Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad

2
Thursday January 23, 2014 - 07:34:41 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 9163
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 7
  • 22 5
  • Share via Social Media

    Barashada Cilmiga Naxwaha Mustawaha 1aad

    المستوى الاول في علوم النحو

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

المستوى الاول في علوم النحو
Ku Baro Mustawaha Kowaad Ee Naxwaha Iyado Laguu Fududeeyay oo Somali Ahaan lagaaga Dhigay...
 الْفِعْلِ

Ficilku wa maxay?


Ficilku waa fal ama action am verb waa wax dhacaya ama dhici dona ama wixii laqabto ama laqaban dono
Ficilka iyo isimka waxaa lagu kala gartaa isimku oo magaca ah malahan wakhti laakin ficilku wuxuu u bahan yahay wakti tusaale
Maxamed waa tagay
Kee ficl ah kee isim ah?
Muxamed waa isim magic waatagayna waa ficilkii
Waxaad kugaranaysaa maxamed uma bahna wakhti laakin waa tagay waxaad ka fahantay waa wakhti la soo dhafay
Hada si aad u kala barato kala saar labadan kee magic ah kee ficil ah
(Foosiyo –weeydadaashay)
(Shucayb-Wuusafray)
Siciido- maydhalin
Wiilkii wuuhurdaa
Gabadhii weeytoostay
Caruurtii waadhargeen
Odaygii walabistay
Quraankii-waanbartay
Naxwihii-waanfahmay
Cilmiga waan jeclahay
Caruurta-waankoriyaa
Carashkii mabilaaban
Tafsrkii madhamaan
Webka-magalin
Hadaba jawaabta diyaarso iyo midkasta waxaad ku garatay iyo sidoo kale ficilka nooca uu yahay mid takay iyo mid soo socda wuxuu yahay
Hadaba waxaad kala baratay ficilka iyo ismika ficilka wuxuu u bahanyahay wakhti soo socda ama tagay ama hada joga laakin magacu waxba uma bahna
Calaamada labaad ficilka waxaa lagu gartaa wuxuu qadan karaa 4kalmadood afartaas mid ah haduu qato waa ficil afartaan maqaadan karaan oo magalaan isimka
Wana sidaan
1 السِّينُ
سَـيَفْرَحُ الْمُجْتَهِدُ عِنْدَ الِامْتِحَانِ.
فَكَلِمَةُ "يَفْرَحُ" فِعْلٌ، وَعَلَامَةُ الْفِعْلِ فِي هَذِهِ الْكَلِمَةِ هِيَ السِّينُ.
Yafraxu waa ficil maxad ku garatay siinka horay uga jira
2سَوْفَ:
 سَوْفَ تعلمون taclamuuna wa ficil madama soowfa horay kujirto
3 قَدْ
قَدْ أَفْلَحَ الْمُؤْمِنُونََ. قَدْ يَنْزِلُ الْمَطَرُ.
فَـ"أَفْلَحَ" aflaxa iyo yanzilo waa ficil madama qad ayqadankaraan
4 تَاءُ التَّأْنِيثِ السَّاكِنَةُ:
Taada reeban ee gabdhaha gadaal ayeeyna ka gasha tusale
فَازَتْ مَرْيَمُ بِالْجائِزَةِ.
Maryama waxay ku gulaysatay jaaizadii
Hadaba faazat waa ficil waxaad ku garatay tada gadal ka gashay markii hore waxay ahayd faaza besa taa aya gadal kamartay
Hadaba waxaad soo qadataa hal magic iyo hal ficil waxaad horay ku eegtaa sedexda horey gala iyo xabada gadal gashaa ficilku wu qadanayaa lakin isimku maqadanayo
قَالَـتْ أَوْ قَدْ قَالَ. Laakiin labadaas mna magic maqadanayaanid
: سَـيَكْتُبُ أَوْ سَوْفَ يَكْتُبُ wa suuragal in aad dhado yaktubu bes ama soowfa yaktubu
Laakin bal alkitaab isku day in aad ka hor mariso hadaba afartii erey (Qad) soowfa ) siin iyo taa> waxaad ku tijaabisaa hal magic
الْكِتاب
: سَـالْكِتابُ، وَلا سَوْفَ الْكِتابُ، وَلا الْكِتابُتْ وَلا قَدْ الْكِتابُ
Hadaba waxaad haysataa laba calaamadood oo wawayn oo aad ku kala garan karto ficilka iyo isimka oo magaca kan kobaad ficilku wuxuu u bahan yahay wakhti tagay ama soo socda ama hada tagan isimkuse waxba uma bahna waa uun edo xaliimo jugguj meshada jog cml
Hadaba ardayahow ogsoonoow ficilku wuxuu u qabsama 3qaybood
Ficiltagay ماض
Mudaaruc wax soo socda مضارع
Wax hada lagu amrayoأمر
Hada ogsoonoow ficilkasta 2qodob eek ore ayuu u baahan yahay.
Hadaba waxaan qadayynaa ficilka madi koow
Dhamaan erayadaan waa ficil tagay
Gadaal waxaa ka saran fatxo weey wada kor dhigan tahay
1. كتب =Kataba=Wu qoray كتيت weey qortay
2. , نام =Naama=Wu sexday نامتweeysexatay
3. فعل=Facala=Wuu sameyay فعلت weeysamaysay
4, , ضرب=daraba= Wuu Garacay ضربت weygaracday
5. شرب=Shariba Wu Cabay . شربت weeycabtay
6. غسل=Qasala=Wuu Dhaqay. Ama qubaystay غسلت wey dhaqday
2. 7. اكل=Akala=Wuu Cunay أكلت weey cuntay
8 جاء=Ja’a= Wuu Yimid -------- intaas gadale ee (call) wa ti gabdha.
,9. سرق=Saraqa= Wuu Xaday
10. استيقظ=Isteyqada= Wuu toosay
11. عاد=Caada= Wuu Solabtay
12. , فتح= Fataxa=Wuu Furay
13. , خرخ=Kharaja= Wu Baxay
14. ركب= Rakiba=Wu fulay
15 . حمل=Xamala= Wuu Qaday
16. ,فهم=Fahama= Wuu Fahmay .
17, تبع,=Tabica= Wuu Racay .
18 رجع=Rajaca= Wuu Solabatay
19. ,ظن=Dana= Wuu Maleyay
20. ,نجح=Najaxa= Wuu Libanay.
21. نظرا=Nadara= Wuu Egay
22. ,قتل=Qatala= Wuu Dilay ,
23. ,كتم=Katama= Wuu Qariyay
24,حضر=Xadara= Wuu Xadiray.
25, ,اخذ =Akhada= Wuu Qatay
26. ,طواف=Dawafa= Wu dawafay
27. عرف=Carafa= Wu Gartay .
28 سرع=Saraca= Wuu betray
29. وجد=Wajada= Wuhelay
30,ذكرا=Dakara= Wuu Xasustay
31.شرب shariba wuucabay
32. دهب dahaba
33 . ترك taraka wuutagay
34 سافرsafara wuusafray
35. علم calima wuogaday
36 . فهم fahima wuufahmay
37. نجحnajaxa najaxay
38. فازfaaza wuugulaystay
39. ماتmaata wuudhintay
40. نطرnadara wuueegay
41. سمعsamica wumaqlay
42. ضرب daraba wuugaracay
43. إستغفر istaqfara wuudanbidhafdalbaday
44. أطاعdaaca wuu adecay
45. قالqaala wuxu yiri
46 خافkhaafa wuubaqay
47.جعل jacala wuuyelay
48. تاب wuutobadkenay
49أمن amana wuurumeyay
50حسب xasiba wuumaleeyay
51. كان kaana wuu ahaaday
52 .زوج sawaja wuu guursaday
53. حفظْ xafitha wuu xifdiyay
54. خلق wuu abuuray
55 أخر akharra wuudibdhacay
56. قدم qadima wuu hormaray
57 سارع saaraca wuu dhaqsaday degdegay
58. دخل dakhala wuugalay
59 . رجع rajaca wuulabtay
60. قام wuuistaagay
61. جلسwuufariistay
62. راح wuubaxay hadii aygabar tagay gadaal ayaat ت uga daraysaa قامت waad garankartaa calamada ficilka un ay tahay tada
63. كرر karara wuukucelceshayMarka la icraabayo waa isku wado
Ficil maadi mabniyun calal fatxa laa-maxala lahu minal icraab
Hadaba ficilkaasi waa ku tagay oo maadiga ahaa
فعل مضارع
Ficilka mudaaric waxaa lagu gartaa oo ficilka so socda ah 4 erey
In midkood ka hor marto oo kala ah sidan أ- ن- ي- ت
Oo lagu jamciyo anaytu
____________________________________________________________________________________________________
Hadaba ficilada kor yaala ee maadiga ah midwalba 4 jawabood ka keen
Tusaale
Kataba wa ficilmadi wuu qoray
yaktubu ficil mudaaric
naktubu ficil mudaaric
aktubu ficil mudaaric
taktubu ficil mudaaric
tusaale كتب
أكتبُ- نكتبُ- يكتبُ- تكتبُ.
Icraabta yaktubu
Ficil mudaaric marfuucun wacalaamatu rafcihii damatun dahiratun fii akhirihii
Yaktubu waa ficil mudaric macnaha soo socda marfuucun oo godan wacalamatu rafcihii calamada uu ku godan yahayna waa damo gadaal ka muuqata
________________________________________________________________________________________________________

HomeWork: 

1:  Ficilku wa maxay?                                                                                                           (2 points)

2: Ficilka meeqo Ayuu u qeybsamaa?                                                                             (3 points)

3: Sheeg Calaamadaha Lagu Garto Ficilka?                                                                  (3 points)

4: ذَهَبَ مٌحَمدٌ  Kee ficl ah kee isim ah?                                                                            ( 1 point)   

5:Ficil Mudaaric maxaa lagu gartaa?                                                                           ( 1 point)

6:Ficiladaan Soo Socda ee maadiga ah  waxaa U badashaa Mudaaric mid walba oo 4 jawaabood ka keen kiiba Sida tusalaha Kore ee Kataba looga dhigay mudaaric                                                 (10 points)

1. فعل
2. دخل
3. نجح
4. سمع
5. رجع

6:Icraab Kalimadahaan soo socda:                                                                         ( 10 points)
 
1.  ضرب
2. يَقومُ
3. يَعلمٌ
4. حفظْ
5. يَفتَحُ
                                                                                                                            Total Mark : 30 Points
__________________________________________________________________________________________________________

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip