ya (و ا ي) oo Lan ama An ka hor marto Waxaa lagu kordhiga ______________.
_________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
2. Sheeg 4 Calaamadood ka mid ah Xuruufun Nasbi ee Kordhiga :                                                  (4 points)
a:___________________________
b:____________________________
c:____________________________
d:____________________________
__________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
3: Icraab kalmadahan so socda:                                                                                                                    (4 points)
1: a:يفعل
b:يدخل
c:ينجح
d:يسمع
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
                                                                                                                                                                              ( 4 points)
2: a:لن يفهم                                                                                                                                                       
b:لن يكتب
c:لن انام
d:لن تذهب
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
4: Ficilkaan u badal Afcalul Khasma :                                                                                                         (8 points)
tusale : يكتب - 1.Yaktubaan 2- Taktubaan 3-Yaktubuun 4-Taktubuun 5.Taktubiin..
a:يترك
b:يحضر
c:يكتم
d:يشرب
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
5: Icraab Kalmadahaan so socda:                                                                                                                   (8 points)
a:يسمعون
b:تفتحين
c:تخرجان
d:يقومان
_________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
6: Kalmadaha so socda Lan marka ka hor marisid maxee isku badalaayaan?:                                  (8 points)
Tusale: يكتبان - waxee isku badalee lan markii ka hor marto لن يكتبا Lan Yaktuba
a:يسمعون
b:تفتحين
c:تخرجان
d:يقومان
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
7: Icraab Kalmadaha So Socda:                                                                                                                        (8 points)
a:لن يَعِيشَا
b:لن ترجعوا
c:لن ينالوا
d:لن تعدلوا

 

                                                                                                                      TOTAL Marks = 50 Points



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip