Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 2aad

52
Sunday January 26, 2014 - 01:52:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5431
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 13 0
  • Share via Social Media

    Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad Casharka 2aad

    المستوى الاول في علوم النحو الدرس٢

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

المستوى الاول في علوم النحو الدرس٢

 

Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad
Casharka 2aad
فعل مضارع
  *Hadaba ardayoow ficilka mudaaric mar waa la godaa marna waa la kor dhigaa marna waa la reebaa


  *Hadaba ardayoow casharka kobaad wa marka la godayo

  *Waxaad so baratay ficilka mudaaric in ay ka hor marto 4 erey (ا ن ي ت) hadii afartaan mid ka hormartu wuxuu noqonaya mudaaric

   *hadii gadaal aysan waxba ka raacin sida(و ا ي) waa la godayaa oo waxaa la dhahaa waa marfuuc.

    *Marfuuuc waa gadniin calaamada asalaka ah oo uu leyahayna waa damo; damo waa godka yarka a (ةُ) hadaba godka ta'da saran waxa la dhahaa damo calamadaas ayuu ku godan yahay marka aysan gadaal waxba ka raacin
Sida (يَصِـلُ .يَكْتُـبُ .يَجْتَهِـدُ،)dhamantod mesha u danbaysa waa godan tahay godkaasi waa damo,

 Waa Ficil Mudaaric Marfuuc Wacalamatu rafcihii Dama.
Waa ficil mudaaric macnaha godan calaamada uu ku godan yahayna waa damadaas gadaal ka muuqata.
 
Laakin hadii gadaal ay kala xiriiraan sida alif woow iyo ya (و ا ي) waxaa la dhahaa afcaasha 5ta ah waxaa raacaya (ن ) nuun ayaa racaya
_______________________________________________________________________________________________________________
**Tusaale:
1. (يَكْتُـبُ) markii hore sidaan ayeey ahayd waxaa racay alif iyo nuun hadaba nuunkaan wuxu wakil ka yahay damadii godniinka ahayd (يَكْتُـبان) hadaba godniinku markaan waa nuunka oo waxaad ledahay waa ficil mudaaric oo marfuuc ah calaamada uu ku rafcisanyahayna waa nuunta ku sugan
*Ficil mudaaric marfuucun wacalaamatu rafcihii thubuutu nuuni
 2. Hadii ay gadaal ka raacdo(و) woow(يَكْتُـبون) gadaal waxaa ka racay woow isla sidii ayaad maraysaa ficil mudaaric marfuucun bithubuuti nuuni.
3. Hadii (ي) yada ay ka gadaal martana waa isla sida (يكْتُـبين) oo waxaad ledahay wuxuu ku godana yahay nuunta gadaal uga sugan Ficil Mudaaric Marfuucun Wacalaamatu rafcihii Thubuut nuuni,
________________________________________________________________________________________________________________
Hadaba halkaas waxaa ku soo dhamaday marka la godayo waxan bilaabaynaa marka la kordhigayo

*Waxaan bilaabaynaa marka la kor dhigayo oo la dhoho mansuub:
Mansuub waa kordhaw Calaamada asalka ah ee uu leyahayna waa fatxo(بَ) kordhiga saran bada waxaa la dhahaa fatxa
*Hadaba arday yahow ogsoonoow ficilka mudaaric waxaa la kor dhigaa markii ay ka hor marto xarfaha.. ( أن.. لن .. ) ayaan caway baranaynaa hadii ficilki mudaaric ee aad soo baratay ka hor marto labadan erey wad kor dhigysaa oo fatxa ayaad ku kor dhigysaa hadii aysan gadaal waxba kala socon laakin hadii woow alif iyo ya ay kala socoto waa afcaashi 5ta waxa la jarayaa nuunta.

1. Hadaba ila eeg ayad quranka suratu nisaa kujirta yukhafifa wa ko dhigan tahay maxa ko dhigay waa Anta(أن) ka hor martay
يُرِ‌يدُ اللَّـهُ أَن يُخَفِّفَ عَنكُمْ
2. Hadaba ayadaan kale ee suuratu xaj ee yukhlifa maxaa kor dhigay waa lanta(لن) ka hor martay
وَلَن يُخْلِفَ اللَّـهُ وَعْدَهُ
3. أَنْ يَكْثُرَ yakthira maxaa kor dhigay waa Anta ka hor martay
4. أنْ تطيعَ caynka maxaa kordhigay waa Anta ka hor martay
5. أنْ تصيرَ tasiira rada max kor dhigay waa Anta ka hor martay
6. لن يغضَبَ Sidaad oo kale yaqdaba maxaa kor dhigay waa lanta ka hor martay
7. لن أضربَ Adriba maxaa kor dhigay wa lanta ka hor martay
8. أَنْتُمَا لَنْ تَفُوزَا Labadiinu ma guulaysanaysaan tafuuzaa maxaa kor dhigay waa lanta ka hor martay.

**Hadaba ficilka mudaaric hadii aysan gadaal waxba kala xiririn sida woow alif yaa oo la isku dhoho afcaalul khamsa lantana ay ka hor marto ama An- waa la kor dhigayaa waxaa lagu kordhigayaa fatxada gadaal ka muqata.
________________________________________________________________________________________________________________
 
Halkaan waxaan ka galaynaa hadii gadaal ay wax ka racaan sida woow alif iyo ya oo la isku dhoho afcaasha 5ta ah

 1. لَنْ تَفْعَلَانِ Markii hore waxay ahayd lantafcalaani nuunkii waxaa cunay lanta
   *Waxaad ledahay waa ficil mudaaric mansuub wacalamatu nasbihii xadfu nuun macnaha wa ficil mudaaric oo kor dhigan calaamada uu ku kor dhigan yahayna waa nuunta maqan.

2. أَنْتُمَا لَنْ تَفُوزاَ labadiinaan guulaysan maysaan . markii hore waxay ahayd tafuuzaaani laakin lan ayaa soo gashay oo jartay niintii lantafuusaa kaliya ayeey noqotay 

3. أَنْ يَعِيشَا in ay wada nooladaan markii hore waxay ahayd yaciishaani –An ayaa ka hor martay nuunkii waa la jaray yaciishaa bes ayeey noqotay 

4. أَنْ تُقْبِلُوا markii hore waxay ahayd taqbaluuna –nuuntii waa la cunay waxaa cuntay Anta horay ka gashay waxay noqotay –Taqbaluu bes ah

5. أَنْ يُرَاجِعُوا markii hore turjacuuna ayeey ahayd an ayaa horay ka gashay nuunkii wa la cunay yaa cunay anta hore ka gashay

6. أَنْ تَدْرُسِي markii hore tadrusiina ayeey ahayd nuuntii wa la cunay yaa cunay Anta horay ka gashay waxay noqotay –tadrusii bes ah
_______________________________________________________________________________________________________________________
Ardayahow guul ayaad gartay madama aad baratay labo arimood:

1.Waxaad baratay ان ولن An Wa Lan ficilka mudaric ee gadaal aysan waxba kala socon fatxa ayeey ku kor dhigayaan لن أضربَ ficil mudaaric mansuubin bin-Lan Wacalamatu nasbihi fatxa.

2. waxaad kalo baratay ficilka mudaric hadii gadaal ay ka racdo woow alif ama ya oo la isku dhoho afcaasha 5ta ah hadii ay horey ka marto An Ama Lan ان ولن ogoow in la jarayo nuunkii markii hore la gu godi jiray oo mesha ay ka ahayd tafcaluuna nuunkuu waxaa cunysa anta ama lanta waxayna naqunysaa tafcaluu bes ah sida أَنْ تُفعِلُواeeg tafcaluu bes ah weeye markaan-
_______________________________________________________________________________________________________________________
Allahu akbar waa labadaas oo kaliya casharkeeni caway:
Hadaba

تَفْعَلِينَ، مِثْلَ:
يَا هِنْدُ إِذَا رَغِبْتِ فِي إِتْقَانِ اللُّغَةِ الْعَرَبِيَّةِ فَعَلَيْكِ أَنْ تَدْرُسِي النَّحْوَ.
فَالْفِعْلُ "تَدْرُسِي" فِعْلٌ مُضَارِعٌ مَنْصُوبٌ، وَعَلَامَةُ نَصْبِهِ حَذْفُ النُّونِ الَّتِي كَانَتْ فِي آخِرِهِ قَبْلَ أَنْ تَدْخُلَ عَلَيْهِ أَدَاةُ النَّصْبِ، وَأَصْلُهُ"تَدْرُسِينَ".

2 تَفْعَلَانِ، مِثْلَ:
أَنْتُمَا لَنْ تَفُوزَا حَتَّى تَجْتَهِدَا.
فَقَدْ جَاءَ الْفِعْلَانِ "تَفُوزَا" وَ"تَجْتَهِدَا" مَنْصُوبَيْنِ، وَعَلَامَةُ النَّصْبِ فِي كُلٍّ مِنْهُمَا هِيَ حَذْفُ النُّونِ. وَأَصْلُهُمَا قَبْلَ النَّصْبِ: "تَفُوزَانِ" وَ"تَجْتَهِدَانِ".

3 يَفْعَلَانِ،مِثْلَ:
أَتَمَنَّى لِخَالِدٍ وَسَالِمٍ أَنْ يَعِيشَاحَيَاةً سَعِيدَةً.
فَقَدْ جَاءَ الْفِعْلُ الْمُضَارِعُ "يَعِيشَا" مَنْصُوبًا، وَعَلَامَةُ نَصْبِهِ حَذْفُ النُّونِ، وَأَصْلُهُ قَبْلَ أَنْ تَدْخُلَ عَلَيْهِ أَدَاةُ النَّصْبِ: "يَعِيشَانِ".

4 تَفْعَلُونَ، مِثْلَ:
عَلَيْكُمْ أَيُّهَا الشَّبَابُ أَنْ تُقْبِلُواعَلَى التَّعَلُّمِ.
فَـ"تُقْبِلُوا" فِعْلٌ مُضَارِعٌ مَنْصُوبٌ، وَعَلَامَةُ نَصْبِهِ حَذْفُ النُّونِ، وَأَصْلُهُ قَبْلَ النَّصْبِ: "تُقْبِلُونَ".

5 يَفْعَلُونَ، مِثْلَ:
يَدْعُو الْمُدَرِّسُونَ الطُّلَّابَ إِلَى أَنْ يُرَاجِعُوادُرُوسَهُمْ.
حَيْثُ جَاءَ الْفِعْلُ الْمُضَارِعُ "يُرَاجِعُوا" مَنْصُوبًا، وَعَلَامَةُ نَصْبِهِ حَذْفُ النُّونِ، وَأَصْلُهُ قَبْلَ النَّصْبِ: "يُرَاجِعُونَ".
___________________________________________________________________________________________________________________________
 HOMEWORK :
Istijaabi in aad fahantay
1*Ayadahaan Quraanka iyo axadstahoos yaala ka soo saar xarfaha ay kor dheeg an ama lan:
2*Ogsoonoow marna fatxadii cadiga ahayd ee kordhiga ayeey mansuub ku tahay
3*Marka labaad nuuntii oo maqan ayeey mansuub ku tahay oo ah xadfu nuuni
4*Markale. Marna fatxadii cadiga ahayd ayeey mansub ku tahay marna nuuntii oo la cunay yaa cunay ayeeyo dadqalato Lan iyo An labadas cunay Mansuubun bi xadfi nuuni weeye waxay ka nasbisantahay nuunta maqan.

Hadaba biloow tijaabada hoosna ku soo qor komonetiga habayn danbe ayaa la isi siin doona abaal marinta oo la soo daynayaa
Haye isku day geesi geesiyad yaa qaday ya fahmay Allahu Akbar:

  1. ﴿لَنْ تَنَالُوا الْبِرَّ حَتَّى تُنْفِقُوا مِمَّا تُحِبُّونَ﴾(آل عمران: 92)

  1. ﴿إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَنْ تُغْنِيَ عَنْهُمْ أَمْوَالُهُمْ وَلَا أَوْلَادُهُمْ مِنَ الله شَيْئًا وَأُولَئِكَ هُمْ وَقُودُ النَّارِ﴾(آل عمران: 10)

  1. ﴿وَرَبَطْنَا عَلَى قُلُوبِهِمْ إِذْ قَامُوا فَقَالُوا رَبُّنَا رَبُّ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ لَنْ نَدْعُوَ مِنْ دُونِهِ إِلَهًا لَقَدْ قُلْنَا إِذًا شَطَطًا ﴾(الكهف: 14)

  1. ﴿فَرَدَدْنَاهُ إِلَى أُمِّهِ كَيْ تَقَرَّ عَيْنُهَا وَلَا تَحْزَنَ وَلِتَعْلَمَ أَنَّ وَعْدَ الله حَقٌّ﴾ (القصص: 13)

  1. قالَ رسولُ الله صلى الله عليه وآله وسلم: "لن يغضَبَ ربُّ العزّةِ على مَن كانَ في قلبهِ مخافةٌ".

  1. "اصبرْ على أعداءِ النِعَمِ فإنّكَ لنْ تكافيَ

  1. بأفضلَ منْ أنْ تطيعَ الله فيهِ"
.
  1. : "من فسادِ الدينِ وفسادِ أهلِ الدينِ أنْ تصيرَ الأموالُ إلى من لا يؤدّي فيها الحقَّ
 
 
 
 
qaabka cementska
  magacaga :-------- 
  @mailkaaga:- ----------------
  websetka qolka saan ah  http://somalislamic.net
 codka gali kadib add comonty

wixi ka qaldama la xiriir

salmaan farxaan or cabdiladif
kala bixidu wa caway

 

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip