Axad: Cilmiga Naxwaha

0
Saturday January 04, 2014 - 06:27:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4471
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 13
  • 22 2
  • Share via Social Media

    Axad: Cilmiga Naxwaha

    Waa Casharkaan galabta wa la iska rabaa hadaba dhagyso waraq ku qoro hoos waxa taxana u fiirso 2 dugsi iyo wilasha iyo walaha kale qolka wayn joga wa la tartansin dona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Casharkaan galabta wa la iska rabaa hadaba dhagyso waraq ku qoro hoos waxa taxana u fiirso 2 dugsi iyo wilasha iyo walaha kale qolka wayn joga wa la tartansin dona

لكلامُ kalaamka 4 shardi ayu leyahay 4 shardi hadii la helo ayaa la dhaha kalam  wana afrta hoose

: هو اللفظُ  soot cod waxa kabaxaya ishaarada masejka iwm

المُرَكَّبُ isi saar saran laba iyo kabadan

المُفيدُ
in uu wax faaideeyo hadalka oo ay noqoto jumlo dhamaystiran


بالوَضْع
    in luqada carabiga ay tahay

، وأقسامُه ثلاثة:  side noc ayu u qaybsama isim ficil iyo xaraf

اِسمٌ  وفعلٌ،، وحرف


isimka calaamadaha lagu garto#
koow khafdi waa hos dhig

calamada 2aad tanwiin laba kor dhig laba hos dhig iyo laba god

alif iyo laab in ay ka hor gasho

4. xarfaha wax hoos dhiga ee ee hoos ku taxan 9ka xaraf iyo 3da xaraf ee xarfaha dhaarta


فالاسم يعرف بالخفض
، والتنوين
، ودخول الألف واللام
وحروف الخفض. وَهِيَ
: مِنْ
 وإِلَى
وعن
وعلى
 وَفِي
 وَرُبّ
 وَالْبَاءُ
والْكَافُ
وَالَّلامُ ،
 وَحُرُوفُ الْقَسَمِ وَهِيَ
الْوَاوُ
وَالْبَاءُ
التَّاءُ.
xifdi qodobadaan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip