Isniin: Cilmiga Naxwaha darsiga 3aad
وللأفعال من ذلك – الرفع – والنصب- والجزم
Ficilku Sedex Xaalo Xaalad Waa La Kodaa Marfuucun ---- الرفع
Xaalada Labaadna Waa la Kordhigaa Mansuubun---- النصب( (فَ)fadaan wa kordhigan tahay
Xaalada Sedexaadna Waa La reebaa Majzuumun ----- نْ الجزم
Casharkeena Caway Waa Xaalada La Kodo Marfuucun دُ الرفع
Laba Xaaladood Ayaa La Godaa Mar Waxaa Lagu
Godaa Damo oo ah godniin cadi ah دُ godniinka daalkaan saran ayaa la
dhaha daamo waana marka gadal aysan waxba ka racin
Ficilka mudaaric 2 jeer ayaa la godaa mar waa
Mar waxaa lagu godaa damooo ah godnuun يُرِيدُ yuriidu waa marfuuc calamada ay ku rafcisantahayna waa damada ama godaalka gadaal ka muuqda ficilkaas mudaaric oo godan waxaa shardi ah in gadaal aysan waxba kala xiriirin horayna aysan ga galin xarfaha wax kor dhiga ama wax reeba
Marka labaad ee uu marfuuca yahay ficilka mudaaric waxaa lagu rafcinayaa nuun oo wakil ka ah rafcada sida damada ay wakil uga ahayd 5 jeer ayaana ficilka mudaaric nuuntaan lagu rafciyaa waxaana la dhahaa afcaasha 5ta ah
يفعلان
تفعلان
يفعلون
تفعلون
تفعلين
Qolodaan shanta ah waxa la dhaha afcaasha shanta ah ficilkii mudaaric ayaa gadaal waxaa kala xiriiray damirka labada ah iyo damiirka raga badan iyo damirka dumarka badan
Casharkeena guud ee caway intaan ayuu ku sabsanaan doonaa
الرفع godaaal
الضمة godniin oo ah wakilka kobad e rafcada
النون nuunkaan waxbuu rafciyaa asagana wuxu wakil ka yahay rafcada amaba damada ki ku fudud qado.
Ficilka mudaaric waxaa damada lagu rafciyaa marka gadaal aysan waxba ka raacin sida يُرِيد deelka u danbeeya waa godan yahay bi dama
Sidaas oo kale nuun ayaa lagu rafcinayaa marka gadaal ay ka racaan magacyada badan ee raga ama dumarka ama kuwa laba labada ah waxaa u danbeeynaya nuun
Sharaxaadaan ugu tagi doonaa
Isniin: Cilmiga Naxwaha darsiga 3aad
Waa darsiga Caway oo isnin ah bixi doona